Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo Ka Dooday Cutubka Afaraad ee Wax-ka-beddelka Dastuurka KMG ah
Muqdisho, Soomaaliya — Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 11-aad ee wadajirka ah, kaas oo diiradda lagu saaray dib-u-eegista Dastuurka KMG ah.
Kulanka ayaa waxaa guddoominayay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, waxaana wehlinayay Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka, Mudane Cabdullaahi Cumar...
Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo Loo Doortay Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA
Jabuuti – Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya, Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine), ayaa si rasmi ah loogu doortay xilka Madaxweyne Ku-xigeenka Ururka Kubadda Cagta Bariga iyo Bartamaha Afrika (CECAFA), kaddib Shirweynaha Guud ee doorashada CECAFA oo ka dhacay dalka Jabuuti.
Shirkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay madax iyo wakiillo ka kala socday FIFA, CAF iyo CECAFA, kuwaas oo goob...
Somalia condemns deadly Islamabad mosque bombing, expresses solidarity with Pakistan
MOGADISHU — The Federal Government of Somalia on Friday issued a strong condemnation of a devastating terrorist attack on a mosque in the Pakistani capital, Islamabad, which left dozens dead and scores more wounded during Friday prayers.
The blast, which ripped through a mosque in the Tarlai neighborhood of Islamabad, claimed the lives of at least 31 people and injured...
Somali president arrives in Qatar for high-level diplomatic talks
DOHA — Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in the Qatari capital on Friday for a high-level working visit aimed at deepening bilateral ties across security and economic sectors, his office confirmed.
The president and his delegation were received with a formal welcome in Doha, marking the latest chapter in the strengthening relationship between the Horn of Africa nation and...
Kenya reopens border with Somalia to facilitate Khat trade
NAIROBI - Kenya on Friday announced the reopening of its border with Somalia to facilitate the export of miraa (khat), a stimulant evergreen shrub, ending years of restrictions.
The announcement comes after a request from lobby groups and follows diplomatic engagements between Kenya and Somalia aimed at strengthening cross-border trade.
According to reports by Kenyan local media, the National Security Council...
Sanatar ka Mid ah Aqalka Sare oo Laga Joojiyay Ka-Qeybgalka 12 Kulan oo Wadajir ah
Muqdisho — Go’aan maamul oo ka soo baxay Xafiiska Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa 12 kulan laga joojiyay ka-qeybgalka kulamada wadajirka ah ee labada Gole Sanatar Cabdi Cabdullaahi Xaashi.
Go’aankan ayaa lagu sababeeyay qalalaaso iyo ku xadgudub Xeerhoosaadka Golaha Aqalka Sare oo lagu eedeeyay in Sanatarku ku kacay intii uu socday kulan wadajir ah...
Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka oo Go’aan Ka Soo Saaray Qalalaasihii Fadhiga Wadajirka ahaa
Muqdisho — Kusimaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa soo saaray go’aan rasmi ah oo la xiriira ka joojinta fadhiyada guud ee wadajirka ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka, iyo sidoo kale fadhiyada Golaha Shacabka.
Go’aankan ayaa yimid kaddib qalalaasihii ka dhacay fadhigii wadajirka ahaa ee labada Aqal,...
Soomaaliya oo Tacsi u Dirtay Dowladda iyo Shacabka Pakistan Kadib Qarax Ka Dhacay Masaajid ku yaalla Islamabad
Muqdisho — Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si qoto dheer ula wadaagtay Dowladda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan murugada ka dhalatay qarax ka dhacay masaajid ku yaalla xaafadda Tarlai ee magaalada Islamabad, xilli lagu guda jiray salaaddii Jimcaha.
Qaraxan ayaa la sheegay inuu sababay dhimashada ugu yaraan 31 qof, halka 169 kale ay ku dhaawacmeen, kuwaas oo intooda badan...
Kenya oo Dib u Furtay Xuduudka Dhulka ee Soomaaliya si loo Fududeeyo Ganacsiga Qaadka
Nairobi —Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay dib u furtay xuduudda dhulka ee ay la wadaagto Soomaaliya si loo fududeeyo dhoofinta qaadka, ka dib sannado ay saarnaayeen xayiraado dhinaca socodka ah. Go’aankan ayaa yimid ka dib markii ay dowladda ka codsadeen ganacsatada iyo beeraleyda dalkaasi, in xadka Soomaaliya u furto Qaadka Miirowga.
Sida ay baahiyeen warbaahinta maxaliga ah ee dalka...
Madaxweynaha Soomaaliya oo Gaaray Magaalada Doha ee Dalka Qatar
Doha — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Doha, caasimadda dalka Qatar, halkaas oo si diirran loogu soo dhoweeyay.
Inta uu ku sugan yahay dalka Qatar, Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu kulamo miro-dhal ah la yeesho mas’uuliyiin sare oo ka tirsan dowladda Qatar, kuwaas oo diiradda lagu saari doono xoojinta iskaashiga...











