Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qeyb galay Iftar Diblomaasiyadeed Soomaaliya oo Koraysa

MUQDISHO — Iyadoo halku-dhiggu ahaa “Soomaaliya oo Koraysa,” Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa martigeliyay Iftar si heer sare ah loo soo agaasimay oo loo qabtay xubnaha Golaha Diblomaasiyiinta ee ka diiwaangashan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.   Munaasabadda oo ka dhacday magaalada Mogadishu ayaa waxaa ka soo qeyb galay safiirro iyo diblomaasiyiin sare, taasoo muujisay kororka sumcadda...

Madaxweynaha Jubaland oo Guddoomiyay Shir Golaha Wasiirrada

KISMAYO — Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Jubaland, Mudane Ahmed Mohamed Islam (Axmed Madoobe), ayaa maanta guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada ee maamulka, kaas oo lagu gorfeeyay arrimaha amniga, xaaladda siyaasadda guud ee dalka, iyo gurmadka abaaraha ka jira deegaanada Jubaland.   Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa Golaha la wadaagtay warbixin faahfaahsan oo ku saabsan xaaladda amniga ee Jubaland, iyadoo laga warbixiyay howlgaladii ugu dambeeyay...

Turkigu Xaqiijiyey Inuu Sii Wadi Doono Taageeradiisa Soomaaliya

ANKARA, TURKI — Dowladda Turkiga ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in ay garab taagan tahay Soomaaliya, islamarkaana beenisay warar sheegaya in nidaamyada difaaca hawada ee S-400 ee Ruushka loo diri doono Soomaaliya.   Burhanettin Duran, oo ah Madaxa Warfaafinta Madaxtooyada Turkiga, ayaa ka hadlay kulan ka dhacay magaalada Ankara isagoo yiri: “Isku day kasta oo lagu xad-gudbayo madax-bannaanida, midnimada, iyo qarannimada...

Somalia’s Prime Minister meets political party leaders on local elections

MOGADISHU — Somalia’s Prime Minister Hamsa Abdi Barre held a key meeting with leaders of political parties that participated in the recent local council elections in the Banaadir region.   During the meeting, the Prime Minister listened to party leaders’ views and recommendations on improving the public electoral system, strengthening democracy, and enhancing citizen participation in political processes. He stressed the importance...

Agaasimaha Guud ee Arrimaha Gudaha oo Kulankii la Yeeshay Hay’adda NIS Foundation

Muqdisho — Cabdulqaadir Cilmi, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan la qaatay masuuliyiin ka socda hay’adda NIS Foundation, oo uu horkacayay Wakiilkooda Soomaaliya, Mudane Kassim Gabowduale.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha dib-u-heshiisiinta, dadaallada wadajirka ah ee lagu xoojinayo xasilinta, iyo iskaashiga ka dhexeeya dowladda iyo bulshada, gaar ahaan ku aaddan...

Baarlamaanka Federaalka oo Soo Gabagabeynaya Doodda Cutubyada Ugu Dambeeya ee Dastuurka

Muqdisho — Baarlamaanka Federaalka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku yeelanaya magaalada Muqdisho kulankoodii 23aad ee wadajirka ahaa, iyagoo sii ambaqaadaya doodda dib-u-eegista Dastuurka Ku-meelgaarka ah.   Kulanka ayaa si rasmi ah uga furmay xarunta Golaha Shacabka, waxaana diiradda lagu saarayaa labada cutub ee ugu dambeeya soojeedinta wax-ka-beddelka Dastuurka Qaranka, kuwaas oo kala ah: Cutubka 12aad: Difaaca iyo Amniga Qaranka –...

Somalia’s New Ambassador Presents Credentials in Azerbaijan

BAKU, Azerbaijan — Somalia’s newly appointed ambassador to Azerbaijan, Abdinuur Dahir Fidow, officially presented his credentials on Wednesday, marking the start of his diplomatic mission in the country.   The credentials were received by Azerbaijan’s Foreign Minister, Jeyhun Bayramov, during a ceremony at the Ministry of Foreign Affairs in Baku. During the meeting, the ambassador and minister engaged in formal introductions and...

Wasiirrada Cadaaladda iyo Ganacsiga oo ka Wada Hadlay Dhismaha Maxkamado Ganacsi

Muqdisho — Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa xarunta wasaaradda kulan kula qaatay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha, Mudane Jamaal Maxamed Xasan.   Kulanka oo ay ka qeyb galeen khubaro ka socotay labada dhinac ayaa diiradda lagu saaray horumarinta iyo dardargelinta dadaallada lagu xoojinayo ganacsiga Soomaaliyeed, si loo helo sal sharci oo...

Safiirka Cusub ee Soomaaliya u Fadhiin doona Azerbaijan oo Gudbiyey Waraaqaha Aqoonsiga

Baku — Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa si rasmi ah u gudbiyey nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga Danjiranimo.   Waraaqaha aqoonsiga waxaa ka guddoomay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Azerbaijan, Jeyhun Bayramov, munaasabad ka dhacday xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalkaasi. Kulanka ayaa intii uu socday waxaa Wasiirka iyo Safiirka ay...

Qaramada Midoobay oo sheegtay Saddex-meelood meel Soomaalida aya wajahaya gaajo bisha Maarso

Muqdisho — Mas’uuliyiin ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa ka digay in ku dhowaad 6.5 milyan oo qof, oo u dhiganta saddex-meelood meel shacabka Soomaaliya, ay wajihi doonaan heerar gaajo oo halis ah ilaa bisha Maarso, taasoo ka dhigan koror dhan 1.7 milyan tan iyo bishii Janaayo.   Isagoo warbaahinta kula hadlayay xarunta Qaramada Midoobay isagoo adeegsanaya muuqaal toos ah, Agaasimaha Diyaargarowga...

WARAR KALE

Milateriga Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe oo Beeniyay Isku Day Afgambi oo Ka Dhan ah Dowladda

BANGUI – Milateriga Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe ayaa si rasmi ah u beeniyay warar lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay inuu jiro qorshe lagu afgambinayo...

Ciidamada Kenya ee AUSSOM oo Xoojiyey Dhaqdhaqaaqyada Ay Ka Wadaan Jubaland

KISMAAYO – Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) ee ka tirsan Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa lagu guddoonsiiyay billado sharaf ay...

Taliyaha AUSSOM iyo Madaxa UNMAS oo Ka Wada Hadlay La-dagaallanka Khatarta Walxaha Qarxa ee...

MUQDISHO – Taliyaha Ciidamada Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), Sarreeye Guud Sam Kavuma, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay...