Qatar Charity oo bilowday bixinta deeqo raashiin ah oo lagu taageerayo qoysaska Soomaaliyeed xilliga Ramadaan
Muqdisho – Hay’adda Qatar Charity, oo kaashanaysa Safaaradda Dowladda Qatar ee Soomaaliya, ayaa maanta si rasmi ah u daahfurtay bixinta deeqo raashiin ah oo loogu talagalay qoysaska danyarta ah ee Soomaaliyeed inta lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.
Munaasabadda daahfurka ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir iyo sidoo kale wakiillo ka socday Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...
Kenya foils major Al-Shabaab attack plot in Nairobi during Ramadan
NAIROBI, Kenya — Kenyan security agencies said Thursday they have foiled a major attack planned in the capital, Nairobi, during the holy month of Ramadan.
A statement posted on the official Counter Terrorism Policing Kenya Twitter account said the plot was orchestrated by the Islamist militant group Al-Shabaab, but was disrupted after months of surveillance and intelligence operations.
Authorities said the...
High-level consultations on elections, unity and drought response start in Somalia
MOGADISHU — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday hosted senior officials and members of the Somali Future Council at the presidential palace in Mogadishu, as part of efforts to advance national dialogue on key political and security challenges.
The meeting followed an invitation extended by the federal government to bring together political stakeholders amid growing debate over the country’s...
Kenya oo sheegtay inay fashilisay weerar argagixiso oo laga qorsheeyey Nairobi
NAIROBI, Kenya - Hay’adaha ammaanka ee Kenya ayaa ku dhawaaqay in ay fashiliyeen qorshe weerar argagixiso oo weyn oo lagu qiyaasay in laga fuliyo caasimadda Nairobi, kaasoo la sheegay in uu xiriir la lahaa ururka Al-Shabaab.
War-saxaafadeed ay soo saareen ciidamada ka hortagga argagixisada ee Counter Terrorism Policing Kenya ayaa lagu sheegay in howlgal qarsoodi ah oo ay sameeyeen bilihii...
Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika iyo Taliyaha AUSSOM
Muqdisho – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Ibrahim Mohamed Mahmoud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika iyo Madaxa AUSSOM, Danjire El Hadji Ibrahima Diene, iyo Taliyaha Ciidanka AUSSOM, Sam Kavuma.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha muhiimka ah ee amniga iyo iskaashiga istiraatiijiyadeed, oo ay ka mid yihiin;
Xoojinta wadashaqeynta u dhexeysa Taliska Ciidanka XDS iyo...
Somali president chairs key consultative meeting on elections, security and drought
MOGADISHU — Somali President Hassan Sheikh Mohamud, alongside Prime Minister Hamza Abdi Barre, on Thursday chaired a high-level consultative meeting between the federal government and the Somali Future Council at the presidential palace in Mogadishu.
The meeting focused on pressing national issues, including the overall situation in the country, strengthening national unity, the electoral process and political framework, as well...
Somalia cabinet focuses on security, drought response, approves key appointments and treaties
MOGADISHU — The Somali cabinet held its regular meeting on Thursday under Prime Minister Hamza Abdi Barre, focusing on the country’s security situation and a worsening drought affecting large parts of the population.
Ministers stressed the need to strengthen coordination of humanitarian assistance and accelerate plans to mitigate the impact of climate change and recurring drought conditions, according to a...
Madaxweynaha Xasan Sheekh iyo Ra’iisul Wasaaraha oo guddoomiyey Shirka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Hassan Sheikh Mohamud, oo ay wehliyaan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS, Hamza Abdi Barre, ayaa maanta guddoomiyey shirka wadatashiga ee Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, kaas oo ka qabsoomay Villa Somalia.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray arrimaha muhiimka ah ee dalka ka taagan, oo ay ka mid yihiin,Xaaladda guud ee dalka iyo adkaynta midnimadda...
Golaha Wasiirrada oo ka hadlay Amniga, Abaaraha iyo Badqabka Duulista
Muqdisho – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, kaas oo diiradda lagu saaray xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan amniga iyo abaaraha ba’an ee saameeyay qaybo badan oo ka mid ah bulshada Soomaaliyeed.
Kulanka oo uu shir-guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda, Hamza Abdi Barre, ayaa lagu adkeeyay muhiimadda isku-duwidda gurmadka bani’aadannimo iyo dardargelinta qorsheyaasha wax...
Golaha Mustaqbalka oo gaaray Villa Somalia
Mogadishu – Golaha Mustaqbalka, oo ah madal siyaasadeed oo ay ku mideysan yihiin qaar ka mid ah mucaaradka iyo madaxda maamul goboleedyada sida Puntland iyo Jubaland, ayaa goordhow gaaray Villa Somalia si ay uga qeyb galaan shir balaaran oo ay dowladda federaalka ku baaqday, kaas oo looga hadlayo arrimaha siyaasadda ee dalka.
Shirkan ayaa lagu wadaa in lagu qabto Villa...











