Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Rooble oo wasiirka amniga gudaha u magacaabay C/laahi Maxamed Nuur

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya  Maxmaed Xuseen Rooble ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur ugu magacaabay Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya. Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa uga mahadceliyay wasiirkii hore ee Amniga Gudaha Xasan Xundubey Jimcaale ‘shaqadii wanaagsaneyd ee uu soo qabtay’ muddadii uu xilka hayay. “Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxmaed Xuseen Rooble oo tixgelinaya baahida loo qabo...

Somalia stand-off plunges country into fresh crisis

A rift inside Somalia's troubled government intensified on Wednesday as the president and prime minister traded accusations of abuse of power, plunging the country deeper into a political crisis. President Mohamed Abdullahi Mohamed and Prime Minister Mohamed Hussein Roble have publicly feuded in recent days over key national security appointments, exposing fresh divisions in an administration that is behind on...

Somali president hails ties with China as new envoy begins work

Somali President Mohamed Farmajo on Tuesday received credentials from the new Chinese Ambassador to Somalia, Fei Shengchao, replacing Qin Jian whose term ended. Farmajo congratulated the new Chinese ambassador on his appointment, saying Mogadishu was committed to strengthening friendly relations between the two countries, the presidency said in a statement issued in Mogadishu. Fei said that China and Somalia are good...

AU helps Somalia to conduct credible elections

The African Union Commission (AUC) in collaboration with the African Union Mission in Somalia (AMISOM) has started providing electoral assistance to help Somalia conduct credible elections in 2021. The AU said the electoral assistance comprises financial, operational and technical support and is being provided in response to a government request. "The assistance will contribute to successful organization of elections which constitute...

AMISOM and Somalia Security Forces Establish Joint Operations Centres Across Somalia

Members of Somalia’s security services are undergoing an extensive 6-day training at the Banadir Joint Operations Centre (JOC) to provide them with specialist skills needed to secure the country’s ongoing national elections. Drawn from the Somalia Police Force (SPF), the National Intelligence Agency (NISA) and the Somalia National Army (SNA), the 45 officers will receive training in forensic investigations and...

Somalia on edge as president, PM clash over intelligence chief

Somalia’s two most powerful leaders were locked in a deepening standoff on Wednesday after they named different men to head the politically unstable Horn of Africa nation’s intelligence service. The open row between President Mohamed Abdullahi Mohamed and Prime Minister Mohamed Hussein Roble, nominally over a murder investigation, marks an escalation of months of tensions between them in a country...

Madaxweynaha HirShabelle oo soo saaray liiska musharixiinta Aqalka Sare

Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle, Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta shaaciyey liiska xubnaha musharixiinta golaha aqalka sare ee Soomaaliya. Liiskan oo ah mid aad loo wada sugayey ayaa waxaa kasoo dhex-muuqday siyaasiyiin saameyn leh oo u tartamaya ka mid noqoshada golaha aqalka sare ee dalka. Kuraasta intooda badan waxaa ku tartamayo 3 illaa 6 musharrax, taas oo ka dhigeysa inay HirShabelle...

Hay’adda NISA oo shaacisay inuu xilka la wareegay Yaasiin Farey

Hay’adda nabad sugida iyo sidoonka qaranka ayaa shaacisay in taliyaha cusub ee sida ku meel gaarka ah loo magacaabay uu la wareegay xilka. Gashaanle sare Yaasiin Cabdulaahi Maxamud ayaa si rasmi ah ula wareegay xilka Taliyaha Cusub ee HSNQ. "Waxaa Taliska Nabad Sugida & Sirdoonka Qaranka ka dhacday munaasibad uu xilka kula wareegay Taliyaha cusub ee Ku-meel-gaarka ah ee HSNQ, Gaashaanle...

Laba jir Soomaali ah oo meydkeeda laga helay gobolka Minnesota

Waaxda booliska magaalada Edina ee gobolka Minnesota ayaa xaqiijisay in la helay meydka Ikhlas Cabdullahi Axmed oo aheyd laba jir ah, taas oo muddo 18 saacadood ah la raadiyay, kaddib markii qoyskeedu ay waayeen. Meydka Ikhlas ayaa laga helay haro biyo oo u dhaw barxadda lagu ciyaarsiiyo carruurta ee Rosland Park oo markii ugu dambeysay ay la joogtay xubno ka...

Muxuu ra’iisul wasaare Rooble ka yiri tallaabooyinkii uu qaaday Farmaajo?

Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxed Xuseen Rooble wuxuu soo dhawaynayaa Aqbalaadda Madaxwaynaha ee Shaqo ka joojintii Agaasimihii Hore ee NISA Mudane Fahad Yaasiin Xaaji Daahir. Ra’iisulwasaaruhu wuxuu farayaa Agaasimaha Guud ee KMG ah ee NISA Sarreeya Guud Bashiir Maxed Jaamac in uu si deg deg ah u bilaabo shaqadiisa, sidoo kale Saraakiisha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka waxaa uu amrayaa...

WARAR KALE

Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka Oo Soo Gabagabeeyey Barnaamij Is-weydaarsi Aqooneed

NAIROBI – Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa soo gabagabeeyey barnaamij is-weydaarsi aqooneed oo socday muddo toddobaad ah, kaas oo ay...

Taliyaha NISA Oo Gaaray Dhuusamareeb Xilli La Filayo Doorashooyinka Qof iyo Codka Ah

DHUUSAMAREEB – Taliyaha Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Mahad Maxamed Salaad iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa hada gaaray Degmadda Dhuusamareeb ee Caasimadda...

Soomaaliya iyo Bangiga Horumarinta Islaamka Oo Saxiixay Qaab-dhismeedka Iskaashiga

BAKU, AZERBAIJAN – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, iyo Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islaamka (IsDB), Dr. Muhammad Al Jasser, ayaa maanta...