Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Maydka wiil dhalinyaro ah oo laga helay balli ku yaal degmada Galdogob

GALDOGOB (SMN) - Wararka naga soo gaaraya Mudug ayaa sheegaya in maanta maydka wiil dhalinyaro ah laga helay balliga Laasaha oo ku yaal degmada Galdogob ee gobolkaasi.   Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Shuceyb Daahir Jaamac, kaas oo ay da’diisu aheyd 16 sano jir, sida ay innoo sheegeen qaar kamid ah dadka deegaanka. Ehellada marxuumka ayaa maalmihii dambe raadinayay wiilkooda, balse...

Muxuu Wasiir Cilmi Maxamuud ka yiri xilka qaadistii lagu sameeyay?

MUQDISHO (SMN) - Wasiirkii hore ee maaliyadda Soomaaliya, Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo war qoraal ah soo saaray ayaa ka hadlay xilka qaadistii xalay lagu sameeyay.   Cilmi ayaa sheegay in sharaf u aheyd inuu noqdo wasiirka maaliyadda xukuumadda Soomaaliya, isaga oo shaaciyay inuu wax ka qabtay dib u habeynta maaliyadda. Sidoo kale waxa uu tilmaamay inuu soo dhaweynayo wasiirka cusub ee...

Mas’uul ka tirsanaa Somaliland iyo ciidamo uu watay oo ku biiray SSC

LAASCAANOOD (SMN) - Guddoomiyihii hore ee gobolka Sool, Cabdiqani Jiidhe ayaa ku dhawaaqay inuu gebi ahaan uu isaga baxay Somaliland, sababo la xiriira dagaalka weli ka socda magaalada Laascaanood.   Cabdiqani oo wata ciidamo fara badan ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay duleedka magaalada, halkaas oo uu kula hadlay warbaahinta, wuxuuna cafis weydiistay guud ahaan dadka deegaanka ee SSC-Khaatuma. Sidoo kale waxa uu...

R/W Xamza oo magacaabis iyo isku shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiirada

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa  xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.   Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre: Markii uu arkay qodobka 97aad farqadiisa 3-aad ee Dastuurka KMG ah, Markii uu arkay qodobka 98aad farqadiisa 2-aad ee xarfaha A & B ee...

Madaxda SODMA iyo Bisha Cas Turkey oo ku kulmay Muqdisho

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa Maanta xarunta dhexe ee SoDMA ku qaabilay Wafdi uu hugaaminaayey Agaasimaha Cusub ee Bisha Cas Turkiga ee Soomaaliya Niyazi kalaycı,waxaana kulankan qeyb ka ahaa Agaasimihii hore Hassan celalettin iyo Masuuliyiin katirsan Hay’adda Maareynta.   Kulanka ayaa looga hadlay dardargalinta xiriirka iyo wada shaqeynta labada hay’addood,Tababarida shaqalaha ka howgala...

Military official: Govt forces raid Al-Shabaab hideout in central Somalia

BELEDWEYNE, Somalia - Somali forces acting on intelligence raided a hideout of Al-Shabaab in the Hiran region, triggering an intense shootout, the country’s military said.   First Lieutenant Abdirashid Jelow, speaking to Radio Shabelle confirmed that fighter jets were involved in the offensive against Al-Shabaab in Beero-Yabal outside Bulo-Burde city. He added that the SNA with the help of Ma'wisley, a clan...

Agaasime cusub oo loo magacaabay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda

MUQDISHO (SMN) -Wasiirka Amniga Gudaha xukuumadda federaalka ayaa maanta Agaasime KMG ah u magacaabay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya.   Wasiir Maxamed Cali Doodishe ayaa xilkan u magacaabay Mudane Axmed Siciid Maxamed oo ah wiil dhalinyaro ah. Sidoo kale hay'adaha dowladda ee ay quseyso magacaabistan ayaa waxaa la faray inay la shaqeeyaan  Agaasimaha KMG ah ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya. Si kastaba, Tallaabadan...

R/W Xamza oo kulan la yeeshay madaxda Wasaaradda Korontada iyo Biyaha

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo sii wada kulamada la xisaabtanka Wasaaradaha, ayaa maanta su’aalo ku saabsan waxyaabaha u qabsoomay iyo kuwa u qorsheysan wax ka weydiiyey Wasaaradda Korontada iyo Biyaha.   Wasiirka Wasaaradda Korontada iyo Biyaha Mudane Jaamac Takhal Cabbaas, iyo masuuliyiinta kale ee wasaaradda ayaa si faah-faahsan Ra’iisul Wasaaraha ugu soo...

Al-Shabaab attacks Ethiopian convoy in Somalia

HUDUR, Somalia - Al-Shabaab fighters ambushed a military convoy carrying Ethiopian forces in besieged Bakool region on Saturday, authorities said.   The attack started with an IED which hit one of the pickup trucks in the convoy, leading to a confrontation between the attackers and the ENDF soldiers, which raged on for an 1 hour. Details of the casualty figures on...

Fire razes down property worth millions in Jigjiga Market

JIGJIGA, Ethiopia - Property worth millions of dollars was destroyed last night in another massive fire that razed down the market stalls in Jigjiga, the capital of the Somali regional state in eastern Ethiopia.   The cause of the fire that engulfed the Taiwan market has not been disclosed, but officials said the damage is so extensive as 933 shops...

WARAR KALE

Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed ee loosoo gaabiyo (CSHRD)

Muqdisho, Soomaaliya – Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (CSHRD), ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Xarunta Hormarinta Qoyska Guryasamo ku qabatay magaalada Muqdisho, taas...

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah, kuna dhaqaaqday casriyeyn taariikhi ah...

Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in Soomaaliya ay si rasmi ah ugu biirtay...

Somalia Accedes to Fifteen International Maritime Conventions and Legal Instruments in a Historic Modernization...

Mogadishu, Somalia – The Ministry of Ports and Marine Transport today announced the decision of the Federal Republic of Somalia to accede to Fifteen...