Somalia and Saudi Arabia Sign Cooperation Agreement on Maritime Transport and Port Development
Riyadh / Mogadishu – The Minister of Ports and Maritime Transport of the Federal Republic of Somalia, Mr. Abdulqadir Mohamed Nur, has signed a cooperation agreement with the Minister of Transport of the Kingdom of Saudi Arabia, Mr. Saleh bin Nasser Al-Jasser.
The agreement concerns cooperation in the fields of maritime transport and port development, and strengthens the strategic relationship...
At Least 30 Killed in Separate Attacks in Nigeria
Kebbi State - At least 30 people have been killed in coordinated attacks by Lakurawa militias on several villages in Arewa Local Government Area of Kebbi State, police said.
Police spokesman, Bashir Usman, confirmed that seven villages were destroyed in the attacks, saying the attack was well-planned.
Reports from Anadolu Agency indicate that the armed groups moved from village to village,...
Somalia, WFP Strengthen Cooperation on Climate Adaptation and Food Security
MOGADISHU — Somalia’s minister of environment and climate change, Bashiir Mohamed Jama, held talks with Hameed Nuru, the country director of the World Food Programme in Somalia, aimed at strategic cooperation on climate resilience and humanitarian response.
The meeting, held at the ministry’s headquarters in Mogadishu, focused on key priorities including climate change adaptation, food security, internal displacement and the...
Puntland President Holds Meeting with people from his region in Mogadishu
MOGADISHU — The president of Somalia’s Puntland, Said Abdullahi Deni, held talks in Mogadishu with members of the Puntland community living in the Banaadir region, as political uncertainty continues to grip the country.
Deni, accompanied by senior officials including Puntland’s second deputy speaker of parliament, Mohamed Mahmoud Isse (Awoowe), met with community representatives as part of his ongoing visit to...
Askari Ka Tirsan Ilaalada Madaxweynaha Jubaland Oo Lagu Qabtay Isku Day Baxsi
Muqdisho – Askari ka tirsan ilaalada Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa lagu qabtay isku day uu ku doonayay inuu la baxsado qori nooca BKM ah gudaha Villa Soomaaliya, sida uu Shabelle u xaqiijiyay mid kamid ah saraakiisha hoggaamisa ilaalada.
Sarkaalka ayaa sheegay in askarigaasi uu isku dayay inuu si qarsoodi ah uga baxo xarunta isaga oo wata...
Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya Oo Kala Saxiixday Heshiis Iskaashi oo Ku Saabsan Gaadiidka Badda iyo Horumarinta Dekadaha
Riyadh / Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Mudane Saleh bin Nasser Al-Jasser.
Heshiiskan ayaa khuseeya iskaashiga dhinacyada gaadiidka badda iyo horumarinta dekadaha, wuxuuna xoojinayaa xiriirka istaraatiijiyadeed iyo wada-shaqeynta qotada dheer ee u dhexeysa labada dal.
Iskaashiga cusub ayaa si...
Ugu Yaraan 30 Qof Oo Lagu Dilay Weerarro Isku Duwan Oo Ka Dhacay Nigeria
Kebbi State -Ugu yaraan 30 qof ayaa lagu dilay weerarro qorsheysan oo ay fuliyeen maleeshiyaad loo yaqaan Lakurawa, kuwaas oo ka dhacay dhowr tuulo oo ku yaalla Arewa Local Government Area ee Kebbi State, sida ay booliisku sheegeen.
Afhayeenka booliiska, Bashir Usman, ayaa xaqiijiyay in toddobo tuulo lagu burburiyay weerarradaasi, isagoo sheegay in weerarku uu ahaa mid si isku-duuban loo...
Madaxweynaha Puntland Oo Kulan La Yeeshay Bulshada Reer Puntland Ee Ku Nool Gobolka Banaadir
Muqdisho – Madaxweynaha Dowladda goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, oo ay wehliyaan mas’uuliyiin uu ugu horeeyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Wakiillada Puntland, Maxamed Maxamuud Ciise (Awoowe), ayaa kulan is-xogwareysi ah la qaatay xubno ka tirsan bulshada reer Puntland ee ku dhaqan Gobolka Banaadir.
Kulankan ayaa qayb ka ah socdaalka Madaxweynaha ee uu ku joogo magaalada Muqdisho, waxaana uu kusoo...
Xukuumadda Soomaaliya iyo WFP Oo kulan Xoojiyeen Iskaashi Ku Saabsan La-qabsiga Cimilada yeeshay Muqdisho
Muqdisho — Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la qaatay Wakiilka iyo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka (WFP) ee Soomaaliya, Mudane Hameed Nuru.
Kulankan oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Deegaanka ayaa lagu xoojiyey iskaashiga istaraatiijiga ah ee u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo WFP,...
Qatar Charity oo bilowday bixinta deeqo raashiin ah oo lagu taageerayo qoysaska Soomaaliyeed xilliga Ramadaan
Muqdisho – Hay’adda Qatar Charity, oo kaashanaysa Safaaradda Dowladda Qatar ee Soomaaliya, ayaa maanta si rasmi ah u daahfurtay bixinta deeqo raashiin ah oo loogu talagalay qoysaska danyarta ah ee Soomaaliyeed inta lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.
Munaasabadda daahfurka ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir iyo sidoo kale wakiillo ka socday Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...











