Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasaaradda caafimaadka oo warbixin cusub kasoo saartay cudurka Covid-19

Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixin ka soo saartay kiisaska cudurka COVID-19 ee la diiwaan geliyey 24-kii saac ee ugu dambaysay. Warbixinta wasaaradda waxaa lagu shaaciyey in xanuunka laga baaray 1,244 oo qof, waxaana laga helay 77 ka mid ah. Dadkan laga helay xanuunka ayaa kala jooga Banaadir 43, Puntland 28 iyo Somaliland oo laga diiwaan geliyey 6-kiis. 40 ka mid...

Midowga musharraxiinta oo kulan ka yeeshay xaaladaha soo kordhay

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa kulan gaar ah oo xalay xaaladaha soo kordhay ay ka yeesheen xubnaha golaha midowga musharraxiinta mucaaradka dalka. Kulankan ayaa intiisa badan waxaa diirada lagu saaray khilaafka soo shaac-baxay ee ka taagan Villa Soomaaliya, kaas oo u dhexeeyo Rooble iyo Farmaajo. Golaha ayaa shaaca ka qaaday inay taageerayaan dadaallada uu wado Rooble iyo hoggaamintiisa...

Guddiga xalinta khilaafaadka oo ku wajahan magaalada Dhuusamareeb

Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya, Maxamed Ibrahim Barre iyo waDti uu hogaaminayo ayaa saaka u safraya Galmudug. Xubnahan Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka ee ku wajahan Galmudug oo ka kooban 7 xubnood ayaa goobjoog unoqon doona Doorashada Aqalka sare ee senitorada kasoo baxaya Dowlad Goboleedka Galmudug oo ka bilaabmi doonta Dhuusa Mareeb. Xubnaha Guddiga xalinta khilaafaadka diorashooyinka ayaa horay goobjoog...

Puntland oo boggaadisay dadaallada Rooble iyo hoggaamintiisa dalka

Puntland ayaa boggaadisay dadaallada Ra'iisul Wasaare Maxamed Xusseen Rooble iyo hogaamintiisa dalka ee muddada kala guurka ah, gaar ahaan hirgelinta doorashooyinka iyo xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya la leedahay adduunka intiisa kale. Qoraal kasoo baxay Puntland ayaa waxaa lagu sheegay inay markasta aaminsan tahay sarreynta sharciga sida ku cad qodobka 4-aad farqadiisa 1-aad ee Dastuurka KMG ah. Hadalkan ayaa kusoo aadayo,...

Somalia receives 108,000 more doses of COVID-19 vaccines

Somalia on Sunday received 108,000 additional doses of the Oxford/AstraZeneca COVID-19 vaccine to help intensify the fight against the pandemic in the country. The vaccines were donated by the French government through the COVAX Facility in continued efforts to protect Somalia's population from COVID-19. Fawziya Abikar Nur, Somali Minister of Health and Human Services said the arrival of the new batch...

Rooble oo qoraal xasaasi ah soo saaray – Maxaa soo kordhay?

Ra’isul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble Sida ay lawada socdaan bulshada Soomaaliyeed, Dalku waxa uu ku jiraa marxalad adag oo dhammaan hay’adaha Dastuuriga ah uu ka dhamaaday muddo-xileedkoodii caadiga ah loona baahanyahay in si xilkasnimo leh looga gudbiyo dalka marxaladan kala guurka ah. Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Xukuumaddiisu waxa ay xilka fulinta ee Dalka la wareegtay xilli aad u...

Somali president freezes new trade, security pacts until after polls

Somali President Mohamed Farmajo has issued a directive barring all government officials and public institutions from entering into new economic, political and security agreements during the electioneering period. Farmajo said the directive which is aimed at safeguarding the national assets and sovereignty of Somalia will remain in force until the next government is sworn in and takes office. "Until after the...

Ra’iisul wasaare Rooble oo qaabilay wasiirka arrimaha dibadda Kenya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arimaha Dibadda ee dalka Kenya Raychelle Omamo,taas oo ay ka wada hadleen sare u qaadidda iyo xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhaxeeya labada dal ee dariska ah ee Soomaaliya iyo Kenya. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya ka guddoomay casuumad rasmi ah oo uu...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo furtay hanaanka dhab u heshiisiinta

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshisiinta ee XFS ayaa Daahfurtay Kulanka Wadatashiga Diyaarinta Istaraatiijiyada Xiriirka ee Qorshaha Hanaanka Dhab u Heshisiinta Qaran. Kulankaan oo socon doono mudo labo Maalmood ah uuna daahfuray Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshisiinta ee XFS Mud. Saciid Cabdullahi Calasow. Sidoo kale waxaa kasoo qayb galay Xubno ka socda Dowlad...

Xukuumadda Soomaaliya oo maanta guddoontay deeq talaalka Covid-19 ah

Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa guddoomay 108,000 doses oo talaalka Covid-19 oo ay ku ku deeqday Dowladda Faransiiska. Munaasabadda imaanshaha qeybtii 2-aad ee talaalka Covid 19 oo ka dhacday garoonka Aadan Cadde ayaa waxaa Goob joog ka ahaa Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadjka XFS Dr Axmed Xuseen Macalin Gurey, Madaxa UNICEF Muqdisho Maxamed Ayoya,   iyo Maddaxa WHO Maxamed...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...