Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo dalkiisa ku soo dhaweeyay Madaxweynah Israa’iil.

Addis Ababa – Ra’iisul Wasaaraha Abiy Ahmed ayaa maanta magaalada Addis Ababa ku qaabilay Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog, iyagoo yeeshay kulan rasmi ah oo diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka labada dal.   Qoraal kooban oo laga soo saaray xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu sheegay in labada hoggaamiye ay ka wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin amniga gobolka, iskaashiga dhaqaalaha, tiknoolajiyadda,...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo soo booqday Hay’adda SoDMA, Baaq Degdeg ahna u Diray Beesha Caalamka iyo Shacabka Soomaaliyeed.

Muqdisho - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta booqasho ku yimid Xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), waxa uuna  kulan gaar ah kula qaatay Guddoomiyaha Hay’adda Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle. Kulanka waxaa  si qoto dheer diiradda loogu saaray xaaladda abaareed ee dalka ka jirta, taas oo kusii baahaysa...

Madaxweynaha Galmudug oo ka qeyb galay Daah-Furka Dhismaha waddada Dhuusamareeb iyo Qardho

Dhuusamareeb – Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda daah-furka dhismaha waddada laamiga ah ee isku xirta magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug iyo deegaanka Qardho, taasi oo dhererkeedu gaarayo 60-KM.   Madaxweynaha ayaa munaasabadda ka jeediyay khudbad uu ku muujiyay sida ay uga go’an tahay Dowladda Galmudug horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha, gaar ahaan dhismaha waddooyinka oo...

Ethiopia’s Abiy hosts Israeli president for talks on ties, regional security

ADDIS ABABA — Abiy Ahmed on Wednesday received Isaac Herzog in Addis Ababa for official talks focused on strengthening bilateral relations, his office said.   In a brief statement, the prime minister’s office said the two leaders discussed a range of issues including regional security, economic cooperation, technology, agriculture and investment development. Both sides expressed commitment to strengthening cooperation and deepening diplomatic...

Somalia urges urgent aid response as drought worsens

MOGADISHU — Somalia’s Foreign Minister Abdisalam Abdi Ali visited the headquarters of the Somali Disaster Management Agency on Wednesday for talks on the country’s worsening drought crisis, officials said.   During the visit, the minister held a meeting with the agency’s commissioner Mahamud Moalim Abdulle, focusing on the expanding impact of drought across several regions. Abdulle briefed the minister on the severity...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS Oo La Kulmay Agaasimaha Xarunta Qaran ee TUBSAN

Muqdisho - Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Xarunta Qaran ee TUBSAN, Mudane Cali Yaasiin Gurbe.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Xarunta TUBSAN, gaar ahaan dhinacyada ka-hortagga fikirka xagjirka ah iyo wacyigelinta bulshada, si loola tacaalo khataraha ka dhasha fikirrada rabshadaha wata. Wasiirka...

Ciidamada Nabadda ilaalinta ee Qaramada Midoobay Oo Gaadhay magaalada Uvira

UVIRA,CONGO - Koox ka tirsan ciidamada nabadda ee United Nations ayaa Talaadadii gaadhay magaalada Uvira ee gobolka bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC), si ay u diyaariyaan hawlgallo kormeerka joojinta dagaalka.   Bariga DRC ayaa muddo dheer ku jiray colaado daba-dheer, iyadoo xilliyadii u dambeeyay uu dagaal cusub ka qarxay. Kooxda fallaagada ah ee M23 ayaa qabsatay dhul ballaaran oo...

Safiirka Soomaaliya ee Koonfur Afrika Oo Ka Qeyb Galay Afur Ay Qabanqaabisay Safaaradda Sacuudi Carabiya

Pretoria - Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Koonfur Afrika, Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq, ayaa ka qeyb galay afur ay soo qabanqaabisay Safaaradda Sacuudi Carabiya ee dalkaas, kaas oo lagu casuumay safiirrada dalalka Islaamka iyo diblomaasiyiin kale oo fadhigoodu yahay Koonfur Afrika.   Afurkan diblomaasiyadeed ayaa ahaa mid ay isugu yimaadeen safiirro iyo wakiillo ka kala socday dalalka Islaamka iyo dalal...

NISA Oo Dishay In Ka Badan 23 Xubnood oo ka Tirsanaa Al-Shabaab

Muqdisho - Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa afar howlgal oo qorsheysan oo toddobaadkan laga fuliyay gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ku dilay in ka badan 23 xubnood oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab.   War-saxaafadeed kasoo baxay NISA ayaa lagu sheegay in howlgaladan ay ahaayeen kuwo ka hortag ah, kaddib markii hay’addu heshay xog sirdoon...

Soomaaliya Oo Dowladda Kuweyt Hambalyo U Dirtay Munaasabadda Maalinta Qaranka

Muqdisho  – Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo iyo bogaadin u dirtay Dowladda iyo shacabka walaalaha ah ee Kuweyt munaasabadda Maalinta Qaranka ee dalkaas.   Soomaaliya waxay si gaar ah hambalyo ugu dirtay Amiirka Dowladda Kuweyt, Sheekh Meshal Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah, iyadoo u rajeysay hoggaankiisa iyo shacabka Kuweyt horumar, barwaaqo iyo xasillooni sii waarta. Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay qadarinaysaa xiriirka taariikhiga ah iyo...

WARAR KALE

National Communications Authority Convenes First Somalia Submarine Cable Technical Working Group Workshop

Nairobi, Kenya – 22 June 2026 – The National Communications Authority (NCA), in collaboration with the International Finance Corporation (IFC), today convened the first...

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed oo dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo

BAYDHABO - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu maqnaa magaalada Muqdisho ayaa...

Israaiil oo ciidamada usoo dirtay maamulka Soomaaliland

MUQDISHO - Mas'uul sare oo ka tirsan dowladda federaalka Soomaali ayaa sheegay in 50 askari oo ka tirsan ciidanka Israaiil, kuwaas oo asal ahaan...