Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

NISA oo howlgal ku dishay in ka badan 40 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab

MUQDISHO — Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibo caalami ah, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu beegsaday kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo ka waday abaabul iyo dhaq-dhaqaaqyo dagaal gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Hoose.   War-saxaafadeed kasoo baxay NISA ayaa lagu sheegay in howlgalkaasi lagu dilay in ka badan 40 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab, isla markaana jab xooggan...

Madaxweynaha oo kulan la qaatay Madaxda ururrada Siyaasadda Dalka

MUQDISHO — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan afur ah la qaatay qaar ka mid ah madaxda ururrada siyaasadda dalka, iyadoo laga wada hadlay xaaladda guud ee siyaasadda iyo xoojinta hannaanka dimuqraadiyadda.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo horumarin lahaa nidaamka doorashooyinka dalka, loona xaqiijin lahaa ka qaybgal siyaasadeed oo loo dhan yahay. Madaxweynaha ayaa mas’uuliyiinta...

AU chief warns of global risks after US-Israel strikes on Iran

Addis Ababa — The chairperson of the African Union, Mahmoud Ali Youssouf, voiced strong concern on Friday over reported joint military strikes by the United States and Israel on targets inside Iran, warning the action risks further inflaming tensions in the Middle East and threatening global peace.   In a statement, Youssouf called for “immediate restraint, de-escalation and sustained dialogue,” urging...

Hormuud Salaam Foundation provides cash aid to vulnerable women in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia - The Hormuud Salaam Foundation (HSF) has distributed cash grants to vulnerable women and internally displaced persons in Mogadishu, marking the 14th consecutive year of its large-scale Ramadan relief program, the foundation said on Saturday.   The charitable arm of Somalia’s premier telecommunications and banking firms targeted the Gaari Dumar Women’s Development Center and the Somali Women and...

Ruushka oo Ku Baaqay in Si Degdeg ah loo Joojiyo Weerarrada ka Dhanka ah Iran

Moscow — Dowladda Ruushka ayaa ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo weerarrada ay Mareykanka iyo Israa’iil ku hayaan Iran, iyadoo ka digtay khatarta ka dhalan karta sii kordhinta colaadda Bariga Dhexe.   Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ruushka ayaa lagu sheegay in beesha caalamka looga baahan yahay inay si degdeg ah u sameyso qiimeyn dhab ah oo...

Guddoomiyaha Midowga Afrika oo Ka Digay Kordhinta Colaadda Bariga Dhexe

Addis Ababa — Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa muujiyay walaac xooggan oo ku saabsan weerarrada milatari ee la sheegay in Mareykanka iyo Israel ay si wadajir ah uga fuliyeen bartilmaameedyo ku yaalla gudaha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran, isagoo ku tilmaamay tallaabadan mid sii hurin karta colaadda Bariga Dhexe isla markaana khatar gelin karta nabadda...

Somalia interior ministry reviews 2026 priorities in monthly meeting

MOGADISHU — The Director General of Somalia’s Ministry of Interior, Federal Affairs and Reconciliation, Abdulqadir Ilmi, on Saturday, chaired the ministry’s monthly meeting to assess progress and set priorities for 2026.   The meeting brought together department directors, section heads and advisers, focusing on implementation of the ministry’s annual work plan, improving coordination across departments and strengthening institutional performance. Officials discussed the...

Somalia, UK co-chair aid talks as drought deepens humanitarian crisis

MOGADISHU — Somalia’s Deputy Prime Minister, Salah Ahmed Jama, and the United Kingdom’s Minister of State for International Development and Africa, Baroness Chapman, on Saturday co-chaired a virtual meeting focused on the country’s worsening humanitarian situation.   The talks brought together international donors, aid agencies and senior officials to address the impact of severe drought and the urgent need for expanded...

US and Israel launch a major attack on Iran and Trump urges Iranians to ‘take over your government’

DUBAI, United Arab Emirates — The U.S. and Israel launched a major attack on Iran on Saturday, with President Donald Trump calling on the Iranian public to “seize control of your destiny” and rise up against the Islamic leadership that has ruled the nation since 1979.   Some of the first strikes appeared to hit areas around the offices of Supreme Leader Ayatollah Ali Khamenei, and Iranian media...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo Guddoomiyey Kulanka Billaha ah ee Wasaaradda

Muqdisho — Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdulqaadir Cilmi, ayaa guddoomiyey kulanka billaha ah ee Wasaaradda, kaas oo ay ka soo qaybgaleen Agaasimeyaasha Waaxyaha, Madax-qeybeedyada iyo Lataliyeyaasha.   Ajandaha kulanka ayaa diiradda lagu saaray Fulinta Qorshaha Shaqooyinka ballanqaadka Wasaaradda ee sannadka 2026 Dardargelinta kulamada joogtada ah ee waaxyaha Soo gudbinta warbixinnada...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...