Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wafdi Soomaaliyeed oo Ka Qaybgalay Bandhigga Difaaca Adduunka ee Riyaad 2026

Riyaad, Sacuudi Carabiya – Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqasho shaqo ku jooga magaalada Riyaad, halkaas oo uu maanta ka qaybgalay furitaanka Bandhigga Difaaca Adduunka (World Defense Show) 2026, oo sannadkan ka furmay Boqortooyada Sacuudi Carabiya.   Sidoo kale, bandhiggan ayaa waxaa ka qaybgalay wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha, Mudane Cabdullahi Sheekh Ismaaciil, oo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Daahfuray Shirweynaha 3aad ee Waxbarashada Qaranka

Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa daahfuray Shirweynaha 3aad ee Waxbarashada Qaranka, oo sannadkan diiradda lagu saarayo dib-u-habaynta iyo tayeynta nidaamka waxbarashada dalka, horumarinta manhajka, kobcinta xirfadaha macallimiinta iyo ballaarinta fursadaha waxbarasho ee dalka. Ra’iisul Wasaaraha oo khudbad ka jeediyey munaasabadda furitaanka, ayaa adkeeyey muhiimadda ay waxbarashadu u leedahay dalkeenna, isaga oo...

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Masar oo Kulan Ku Yeeshay Qaahira

Qaahira, Masar – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Qaahira kula kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane Cabdulfataax Al-Siisi, kulan wadahadal ah oo lagaga hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo arrimo la xiriira amniga, horumarka iyo xasilloonida gobolka.   Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay sida loo xoojin karo xiriirka taariikhiga ah ee Soomaaliya iyo...

Somalia Unveils Modern Labour Law to Promote Fair Work and Stronger Social Dialogue

The Federal Government of Somalia took a major step toward strengthening labour governance with the official launch of the revised Somali Labour Code (Law No. 36, 2024), during a national ceremony held at Hotel Afrik in Mogadishu. The updated law establishes a modern legal framework designed to promote decent work, fair employment relationships and the protection of the rights...

Somalia’s Danab Commandos Launch Targeted Raid Against Al-Shabaab in Lower Shabelle

MOGADISHU — Somalia’s elite Danab commando forces, supported by international partners, carried out a targeted operation against Al-Shabaab militants near the Warmaxan area in Lower Shabelle region.   Officials leading the operation confirmed that two Al-Shabaab fighters were killed and two others captured alive. Security forces also seized improvised explosive devices (IEDs) intended for attacks on civilians and destroyed several militant...

Somalia Warns Against Secessionist Moves, Emphasizes Unity Over Clan Divisions

DOHA — Somalia’s State Minister for Foreign Affairs, Ali Balcad, spoke out on issues surrounding Somaliland’s independence and the country’s diverse regions, emphasizing the importance of national unity.   Speaking to Al Jazeera Arabic, Balcad highlighted that Somalia is home to over 400 clans, far beyond the territory of Somaliland, which encompasses roughly 40% of the country. He noted that Somaliland...

Somalia’s President Welcomed with Full Honors in Cairo, Meets President El-Sisi

CAIRO, Egypt — Somali President Hassan Sheikh Maxamuud received a high-level ceremonial welcome at the Al-Ittihadiya Presidential Palace in Cairo, the capital of the Arab Republic of Egypt, where he met with Egyptian President Abdel Fattah El-Sisi.   During the visit, the two leaders focused their discussions on strengthening bilateral relations and deepening strategic cooperation between the two brotherly nations. The summit...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo hawlgal bartilmaameed ah ka fuliyey Gobolka Shabeellaha Hoose

Shabeellaha Hoose – Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa fuliyey hawlgal bartilmaameed ah oo ka dhan ah maleeshiyaadka Al-Shabaab, kaas oo ka dhacay agagaarka deegaanka Warmaxan ee gobolka Shabeellaha Hoose.   Hawlgalka ayaa lagu dilay laba xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab, halka laba kale nolosha lagu qabtay, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha hoggaaminaysay hawlgalka. Sidoo kale,...

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo Muqdisho ku soo dhaweeyey Wasiirka Tacliinta Sare ee Jabuuti

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidda iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey Wasiirka Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Jabuuti, Dr. Nabiil Maxamed Axmed, oo booqasho rasmi ah ku yimid dalka.   Wasiirka Tacliinta Sare ee Jabuuti ayaa ka qaybgalaya Shirweynaha 3aad ee Waxbarashada Qaranka, kaas oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo soo dhaweyn heer sare ah ka helay Masar

Qaahira – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Qasriga Madaxtooyada Al-Itixaadiya ee magaalada Qaahira, caasimadda Jamhuuriyadda Carabeed ee Masar, halkaas oo uu kula kulmay dhiggiisa, Mudane Cabdifataax Al-Sisi.   Labada Madaxweyne ayaa wada-hadalkooda diiradda ku saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah, iyo iskaashiga istaraatiijiyadeed ee ka dhaxeeya labada dowladood ee walaalaha...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...