Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidamada Jubbaland oo howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay deegaanka Kudhaa

Jubbada Hoose, Soomaaliya – Ciidamada Daraawiishta iyo kuwa ka tirsan Nabadsugidda ee dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa maanta howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose.   Howlgalka ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac, waxaana uu yimid kadib markii ciidamada Daraawiishta iyo Nabadsugidda ay weerar ku qaadeen deegaanno la sheegay inay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Al Shabaab, kuwaas oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo Ka Hadlay Muhiimadda Siyaasadda Cusub ee Maareynta Masiibooyinka Qaranka

Muqdisho - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka gudubtay marxaladdii doodaha iyo qorsheynta, isla markaana loo gudbay dhisidda nidaamyo rasmi ah oo wax ku ool u ah ka-jawaabista masiibooyinka.   Wuxuu xusay in Soomaaliya ay si joogto ah ula tacaasho abaaro, colaado iyo saameynta isbeddelka cimilada, sidaas darteedna aan la dhayalsan karin...

Somalia Moves to Build Formal Disaster Response Systems, Agency Chief Says

Mogadishu, Somalia – Somalia has moved beyond the stage of debate and planning on disaster management and is now building formal systems capable of responding effectively to emergencies, the head of the country’s disaster management agency said.   Mahmoud Moallim Abdulle, commissioner of the National Disaster Management Authority, said Somalia frequently faces droughts, conflict and the growing impacts of climate change,...

Soomaali ku nool Mareykanka oo dacwad ka gudbisay go’aanka Trump

Boston, Mareykanka - Qaar ka mid ah muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Mareykanka ayaa dacwad sharci ah ka gudbiyey maamulka Madaxweyne Donald Trump, iyagoo ka soo horjeeda qorshaha lagu soo afjarayo maqaamka dhowrista kumeel-gaarka ah ee loo yaqaanno TPS, kaas oo saameynaya in ka badan kun qof oo Soomaali ah.   Dacwaddan oo Isniintii shalay oo ay taariikhdu ahayd 9-ka...

Chad closes Sudan border to prevent spillover from war

N’DJAMENA — Chad has officially closed its border with Sudan, saying the move is aimed at preventing the three-year conflict in its eastern neighbour from spilling into its territory, authorities said.   The government said it continues to maintain a neutral stance in the war between Sudan’s army and the paramilitary Rapid Support Forces (RSF), which has devastated large parts of...

Jubaland president meets AFRICOM special operations commander to boost anti-Al-Shabaab push

MOGADISHU — Jubaland President Ahmed Mohamed Islam met with a visiting delegation led by the U.S. Africa Command’s Director of Special Operations, Major General Claude K. Tudor Jr., to discuss strengthening security cooperation and accelerating efforts against the Islamist militant group Al-Shabaab, officials said.   The meeting, held at the president’s office in Jubaland, focused on enhancing joint security coordination, expanding...

Somalia labour minister meets WFP delegation to boost social protection programmes

MOGADISHU — Somalia’s Minister of Labour and Social Affairs, Prof. Salim Caliyoow Ibrow, held talks with a delegation from the World Food Programme (WFP) in Mogadishu tostrengthen cooperation on social protection and support for vulnerable communities, the ministry said.   The meeting, held at the ministry’s headquarters, focused on expanding joint programmes aimed at improving social safety nets, assisting vulnerable populations...

Chad oo Xiratay Xadka ay la Wadaagto Sudan si looga Hortago Fiditaanka Dagaalka

N’Djamena, Chad – Dowladda Chad ayaa si rasmi ah u xirtay xadka ay la wadaagto Sudan, iyadoo sheegtay in tallaabadan looga gol leeyahay in laga hortago in dagaalka ka socda Sudan uu ku fido gudaha dhulkeeda. Chad waxay weli ku adkeysanaysaa inay dhexdhexaad ka tahay colaadda saddex sano jirsatay ee u dhaxaysa ciidanka dowladda Sudan iyo xoogagga ee (RSF).   Dagaalka...

Madaxweynaha Jubaland oo la kulmay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee AFRICOM

Kismaayo – Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee AFRICOM, Maj. Gen. Claude K. Tudor Jr., iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho ku yimid Jubaland.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinaca amniga, dardargelinta wada shaqeynta la-dagaallanka Al-Shabaab, iyo taageerada howlgalada lagu xaqiijinayo xasilloonida deegaannada Jubaland. Taliyaha AFRICOM ayaa bogaadiyay...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo la kulmay wafdi ka socday Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP)

Muqdisho  – Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Salim Caliyoow Ibrow, ayaa xafiiskiisa Wasaaradda ku qaabilay wafdi ka socday Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP).   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo WFP, gaar ahaan horumarinta barnaamijyada ilaalinta bulshada, taageerada dadka nugul, iyo dadaallada lagu xoojinayo badbaadada iyo...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...