Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Jabuuti oo ka hadashay dagaallada u dhexeeya Soomaalida iyo Canfarta

Dawladda Jabuuti ayaa ka hadashay rabshado shalay ka dhacay magaalada madaxda Jabuuti, oo gaystay khasaare kala duwan. Wasiirka Arrimaha Gudaha Jabuuti Saciid Nuux Xasan ayaa sheegay in rabshaduhu ay ka dhaceen dhowr goobood oo ay ku jirto xaafadda isku raranta ah ee Balbala. Wasiirka oo la hadlayey teleefishanka dawladda Jabuuti ayaa sheegay inay dhacday dhimasho, hase yeeshee ma uusan sheegin tirada...

Senator-kii ugu horreeyey ee Aqalka Sare oo lagu doortay Koonfur Galbeed

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur Galbeed waxaa ka socota doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ku matalaya maamulkaas. Samsam ibraahim Cali ayaa noqotey xildhibaankii ugu horeeyey Aqalka sare loo doortey Koonfur Galbeed 4 sano ee soo socota, iyadoona heshey 81-cod, waxaana la tartantay Marwo Shariifo Xaji Cismaan oo iyana heshay 4 cod, halka ay halaabeen 7...

Somalia raises alarm over food shortage

Somalia has raised the alarm over a food shortage that has hit the country this season, affecting at least six million people. Officials from the Ministry of Humanitarian Affairs and Disaster Management said on Saturday that a humanitarian crisis is looming in the country. After a joint meeting with line officials in the federal states, the ministry said it needs urgent aid delivered...

Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka oo u safray Baydhabo

Guddoomiyaha guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka, Cabdullahi Abyan Nuur iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u safray dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Xubnahan guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka ee ku wajahan Baydhabo oo ka kooban 6 xubnood ayaa goobjoog u noqon doona doorashada Aqalka sare ee Senatorada kasoo baxaya dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo ka bilaabmi doonta magaaladaasi. Doorashadan oo maanta dhaceysa ayaa waxaa...

Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay Mahdi Guuleed & Cabdi Xaashi

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa  mar kale la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed oo uu ka sugayay xal ay heshiis ku yihiin oo ku aaddan khilaafka doorashada guddoonka Guddiga Doorashada Gobollada Woqooyi. Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa Ra’iisul Wasaaraha ka...

Koonfur Galbeed oo maanta bilaabeyso doorashada Golaha Aqalka Sare

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa maanta ka dhaceysa doorashada shan kursi oo ka mid ah Senatorada ay Koonfur Galbeed ku leedahay Aqalka Sare. Wararka ayaa sheegaya in qaban qabaadii ugu dmabeysay haatan laga dareemayo magaalada Baydhabo, isla-markaana si aad ah loo adkeeyey amniga magaaladaasi. Illaa 10 musharrax oo saddex ka mid ah ay yihiin dumar ayaa ku tartamaya doorashadan,...

Southwest state picks five senators in Baidoa

BAIDOA - Lawmakers in South West State elected the first five senators, following Jubaland, which elected its senators last Thursday. Two of the five seats were explicitly allocated to women to achieve the 30% quota in parliamentary elections. The following is a list of senators elected today and their respective sub-clans: 1. Aden Abdinasir Mohamed- Hadamo sub-clan, Mirifle Clan 2. Ayan Adam...

World Bank approves US$100 million for healthcare services in Somalia

The World Bank said Thursday it has approved a total of 100 million U.S. dollars to help improve healthcare services in Somalia. The project, which seeks to improve healthcare services, is financed by a 75 million dollar grant from the International Development Assistance (IDA) and an additional 25 million dollar grant from the Global Financing Facility for Women, Children and...

Somalia’s troops recapture strategic location from al-Shabab

The Somali national army backed by Galmudug state forces on Thursday captured Qaycad location near Ba’adweyn town in Mudug region. It was previously occupied by al-Shabab militants. Ahmed Moalim Fiqi, Minister of Internal Security for Galmudug State said that it took seven days of vicious fighting to capture the previous terrorists’ stronghold. “Joint forces completed taking control of Qaycad location after...

Shirka dib u eegista siyaasadda Qaran ee dhalinyarada oo la soo gabagabeeyay

Gunaanadka shirka Dib u eegista Siyaasada Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed oo maanta u aheyd maalintiisii labaad ayay ka qayb galeen hablo loo soo xulay ku biirinta soo jeedino la xiriiro dib u eegista siyaasada qaran ee dhalinyaradda Soomaaliyeed oo magaalada Dhuusamareeb ay wadajir ugu qabteen Wasaaraddaha dhalinyarada iyo Cayaaraha dowladda Federaalka iyo Galmudug. Calas Cabdinuur Barre Gudoomiyaha dhalinyarada Caasimada iyo...

WARAR KALE

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...

Somaliland Leader Meets Israeli Defence Minister as Both Sides Signal Deeper Security Ties

JERUSALEM, June 17 – Israeli Defence Minister Israel Katz said on Tuesday that Israel and Somaliland had cooperated for years on a series of...