Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia’s president attends East African Community summit in Tanzania

Arusha, Tanzania – Somali President Hassan Sheikh Mohamud took part in the 25th Ordinary Summit of Heads of State of the East African Community held in Arusha, Tanzania, where regional leaders discussed strengthening cooperation and accelerating economic integration.   The summit brought together heads of state and government from member countries of the regional bloc to review progress and chart the...

Ugu yaraan 23 qof oo ku dhintay fatahaado ka dhuftay magaalada Nairobi

Nairobi, Kenya – Ugu yaraan 23 qof ayaa ku dhintay fatahaado degdeg ah oo ka dhacay magaalada Nairobi, kadib roobab culus oo ka da’ay habeenkii Jimcaha ilaa Sabtidii, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta.   Shaqaalaha gurmadka ayaa Sabtidii ka soo saaray maydadka dadka ku dhintay fatahaadda, iyadoo biyuhu ay qaadeen tobanaan gaari. Fatahaadda ayaa sidoo kale saameysay duulimaadyada garoonka diyaaradaha ee Jomo...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galay Shir Madaxeedka 25-aad ee EAC

Arusha - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hassan Sheikh Mohamud, ayaa ka qeyb galay Meertada 25-aad ee Shir Madaxeedka caadiga ah ee Madaxda Bulshada Bariga Afrik, kaas oo lagu qabtay magaalada Arusha ee dalka Tanzania.   Shirkan oo ay ka soo qeyb galeen hoggaamiyeyaasha dalalka xubnaha ka ah ururka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga gobolka, dardargelinta isdhexgalka dhaqaale iyo fududeynta...

Somalia Launches National Cyber Incident Response Center – SOMCIRT

Mogadishu, Somalia – 7 March 2026 — The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, H.E. Hamza Abdi Barre, today inaugurated the Somalia Computer Incident Response Team (SOMCIRT), marking the establishment of Somalia’s first national center dedicated to coordinating the prevention, detection, and response to cybersecurity incidents.   Speaking at the launch ceremony, Mr. Mustafa Yasin Sheikh, Director General of...

US, Egyptian Foreign Ministers Discuss Horn of Africa Security, Somaliland Issue

WASHINGTON — Marco Rubio, the U.S. secretary of state, held a phone call with Badr Abdelatty, Egypt’s foreign minister, to discuss security developments in the Horn of Africa and ongoing tensions in the Middle East, officials said.   During the conversation, Abdelatty stressed the importance of respecting the unity, sovereignty and territorial integrity of Somalia, reiterating Egypt’s opposition to any recognition...

Somali President Arrives in Tanzania for East African Community Summit

ARUSHA, Tanzania — Hassan Sheikh Mohamud, the president of Somalia, received a warm welcome in Arusha on Saturday as he arrived to attend the 25th annual summit of leaders of the East African Community (EAC).   The summit, held in Tanzania, brings together heads of state and senior officials from member countries to discuss regional cooperation and integration. During the meeting, President...

Soomaaliya oo Daahfurtay Xarunta Ka-Jawaabidda Xaaladaha Deg-degga ah ee Amniga Saaybarka (SOMCIRT)

Muqdisho, Soomaaliya – 7 Maarso, 2026 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Xarunta Ka-Jawaabidda Xaaladaha Deg-degga ah ee Amniga Saaybarka (SOMCIRT), taasoo astaan u ah hirgelinta xaruntii ugu horreysay ee heer qaran ee loogu talagalay isku-duwidda ka-hortagga, ogaanshaha, iyo ka-jawaabidda dhacdooyinka amniga saaybarka.   Isagoo ka hadlay munaasabadda daahfurka, Mudane...

Madaxweynaha Xasan Sheekh iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaalada Arusha ee dalkaTanzania

Tanzania – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Arusha ee dalka Tanzania, halkaasi oo uu kaga qayb galayo Meertada 25-aad ee Shir madaxeedka sanadlaha ah ee Madaxda Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC).   Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shirka ka jeedin doona khudbad ku saabsan xoojinta iskaashiga gobolka ee dhinacyada dhaqaalaha, amniga, iyo isku xirka...

Masar iyo Mareykanka oo ka Wadahadlay Xaaladda Soomaaliya iyo Amniga Geeska Afrika

Qaahira – Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka, Marco Rubio, iyo dhiggiisa dalka Masar, Badr Abdelatty, ayaa yeeshay wadahadal qadka taleefanka ah oo ay diiradda ku saareen xaaladda ammaan ee Geeska Afrika iyo xiisadaha ka taagan Bariga Dhexe.   Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Badr Abdelatty, ayaa ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la dhowro midnimada, madax-bannaanida, iyo bedqabka dhuleed ee Soomaaliya, isagoo si...

Somali President Travels to Tanzania for East African Leaders’ Summit

Mogadishu — Somali President Hassan Sheikh Mohamud departed for Tanzania on Saturday to attend a summit of leaders from the East African Community.   During his visit, Mohamud is expected to hold bilateral meetings with regional leaders attending the gathering, with discussions focusing on strengthening regional cooperation and enhancing Somalia’s diplomatic ties. Somalia has in recent months intensified its diplomatic engagement with...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...