Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo shaaciyay isbeddel ballaaran oo lagu sameeyay waxbarashada dalka
MUQDISHO — Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u faahfaahiyay qorshe isbeddel weyn oo lagu sameeyay nidaamka waxbarashada dalka, isaga oo ku tilmaamay dadaalladii ugu dambeeyay ee qorista macallimiinta guul muhiim ah oo ka tarjumaysa dib-u-habeyn dowladeed iyo xoojinta madaxbannaanida qaranka.
Muddo 45 bilood ah gudaheed, dowladda ayaa hirgelisay istiraatiijiyad lagu dib-u-dhisayo awoodda macallimiinta, iyadoo markii ay...
Somalia talks with opposition face possible collapse as rival meetings intensify
MOGADISHU, Somalia — Talks between the Federal Government of Somalia and opposition groups are reportedly edging toward failure, as the Somali Future Council holds an emergency meeting inside the heavily fortified Halane Camp in Mogadishu, sources said.
The closed-door meeting in Mogadishu brought together key opposition figures, including several former national leaders, as well as officials from the semi-autonomous states...
Shirarkii Dowladda iyo Mucaaradka oo fashil qarka u saaran, Golaha Mustaqbalka oo kulan degdeg ah Yeeshay
Muqdisho - Shirarkii u dhexeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa la sheegayaa inay wajahaan fashil, iyadoo Golaha Mustaqbalka uu kulan degdeg ah uga socdo gudaha xerada Xalane ee magaalada Muqdisho.
Kulan albaabbada u xirnaa ayaa Golaha Mustaqbalka ku yeeshay Muqdisho, waxaana ka qeyb galay xubno mucaarad ah oo u badan madaxdii hore ee dalka, iyo sidoo kale Madaxada dowlad-goboleedyada...
SouthWest State President Visits Troops Ahead of Major Al-Shabaab Push
BAIDOA, Somalia — The president of South WestState, Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, visited units of the regional Darawiish forces as they prepare to strengthen security and safeguard governance in the region, officials said.
During the visit, Laftagareen met with troops on the ground and praised their readiness, urging them to remain steadfast in their mission to protect communities and uphold...
Xildhibaan Aamina Eelay oo ka hadashay xaaladda Baydhabo
MUQDISHO - Mid ka mid ah xildhibaannada kasoo jeeda Koonfur Galbeed ayaa si kulul uga hadashay xaaladda magaalada Baydhabo, iyadoo eedeyn u jeedisay hoggaanka maamulka.
Xildhibaan Aamina Eelay ayaa sheegtay in xaaladda Baydhabo ay tahay mid adag, isla markaana ay jiraan cabashooyin ku saabsan sida arrimaha bulshada iyo siyaasadda loo maamulayo.
Hadalkan ayaa imanaya xilli ay jirto hadal-heyn siyaasadeed oo ka...
Drought Tightens Grip on Northern Kenya as Hunger Spreads
Turkana County, Kenya — Four years after one of the worst droughts on record devastated northern Kenya, communities are once again facing deepening hunger as rains fail for another season, affected families say.
Residents across the arid plains of Turkana report that even wild fruits and plants they once relied on during hard times are disappearing or drying up due...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo booqasho dhiirigelin u sameeyay Ciidanka Daraawiishta
Koonfur Galbeed, Soomaaliya - Madaxweynaha Dowladda goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa booqasho iyo dhiirigelin u tagay cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Dowladda Koonfur Galbeed, kuwaas oo hadda u diyaar garoobaya adkeynta amniga iyo ilaalinta dowladnimada gobolka.
Madaxweynaha ayaa carrabka ku adkeeyay in Dowladda goboleedka Koonfur Galbeed ay ka go’an tahay taageerida iyo tayeynta ciidamada, si ay si...
Abaar markale ku dhufatay Waqooyiga Kenya
Kenya,Turkana - Afar sano kadib abaartii ugu xumeyd jabisay ee ku dhufatay waqooyiga Kenya, roobabkii oo mar kale baaqday ayaa sababay gaajo iyo macaluul ku sii fidaysa deegaanno badan, sida ay sheegeen qoysaska ay saameysay.
Dadka ku nool bannaanada qalalan ee gobolka Turkana ayaa sheegay in xitaa mirihii duurjoogta ahaa ee ay ku badbaadi jireen xilliyada adag ay hadda dabar...
World Food Programme warns Somalia on brink of worsening hunger crisis
GENEVA - Somalia faces a rapidly deteriorating hunger crisis that could escalate into famine without urgent funding, the World Food Programme (WFP) warned Friday.
Two failed rainy seasons, conflict, and mass displacement have pushed millions into severe food insecurity, WFP Director of Emergency Preparedness and Response Ross Smith told reporters in Geneva.
About 4.4 million people, roughly a quarter of the...
WFP oo ka digtay abaaraha ka jira Soomaaliya ee sii xoogaysanaya
Muqdisho - Hay’adda Cunnada Adduunka u qaabilsan ee Qaramada Midoobay (WFP) ayaa ka digtay in gargaarkeeda naf-badbaadinta ah ee cuntada iyo nafaqada ee ka socday Somalia uu istaagi karo bisha Abriil haddii aan la helin maalgelin degdeg ah, taasoo malaayiin qof gelin karta khatar macaluul sii xumeyn karta Noloshooda.
Hay’addu waxay sheegtay in qiyaastii 4.4 milyan oo qof ay wajahayaan...









