Madaxweynaha Puntland oo qaadacay heshiiska Golaha Wadatashiga Qaranka
GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa markii ugu horreysay ka hadlay go'aanadii kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ee 27-kii bishaan May, 2023-ka lagu soo gabagabeeyay xarunta Villa Soomaaliya.
Deni ayaa sheegay in Puntland aysan qayb ka aheyn heshiiska laga gaaray hannaanka doorashada ee dhawaan ay soo saareen madaxda federaalka iyo kuwa maamullada.
Sidoo kale waxa...
Sawirro: Ra’iisul wasaaraha XFS oo shir muhiim ah ka daah-furay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirka Dhaqaalaha Soomaaliya oo lagu soo bandhigay fursadaha ganacsi ee la xiriira wax-soosaarka dalka ee dhinacyada Beeraha, Kalluumeysiga, Warshadaha iyo Tamarta.
Ra'iisul Wasaaraha oo munaasibaddaas hadal ka jeediyey ayaa waxa uu ku nuuxnuuxsaday kaalinta ganacsiyada gaarka loo leeyahay ay uga jiraan kobaca dhaqaalaha dalka, isaga...
Hantidhawraha Qaranka oo la kulmay sii hayaha Safaaradda Norway + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Hantidhawraha Guud ee Qaranka Mudane Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa maanta qaabilay sii hayaha Saafaradda Norway ee Soomaaliya Mudane Haakon Svane iyo Madaxa Iskaashiga Safaaradda ee Kenya iyo Soomaaliya Mudane Erling Hess.
Masuuliyiinta ayaa intii uu kulanku socday waxay isla soo qaadeen xiriirka iskaashi ee ku aaddan kobcinta awoodda iyo xirfadda hawlwadeennada Xafiiska Hantidhawrka Guud iyo dardargalinta...
Sawirro: Aadan Madoobe iyo Laftagareen oo dhagax-dhigay dekedda Baraawe
BARAAWE (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa dhagax dhigay dekada caasimadda KGS ee Baraawe.
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa bulshada reer Koonfur Galbeed ugu baaqay in ay maal gashtaan deegaannadooda gaar ka ahaan dadka ka soo jeeda Gobolka Shabeellaha Hoose.
Sidoo kale waxa uu xusay...
Lower House speaker visits former Al-Shabaab bastion
BARAWE - The speaker of the Lower House Chamber of the Federal Parliament Sheikh Aden Madobe touched down in Barawe, an ancient coastal city in the Lower Shabelle region on Tuesday.
Madobe and his delegation received a cordial welcome from the president of Southwest State Abdulaziz Lafta-Garen upon arrival at Barawe airstrip, according to regional officials.
The visiting House speaker and...
Somali army foils Al-Shabaab attack in Galgadud region – Govt
MOGADISHU - The Al-Shabaab group launched an attack on Tuesday morning in the Masagaway area of the Galgaduud region, where the Somali military was stationed.
Al-Shabaab claims to have taken over the small town from the SNA and killed scores of soldiers trained by Eritrea during the clashes. However, the Somali government said that the SNA prevented the attack.
In...
Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay weerarkii Masagawaa
MUQDISHO (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay weerar ay Al-Shabaab saaka ku qaadeen deegaanka Masagawaa ee gobolka Galgaduud.
Dowladda federaalka ayaa shaaca ka qaaday in weerarkaas oo qaraxyo ku billowday ay ka hortageen ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ee ku sugan halkaasi.
Sidoo kale waxaa qoraalkan lagu sheegay in howlgalkaas lagu dilay illaa 30 ka...
Qatar strongly condemns attack on peacekeeping forces in Somalia
DOHA - Qatar expressed its strong condemnation and denunciation of the attack that targeted the Ugandan peacekeepers participating in the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), which resulted in deaths.
In a statement on Monday, the Ministry of Foreign Affairs reiterated Qatar's firm stance in rejecting violence and terrorism, regardless of the motives and reasons.
The ministry expressed the State...
AU forces pursued fleeing Al-Shabaab fighters involved in UPDF base attack
MOGADISHU - AU troops along with Somali soldiers have successfully pursued the fleeing Al-Shabaab fighters involved in the ATMIS FOB attack in Buulo Mareer town in the Lower Shabelle region on Friday.
"A substantial number of the terrorists have been eliminated. The joint force has also retrieved multiple weapons looted from the FOB,' said ATMIS on Tuesday in a...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Baraawe + Sawirro
BARAAWE (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Sheekh Aadan Madoobe iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaallo xeebeedka Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Aadan Madoobe iyo wafdigiisa ayaa waxaa halkaas ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), Maamulka Gobolka, Ururka Haweenka iyo masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan bulshada rayidka ah.
Guddoomiyaha iyo Madaxweynaha Koofur...












