Xisbiga Himilo Qaran Oo Ka Horyimid Dastuurka Cusub
Muqdisho – Xisbiga Himilo Qaran ayaa si cad ugu sheegay ummadda Soomaaliyeed inuusan aqoonsanayn waxa loogu yeeray “Dastuurka cusub”, isagoo ku dooday in wax ka beddelka lagu sameeyey uusan waafaqsanayn hannaanka sharciyeed iyo wadatashi qaran oo loo dhan yahay.
War-saxaafadeed kasoo baxay xisbiga ayaa lagu sheegay in wax ka beddel kasta oo lagu sameeyo dastuurka dalka uu ku imaan karo...
Somali President awards winners of National Quran Competition
MOGADISHU – President Hassan Sheikh Mohamud officially closed the annual National Quranic Competition for the holy month of Ramadan on Friday, presenting cash prizes to students who secured the top positions.
During the ceremony in the capital, the President extended his congratulations to all participants, particularly the winners, describing the young scholars as the "backbone of the country's future." He...
NISA Chief hosts farewell for Brigadier General Aden Omar following appointment as Special Forces Commander
MOGADISHU – The Director General of the National Intelligence and Security Agency (NISA), Mahad Salad, hosted a farewell Iftar ceremony for Brigadier General Aden Mohamed Omar, following his recent appointment to lead the nation's elite special forces.
General Omar, who previously served as the Assistant Director for Security at NISA, was recently named by the President of the Federal Republic...
Somali President lauds parliament for “historic” constitutional completion
MOGADISHU – Somali President Hassan Sheikh Mohamud has hailed the completion of the national constitution as a "historic milestone," praising federal lawmakers for their resilience and dedication during a high-stakes legislative process.
Speaking during an Iftar dinner hosted for members of both houses of the Federal Parliament, the president commended the legislators for their sense of national responsibility in finalizing...
Saudi surgeons separate Somali conjoined twins in 12-hour operation
RIYADH – A Saudi medical team successfully separated Somali conjoined twins on Thursday following a complex 12-hour surgery in the capital, Riyadh, officials said.
The surgery, performed at the King Abdullah Specialist Children’s Hospital, involved the separation of twin girls, Rahma and Ramla, who were born joined at the lower body.
The delicate procedure was carried out in eight distinct stages...
36 Dhakhtar oo Sacuudiga ku kala saaray mataano Soomaaliyeed ka dib qalliin 12 saacadood qaatay
RIYADH - Kooxda dhakhaatiirta qalliinka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa maanta si guul ah ugu kala saaray Isbitaalka Takhasusiga ah ee Carruurta ee Boqor Cabdalla, gabdho mataano ah oo Soomaaliyeed, kuwaas oo ku dhashay iyagoo isku dhegsan.
Qalliinkan adag, oo qaatay muddo 12 saacadood ah, ayaa soo maray 8 marxaladood oo isdaba joog ah. Waxaa hawlgalkan dhiirran fuliyay koox ka...
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Soo Xiray Tartanka Quraanka Kariimka Ee Bisha Ramadaan
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo xiray Tartanka Quraanka Kariimka ah ee Bisha Barakaysan ee Ramadaan, isaga oo abaal-marinno lacageed guddoonsiiyey ardaydii ku guuleysatay kaalimaha hore ee tartanka sannadkan.
Madaxweynaha ayaa hambalyo iyo bogaadin u jeediyey dhammaan ardaydii ka qayb-gashay tartanka, gaar ahaan kuwii ku guuleystay kaalmaha hore. Waxa uu sheegay in ardaydan ay...
Dagaallo Ka Socda Kordofan Ee Sudan Oo Dilay Ugu Yaraan 32 Qof
Khartoum – Ugu yaraan 32 qof ayaa ku dhintay dagaallo ka dhacay gobolka Kordofan koonfureed ee Sudan intii u dhaxaysay Arbacadii iyo Khamiistii, sida ay AFP u sheegeen ilo caafimaad, iyadoo ciidamada ay sheegeen inay dib u qabsadeen magaalada Bara, oo ku taal wadada u xirta Khartoum.
Magaalada Dilling ee koonfurta Kordofan, Khamiistii, waxaa "sagaal qof lagu dilay, 50 kalena...
Qaramada Midoobay Oo Magacowday Taliyaha Cusub Ee Hawlgalka Nabadda Ee Koonfurta Suudaan
JUBA - Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa Khamiistii magacaabay Janaraal Sare Junhui Wu oo ka tirsan Shiinaha inuu noqdo taliyaha cusub ee ciidamada Qaramada Midoobay ee hawlgalka nabadda Koonfurta Suudaan (UNMISS), sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay xafiiska Qaramada Midoobay.
Janaraal Wu ayaa beddelaya Janaraal Sare Mohan Subramanian, kaasoo Guterres uga mahadceliyey hogaamintiisii wax ku oolka ahayd...
Agaasimaha NISA Oo Ka Qayb Galay Munaasabad Lagu Sagootinayey Kaaliyihii Hore Ee Amniga Hay’adda
Muqdisho – Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa ka qeyb galay kulan afur ah oo lagu sagootinayay Kaaliyihii hore ee Amniga NISA, Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, kaas oo dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u magacaabay Taliyaha Ciidanka Gaarka ah ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Agaasimaha NISA ayaa munaasabadda ka hadlay, isagoo bogaadiyay doorkii muuqday...










