I’ll kick all refugees out of Turkey, Erdoğan rival vows
ANKARA - The leader of Turkey’s opposition has pledged to repatriate millions of refugees to their home countries, toughening his rhetoric ahead of a hotly contested runoff election next week.
In a speech Thursday, Kemal Kılıçdaroğlu claimed that his rival, longtime President Recep Tayyip Erdoğan, has “deliberately allowed ten million refugees into Turkey,” saying the incumbent has put “Turkish citizenship...
Somalia joins Arab leaders for historic summit in Saudi Arabia
JEDDAH - Somali President Hassan Sheikh is participating in the 32nd session of the Arab League which kicked start on Friday in the red seas city of Jeddah, Saudi Arabia.
The President was received at King Abdulaziz International Airport by Prince Badr bin Sultan bin Abdulaziz, the Deputy Governor of the Makkah Region on Thursday upon his arrival in...
Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo hal arrin faray Golaha Dhaqaalaha Qaranka
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan la yeeshay Golaha Dhaqaalaha Qaranka, kaas oo looga hadlay qodobada mudnaanta u leh horumarinta dhaqaalaha dalka iyo barnaamijka dayn cafinta.
Kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saaray kobcinta cilmi baarista dhaqaalaha, kobcinta heerka nolosha shacabka Soomaaliyeed, iyo wada shaqeynta hey’adaha kala duwan ee dowladda iyo Golaha...
Wararkii ugu dambeeyey ololaha doorashada ee dalka Turkiga
ANKARA (SMN) - Musharaxa la loolamaya madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa Khamiistii xoojiyey codkiisa ka dhanka ah muhaajiriinta, isaga oo wacad ku maray inuu dhammaan muhaajiriinta ku celin doono dalkooda, haddii lagu doorto doorashada ku-celiska ah ee 28-ka May.
Kemal Kilicdaroglu, oo ah musharaxa isbaheysiga lixda xisbi ee mucaaradka, ayaa ku guuleystay 45% codadka doorashada Axaddii, halka Erdogan uu helay...
Madaxweynaha Soomaaliya oo Sacuudiga uga qayb-galayo shirweyne caalami ah
JIDDA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Jidda ee dalka Boqortooyada Sucuudi Carabiya.
Madaxweynaha ayaa berri oo Jimce ah ka qeyb gali doona Meertada 32-aad ee Hoggaamiyeyaasha dalalka ku mideysan Jaamacadda Carabta oo lagu gorfeynayo qadiyadaha wadajirka ah ee ay wadaagaan dalalka Carabta iyo arrimaha Gobolka.
Madaxweyne Xasan Sheekh...
Somalia intercepts explosives bound for Al-Shabaab
MOGADISHU - Somalia's Ministry of Security said two shipments bound for Al-Shabaab have been intercepted on Thursday at Mogadishu harbor and the airport.
In a press conference, Mohamed Ali Hagaa, who is the state minister for security said NISA has captured explosives belonging to al-Shabab militants hidden in commercial goods.
Hagaa added that 10 suspects, including businessmen holding government-issued licenses...
President Hassan Sheikh asks Qatari businessmen to invest in Somalia
DOHA - Somalia’s President, Hassan Sheikh Mohamud, has invited Qatari businessmen to invest in the East African country’s various sectors during a recent meeting with Qatar Chamber officials.
Speaking to a delegation led by Qatar Chamber chairman Sheikh Khalifa bin Jassim al-Thani, Mohamud said Somalia is seeking foreign direct investments in the following sectors: infrastructure, services, mining, livestock, fisheries, and...
NISA oo sheegtay inay gacanta ku dhigtay saanad ciidan oo loo waday Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) oo qoraal dheer soo saartay ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay saanad ciidan oo loo waday Al-Shabaab, kuwaas oo laga soo dajiyay dekedda weyn iyo sidoo kale garoonka Muqdisho.
NISA ayaa shaaca ka qaaday in agabkan ciidan lagu soo dhex qariyay badeeco kale oo ganacsi ahaan looga soo dajiyay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay ganacsatada Qatar + Sawirro
DOOXA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulammo kala duwan la yeeshay Hoggaanka Rugta Ganacsiga Qatar iyo Ururka Ganacsatada Qatar ayaa u soo bandhigay sida dowladda Soomaaliya ay uga go'an tahay xoojinta fursadaha maalgashiga.
Madaxweynaha ayaa ganacatada dalka Qatar waxa uu u iftiimiyey fursadaha maalgashiga ee ka jira dalkeenna, kheyraadka dihan ee ka faa’iideysigoodu uu...
Somaliland will Not Cede An Inch Of Land To Anyone – Bihi
HARGEISA (SMN) – The leader of the northern breakaway region of Somaliland Muse Bihi Abdi reiterated his commitment to continuing peace talks aimed to halt LasAnod hostilities.
Bihi made the statement during his address on the occasion of 18th May, which marks 32 years of unilateral independence of Somaliland which was held in Hargeisa on Thursday.
"We will leave no stone...










