Under Secretary Brian Nelson to Travel to Kenya and Somalia
WASHINGTON – Under Secretary of the Treasury for Terrorism and Financial Intelligence Brian Nelson will travel to Nairobi, Kenya, and Mogadishu, Somalia to underscore the U.S. commitment to strengthening financial connections with Africa.
He will discuss strengthening anti-money laundering and countering the financing of terrorism (AML/CFT) frameworks and Treasury assistance for capacity-building in those areas; innovative solutions, including through fintech,...
Egypt condemns attack on army training camp in Somalia
CAIRO - Egypt condemned in the strongest terms the terrorist suicide attack that targeted an army training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday morning.
The attack left a number of Somali army personnel killed and injured, the Egyptian Foreign Ministry said in a statement on Tuesday.
Egypt, its government, and its people expressed sincere condolences and sympathy to the...
Falcelin xoogan oo ka dhalatay go’aanka golaha wakiilada maamulka Puntland
GAROOWE (SMNN) - Golaha wakiilada Puntland oo maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa soo saaray go'aan culus oo ku aadan furista dastuurka maamulkaasi oo ay isku hayaan mucaaradka iyo Saciid Deni.
Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa cod aqlabiyad leh waxa ay ku meel-mariyeen ansixinta wax-ka-bedelka Dastuurka dowlad-goboleedka Puntland.
Waxaa oggol ugu codeeyay 54 mudane,...
Xamza oo la kulmay madaxweyne ku xigeenka Bankiga Adduunka
DAR ES SALAAM (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qaybgalaya Shir Madaxeedka Afrika ee Horumarinta Awoodda Aadanaha ee ka socda magaalada Dar e Salaam, ayaa kulan doceed la yeeshay Madaxweyne Ku Xigeenka Bangiga Adduunka u qaabilsan Bariga iyo Koonfurta Afrika Victoria.
Kulanka ayaa looga wada hadlay xoojinta wada shaqeynta iyo iskaashiga u...
Puntland parliament endorses constitution amendment motion
GAROWE, Somalia (SMN) - The lawmakers of Puntland have voted unanimously to approve a motion which paves the way for an amendment of the state constitution.
During today's session, 54 MPs out of 60 present voted in favor of the amendment while 6 rejected. No abstentions, per the house leadership.
The decision comes as Puntland stakeholders are in deadlock over the amendment...
Somali president attends crucial meeting in Italy
ROME, Italy - President Hassan Sheikh has participated in the leader’s working lunch of five which included Ethiopia, Italy, Djibouti, Somalia and Kenya.
According to the office of the President, the session convened to establish areas of common interest for structured cooperation among the countries.
It is to be recall that President Hassan Sheikh attended the International Conference on Development and...
Madaxweynaha JFS oo ka qayb-galay shir looga hadlayay arrimaha Afrika
ROMA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay kulanka Iskaashiga Talyaaniga iyo dalalka Geeska Afrika oo ay marti-gelisay Ra’iisul Wasaaraha dalka Talyaaniga Marwo Giorgia Meloni.
Shirkan oo ay ku kulmeen dalalka Soomaaliya, Talyaaniga, Jabuuti, Itoobiya iyo Kenya ayaa lagaga arrinsanayey Amniga, dhaqaalaha, ganacsiga iyo maalgashiga,.
Dowladda Soomaaliya ayaa mudnaan siinayso sidii ay iskaashi heer gobol...
Golaha wakiilada Puntland oo ansixiyay wax ka beddalka dastuurka maamulkaasi
GAROOWE (SMN) - Xildhibaanada Golaha Wakiillada Puntland, ayaa maanta cod aqlabiyad leh waxa ay ku meel-mariyeen ansixinta wax ka beddalka dastuurka maamulkaasi, kadib kulan ay ku yeesheen gudaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.
Waxaa oggol ugu codeeyay 54 mudane, waxaa diiday 6 xildhibaan, mana jirin cid ka aamustay, sida uu shaaciyay guddoonka Golaha Wakiilada.
Fadhiga waxaa goobjoog ka ahaa, isla-markaana...
Dhaq-dhaqaaqyo culus oo ka socda duleedka magaalada Laascaanood
LAASCAANOOD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in maanta dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeedo oo ay wadaan ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC laga dareemayo duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolkaasi.
Ilo dadka deegaanka ah ayaa innoo sheegay in xalay, illaa saaka ay labada dhinac ciidamo soo dhoobeen goobaha ay isku horfadhiyaan ee duleedka magaaladaasi.
Xaaladda ayaa ah mid...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuur oo ka qayb-galay shirka QM + Sawirro
ROMA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay shirka Qaramada Midoobey ee la dagaallanka cunto-yarida iyo ka hortagga macaluusha ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay safka hore kaga jirto dalalka ay curyaamisay abaaraha soo laalaabtay.
Madaxweynaha ayaa soo bandhigay fursadaha maalgashi ee dhanka beeraha ee ay hodonka ku tahay Soomaaliya, taas oo haddii la maal-geliyo...











