Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Taliye Shub oo sheegay in cadaalad darro weyn ay ka jirto xabsiyada dalka

MUQDISHO (SMN) - Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub) oo ah taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo maanta khudbad ka jeediyay kulan ka dhacay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa ka hadlay arrimaha garsoorka iyo guud ahaan cadaaladda dalka.   Taliye Shub ayaa shaaca ka qaaday in xabsiyada ku yaalla Muqdisho , isla-markaana uu ugu horreeyo xabsiga dhexe ay ka jirto cadaalad darro weyn,...

UN says 3 aid workers die in Somalia in 3 months

MOGADISHU, Somalia - The UN humanitarian agency on Tuesday said that three aid workers died in Somalia between April and June.   The UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said two aid workers perished when their vehicle was swept away by a flash flood in Gabiley district, northern Somalia, while the third one was killed in a coordinated...

AU condemns terrorist attack on military academy in Somalia

MOGADISHU, Somalia - The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has condemned a terrorist attack on a military academy in the capital, Mogadishu, which killed at least 25 soldiers on Monday.   An al-Shabab suicide bomber wearing an explosive vest blew himself up at a military training academy on Monday near the Ministry of Defence, according to a government soldier...

Maxkamadda gobolka oo la horgeeyay agaasimeyaal loo haysto musuq-maasuq

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda gobolka Banaadir, ayaa maanta markale u fariisatay dhageysiga dacwad loo heysto mas'uuliyiin ka tirsan wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, kuwaaasi oo xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka uu ku eedeeyay musuq-maasuq, lunsasho hanti dadweyne iyo ku tagri fal awood xafiiseed.   Mas’uuliyiinta Maxkamaddooda maanta bilaabatay ayaa waxaa ay kala yihiin, Agaasimihii Guud ee wasaaradda...

Duqa magaalada Muqdisho oo xarigga ka jaray xarun muhiim ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale)  ayaa xalay  xarig jaray xarunta Dad-dhigista dowladda hoose Xamar ee degmooyinka qeybta Bari oo laga hirgaliyay degmada Yaaqshiid, xaruntas oo loogu adeegi doono dadweynaha kunool degmooyinkaasi.   Munaasabadan xarigjarka waxaa goob joog ka ahaa Xildhibaano katirsan DFS, Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada maamulka Gobolka Banaadir, Xog’hayaha Guud...

Ra’iisul wasaare Xamza oo ka hadlay weerarkii Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre oo haatan ku sugan dalka Tanzania ayaa ka hadlay weerarkii is-miidaaminta ahaa ee Isniintii lagu qaaday Kuliyadda Jaalle Siyaad oo ku taalla gudaha magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.   Ra'iisul wasaare Xamza ayaa ugu horreyn tacsi u diray ehellada askartii ku geeriyootay weerarkaasi, isaga oo kuwa dhaawac ahna u rajeeyay caafimaad deg-deg...

Wararkii ugu dambeeyay xaaladda cakiran ee maamul goboleedka Puntland

GAROOWE (SMN) - Cabdinuur Maxamed Farey oo kamid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda dowlad goboleedka Puntland ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee maamulkaasi, gaar ahaan khilaafka xoogan ee u dhexeeyo madaxweyne Saciid Deni iyo xubnaha mucaaradka ah.   Farey oo u waramay Shabelle ayaa shaaca ka qaaday in Puntland ay ku jirto xaalad hubanti la'aan ah oo ka dhalatay is faham...

Howlgal ka dhacay degmada Waajid oo lagu dilay 25 ka tirsanaa Al-Shabaab

WAAJID (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya howlgal qorsheysan oo ay maanta ciidamada Xoogga dalka ka fuliyeen duleedka degmada Waajid ee gobolka Bakool.   Howlgalkan oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa lagu beegsaday deegaano dhaca galbeedka degmadaas oo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Al-Shabaab. Saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda ayaa shaaca ka qaaday inay howlgalkan ku dileen 25...

Somali Govt confirms foreign fighters among 25 killed in repelled attack

WAJID, Somalia - Al-Shabaab members were killed in an operation by the Somali National Army in the western areas of the Wajid district in the Bakool region of the Southwest regional government.   A press release from the Somali government said that 25 Al-Shabaab fighters were killed in the operation in the Bakool region, which came following an ambush attack...

Aadan Madoobe oo war kasoo saaray qaraxii Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad

MUQDISHO (SMN) - Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa si kulul u cambaareeyay qarax ismiidaaminta ahaa ee ay shalay Al-Shabaab ku qaadeen Xerada Kulliyadda Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho.   Guddoomiyaha oo saxaafadda la hadlay ayaa marka hore tacsi u diray ehellada askartii lagu laayay weerarkaas oo geystay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac. Sheekh Aadan Madoobe ayaa sheegay in...

WARAR KALE

SoDMA Sends Delegation for Flood Response Training in China

MOGADISHU, Somalia -- Somalia’s disaster management agency (SoDMA) and federal member state relief ministers held a farewell ceremony in Mogadishu for 25 officials who...

JSP oo Musharrax u magacaabay doorashada Galmudug

Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu...

Somalia Sends Disaster Officials to China for Flood Response Training

MOGADISHU, Somalia — Somalia's disaster management agency on Saturday dispatched 25 officials to China for specialized training on flood preparedness and emergency response, as authorities...