Somali Army Chief Breaks Fast With Frontline Troops in Middle Shabelle
Mogadishu — The commander of the Somali National Army, Major General Ibrahim Mohamed Mahmoud, joined frontline soldiers for the Ramadan fast-breaking meal in the Middle Shabelle region, where government forces are engaged in ongoing operations against militants.
During the visit, the army chief praised the troops for what he described as their courage and sacrifice in defending the country and...
Mogadishu Mayor Visits Troops in Middle Shabelle, Urges Continued Fight Against Militants
Mogadishu — The governor of the Banadir region and mayor of Mogadishu, Hassan Mohamed Hussein Muungaab, visited Somali national army units and allied local fighters stationed at Qorilow camp in the Middle Shabelle region, urging them to intensify operations against militant groups.
Muungaab, accompanied by federal lawmaker Osman Mohamed Mahmoud Haadoole and senior officers from the Somali National Army, toured...
Farmaajo Warns Against Unilateral Electoral, Constitutional Changes in Somalia
Mogadishu — Former Somali president Mohamed Abdullahi Mohamed has warned against unilateral decisions on electoral reforms and constitutional amendments, saying such moves could undermine democracy and national unity.
In a statement, the ex-leader said issues related to elections and changes to Somalia’s provisional constitution require broad consultations involving all Somali political stakeholders and segments of society.
He stressed that any decisions...
Xarunta Ciidamada Nabad Ilaalinta Ghana ee Lebanon oo gantaallo lagu weeraray
Beirut, Lebanon – Xarunta Ciidamada Nabad Ilaalinta Ghana ee ku sugan Lebanon ayaa Jimcihii lagu qaaday weerar gantaallo ah, taasoo keentay in laba askari si daran loo dhaawaco, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay ciidamada Ghana.
Weerarkan ayaa yimid maalmo kadib markii Hezbollah ay u riday gantaallo dalka Israel, taasoo keentay in Israel ay bilowdo howlgallo cusub oo ka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo u safay Tanzania si uu uga qayb galo shirka hoggaamiyeyaasha Bariga Afrika
Muqdisho/Tanzania – Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u ku wajahan dalka Tanzania si uu uga qayb galo shir ay isugu imaanayaan hoggaamiyeyaasha dalalka ku mideysan Bulshada Bariga Afrika.
Inta uu ku sugan yahay Tanzania, Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa la filayaa inuu kulamo la yeesho madaxda ka soo qeyb galaysa shirka, iyadoo diiradda lagu saarayo xoojinta iskaashiga gobolka...
Xiisad dagaal ee Bariga Dhexe oo ka sii dartay kadib weerarro Mareykanka iyo Israa’iil ku qaadeen Iran
TEHRAN - Xiisadda Bariga Dhexe ayaa sii kordhaysa toddobaad kadib markii Mareykanka iyo Israa’iil ay weerarro ku qaadeen Iran. Ugu yaraan 1,332 qof ayaa la soo sheegay in lagu dilay duqeymo cusub oo saaka ka dhacay caasimadda Tehran.
Taliska Dhexe ee Maraykanka ayaa sheegtay inay bartilmaameedsatay in ka badan 3,000 goobood gudaha Iran, isla markaana ay burburiyeen 43 markab oo...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo ku bogaadiyey cutubyada ku sugan jiidaha hore ee Shabeellaha Dhexe
Shabeellaha Dhexe – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka kula afuray furimaha hore ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kuwaas oo ku sugan jiidaha hore ee dagaalka.
Inta uu booqashada ku guda jiray, Taliyaha ayaa ciidamada ku bogaadiyey geesinimada iyo naf-hurnimada ay muujiyeen difaaca dalka iyo ciribtirka cadowga, isaga oo tilmaamay in ay...
Farmaajo oo si adag uga hadlay arrimaha Doorashada iyo Dastuurka
Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si adag uga hadlay arrimaha la xiriira doorashooyinka dalka iyo wax ka beddelka Dastuurka Kumeelgaarka ah ee Soomaaliya, isagoo ka digay tallaabooyin uu sheegay in ay dhaawici karaan hannaanka dimuqraadiyadda iyo wadajirka dalka.
Farmaajo ayaa sheegay in arrimaha doorashada iyo dastuurka ay yihiin kuwo u baahan wadatashi ballaaran...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo booqday ciidamada ku sugan xerada Qorilow ee Shabeellaha Dhexe
Muqdisho – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, oo uu wehliyay Xildhibaan Cusmaan Maxamed Maxamuud Xaadoole iyo saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa booqday cutubyo ka tirsan ciidamada qaranka iyo kuwa difaaca deegaannada (Macawisleyda) ee ku sugan xerada Qorilow ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Booqashada Guddoomiyaha ayaa la xiriirtay u kuur-gelidda xaaladda...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in Dastuurka La Ansixiyay uu Adkeynayaa Ilaalinta Diinta Islaamka
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dastuurka cusub ee dhowaan la ansixiyay uu si cad u xoojinayo ilaalinta diinta Islaamka iyo qiyamka ku dhisan shareecada.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dastuurka uu ka kooban yahay qodobo dhowr ah oo lagu ilaalinayo diinta Islaamka, isaga oo xusay in diimo kale aan lagu faafin karin dalka.
Hadalka...










