Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Mas’uuliyiinta Jubbaland oo Kismaayo kula kulmay wafdi ka socday UNICEF

Kismaayo, Soomaaliya – Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo kulan wada-hadal ah kula yeeshay wafdi ka socday UNICEF.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo isku-duwidda barnaamijyada bani’aadannimo ee UNICEF ka hirgeliso deegaannada Jubbaland, gaar ahaan dhinacyada waxbarashada, helitaanka biyaha nadiifta ah, nafaqada, iyo daryeelka carruurta iyo haweenka nugul. Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jubbaland,...

Midowga Yurub oo Soomaaliya ugu Baaqday Midnimo Qaran iyo Wadahadal Siyaasadeed

Mogadishu – Midowga Yurub (EU) ayaa xoojiyay baaqiisa ku aaddan wadahadal iyo midnimo qaran kadib munaasabad afur ah oo ka dhacday xarunta diblomaasiyadeed ee EU-da ee magaalada Muqdisho.   Munaasabadda waxaa martigelisay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya, Francesca Di Mauro, waxaana ka soo qeyb galay mas’uuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka, siyaasiyiin mucaarad ah, wakiillo ka socday bulshada rayidka, saxaafadda iyo...

EU’s Top Diplomat Rallies Leaders Behind Inter-Somali Dialogue and National Unity

Today, the European Union Ambassador to Somalia, Francesca Di Mauro, hosted an iftar at the EU diplomatic compound in Mogadishu, bringing together senior leaders from across Somalia’s political and civic landscape in a renewed call for dialogue and national unity.   The gathering was attended by senior officials of the Federal Government of Somalia, opposition political figures, diplomats from the international...

Somalia’s New Ambassador to Australia Presents Credentials, Pledges Stronger Ties

CANBERRA, Australia — Somalia’s newly appointed ambassador to Australia, Dr. Faysal Ahmed Salad, formally presented his credentials to Governor-General Sam Mostyn in a ceremony seen as a milestone in strengthening diplomatic relations between the two countries.   The move marks what officials described as a historic step toward deepening ties between Somalia and Australia. During the ceremony, the ambassador underscored the importance...

Talks Between Somalia Future Council and Federal Government End Without Agreement

MOGADISHU, Somalia — The Somalia Future Council said it was “deeply disappointed” after negotiations with the Federal Government of Somalia ended without a breakthrough, according to a statement issued on Monday.   The council said the meetings had aimed to address key political issues critical to the country’s future but failed to yield a final agreement despite ongoing discussions. “The Somalia Future...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo Guddoomiyay Kulan ku Saabsan Adeegyada Dad-dhigista iyo Tirakoobka

Muqdisho  -  Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane C/qaadir cilmi ayaa guddoomiyay kulan la xiriira arrimaha adeegyada dad-dhigidda iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah. Kulanka oo ay qayb ka ahaayeen Agaasimaha Guud ee Agaasinka Guud ee Adeegyada Dad-dhigista iyo Tirakoobka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Mudane C/qani Maxamed Wehliye iyo Masuuliyiin sare oo ka socda Maamulka Gobolka...

Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir oo Guddoomiyay Shir Amni

Muqdisho – Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir, Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin, ayaa guddoomiyay shir muhiim ah oo ay isugu yimaadeen dhammaan saraakiisha Booliska Gobolka Banaadir.   Shirka ayaa diiradda lagu saaray qiimeynta xaaladda amniga Caasimadda, iyadoo Taliyuhu ka dhageystay saraakiisha warbixinno la xiriira dhacdooyinkii toddobaadkii tagay iyo howlgalladii la fuliyay. Sidoo kale, waxaa la soo bandhigay qorshayaal cusub oo...

Safiirka Soomaaliya ee Australia oo Gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirannimo

Canberra, Australia – Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona dalka Australia, Danjire Dr. Faysal Axmed Salaad, ayaa si rasmi ah warqadihiisa aqoonsiga danjirannimo ugu gudbiyay Sam Mostyn, oo ah Governor-General-ka dalka Australia.   Tallaabadan ayaa loo arkaa dhacdo taariikhi ah, taas oo lagu xoojinayo xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Australia. Intii lagu guda jiray munaasabadda, Safiirka ayaa carrabka ku...

Golaha Mustaqbalka oo Ka Xumaaday Natiijo La’aanta Wadaxaajoodkii Dowladda Federaalka Soomaaliya

Muqdisho – War-saxaafadeed ka soo baxay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in goluhu aad uga xun yahay in wadaxaajoodkii uu la lahaa Dowladda Federaalka Soomaaliya uu ku soo dhammaaday natiijo la’aan.   Golaha Mustaqbalka ayaa caddeeyay in shirarkii iyo wada-hadalladii u socday ay ahaayeen kuwo lagu doonayay in lagu xalliyo arrimo siyaasadeed oo muhiim u ah mustaqbalka dalka, balse aysan...

US Embassy urges Somali leaders to pursue dialogue and compromise

MOGADISHU — The U.S. Embassy in Somalia on Monday urged Somali leaders to prioritise dialogue and political compromise, warning that consensus-building remains essential to the country’s stability and future.   In a statement, the embassy acknowledged that negotiations and concessions can be difficult, but stressed they are critical to achieving lasting political agreement and national cohesion. “We encourage Somalia’s leaders to continue...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...