Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia condemns RSF attacks on civilians, aid convoys in Sudan

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s federal government on Sunday strongly condemned what it described as criminal attacks carried out by Sudan’s Rapid Support Forces (RSF) in the North and South Kordofan regions, targeting civilian facilities and aid convoys operated by the World Food Programme (WFP).   In a statement, Mogadishu said the attacks had caused civilian deaths and injuries, and amounted to...

Somalia, Saudi Arabia sign military cooperation agreement to boost defence capacity

RIYADH — Somalia and Saudi Arabia have signed a new military cooperation agreement aimed at strengthening defence ties and enhancing Somalia’s security capabilities, officials said.   Somalia’s Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi signed the agreement with his Saudi counterpart, Prince Khalid bin Salman, as part of ongoing efforts to deepen strategic relations between the two countries. The accord covers a wide range...

Somalia moves to adopt a national civilian protection policy

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s defence ministry on Sunday chaired consultations to discuss and approve a National Policy on the Protection of Civilians during armed conflict, officials said.   The meeting, led by the ministry’s permanent secretary, Abdifatah Abdulkadir Farah, focused on strengthening procedures to safeguard civilians, aligning the policy with international humanitarian law, and ensuring security operations are conducted responsibly, with...

Somali, Egyptian leaders reaffirm ties, sovereignty in Cairo talks

CAIRO, Egypt — Somali President Hassan Sheikh Mohamud met Egyptian President Abdel Fattah al-Sisi in Cairo on Sunday for talks focused on strengthening bilateral relations and addressing regional security, development and stability, the two sides said.   The leaders discussed ways to deepen the longstanding ties between Somalia and Egypt, including cooperation on security, trade and infrastructure development, as part of...

Soomaaliya oo cambaareysay weerarada RSF ee ka dhanka ah rayidka

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si xoogan u cambaareysay weerarada dambiyada ah ee ay fulisay Ciidanka Degdegga ah ee RSF ee ka dhacay gobollada waqooyig iyo koonfurta Kordofan, kuwaasoo ku bartilmaameedsaday xarumaha rayidka iyo konvoyyada gargaarka ee Barnaamijka Cunnada Adduunka (WFP), taasoo sababtay dhimasho iyo dhaawac rayid ah.   Soomaaliya waxay sheegtay in falalkan ay yihiin xadgudubyo cad oo culus...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo Ansixisay Siyaasadda Qaranka ee Ilaalinta Badqabka Rayidka

Muqdisho – Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax, ayaa maanta guddoomiyay kulan wadatashi oo looga doodayay laguna ansixiyay Siyaasadda Qaranka ee Ilaalinta Badqabka Rayidka inta lagu jiro waqtiyada colaadaha hubaysan.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta habraacyada lagu ilaalinayo rayidka, waafajinta siyaasadda qaran ee badqabka shuruucda caalamiga ah ee bani’aadantinimada, iyo hubinta in hawlgallada amniga loo...

Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya oo Saxiixay Heshiis Iskaashi Ciidan

Muqdisho/Riyaad – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa heshiis iskaashi ciidan la saxiixday Wasiirka Gaashaandhigga Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Sumuwal Amiir Khaalid Bin Salmaan.   Heshiiskan cusub ayaa sii xoojinaya iskaashiga dhinacyada difaaca iyo milateriga ee labada dal, isagoo daboolaya dhinacyo kala duwan oo ay labada dal si wadajir ah u danaynayaan, sida tababarka ciidanka, qalabka milateriga, iyo la socodka...

Xafiiska Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare oo Ka Soo Saartay Go’aan Ku Saabsan Senator

Muqdisho – Xafiiska Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa soo saaray go’aan maamul oo 12 kulan looga joojiyay ka qeybgalka kulamada wadajirka ah ee labada Gole Senator Ibraahim Awgaab Cusmaan.   Go’aankan ayaa ka dambeeyay qalalaaso iyo ku xadgudub xeer-hoosaadka Golaha Aqalka Sare, oo uu Senatorku ku kacay intii uu socday kulan wadajir ah oo ay...

Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Ka Hadlay Joojinta Fadhiyada Wadajirka ah ee Baarlamaanka

Muqdisho – Kusimaha Guddoomiyaha, kuna-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa soo saaray go’aan rasmi ah oo ku saabsan ka joojinta fadhiyada guud ee wadajirka ah ee labada Aqal iyo sidoo kale fadhiyada Golaha Shacabka.   Go’aankan ayaa ka dambeeyay qalalaasihii ka dhacay fadhigii wadajirka ahaa ee labada Aqal, kaas oo qabsoomay 7-dii Febraayo, 2026. War-saxaafadeedka Kusimaha...

Sanatarro oo Ka Wadahadlay Dib-u-eegista Dastuurka iyo Doorka Aqalka Sare

Muqdisho – Sanatarro ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan gaar ah oo si qoto dheer loogu gorfeeyey arrimo la xiriira dib-u-eegista Dastuurka iyo doorka Aqalka Sare ka saaran dhammaystirkiisa.   Kulanka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray muhiimadda ay leedahay in si wadajir ah loo wajaho howlaha dastuuriga ah, iyadoo Sanatarradu adkeeyeen baahida loo qabo...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...