QM oo soo dhaweysay guddiga loo xil-saaray ilaalinta qoondada haweenka
War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyey guddigii uu maanta Ra’iisul wasaare Rooble u magacaabay ilaalinta qoondada haweenka ee 30%, inta lagu guda jiro doorashada dalka.
“Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxa ay soo dhoweyneysaa magacaabista uu maanta magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble,13 xubnood oo ah guddi u qareemis, kaas oo ka shaqeynaya...
Soomaaliya iyo Mareynkanka oo ka wada hadlay amniga doorashooyinka
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa Safaaradda Mareynkanka ee magaalada Muqdisho kula kulmay Madaxa Siyaasadda iyo Nabadgelyada Safaaradda Mareykanka Wendy Stancer oo ay wehlinayeen masuuliyiinkale oo katirsan Safaaradda.
Kulanka ayaa looga hadlay arimaha amniga doorashooyinka iyo mashaariicda ay isla wadaan Safaaradda Mareeykanka iyo Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.
Madaxa siyaasadda Madaxa Siyaasadda iyo Nabadgelyada Safaaradda Mareeykanka Wendy Stancer ayaa...
Somalia postpones long-delayed election
Somalia has postponed elections that were due to start on Sunday after months of delays in the deeply unstable Horn of Africa country, officials told AFP.
Indirect parliamentary and presidential polls were due to open on July 25 with four days of voting for the upper house by state delegates. The election cycle was due to end with a presidential...
Ra’iisul wasaare Rooble oo magacaabay guddi cusub
Ra'iisul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi ka kooban 13 xubnood oo qaabilsan u ololeynta iyo xaqiijinta qoondada haweenka ugu yaraan 30% ee labada aqal ee BFS.
Tallaabadan oo qeyb ka ah dardar galinta qoondada haweenka, ayaa lagu magacaabay 12 xubnood oo haween ah iyo hal xubin oo rag ah.
Golaha wadatashiga qaran ayaa shirkoodii bishii june ee...
Taliyaha ciidanka Booliska oo magacaabis sameeyey
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gen Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa isbedel ku sameeyey Afhayeenkii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.
Taliye Xijaar ayaa afhayeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed U magacaabay Gashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan oo ka mid ahaa saraakiisha firfircoon ee ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.
Gashaanle C/Fitaax Aadan Xasan ayaa waxa uu bedelayaa Col Sadiiq Aadan Cali (Doodisho) oo horay u ahaa Afhayeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.
function...
Sheekh Shariif & Xasan Sheekh oo natiijo la’aan kala soo kulmay Cadale
Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud madaxweynayaashii hore ee dalka ayaa isaga soo laabtay degmada Cadale ee gobolka Shabeelaha Dhexe natiijo la'aan, kadib markii ay ku guul dareysteen in ay xalliyaan cabashada ay qabaan dadka deegaanka.
Sida ay wararku sheegayaan waxaa fashilmay kulamo ay la qaadanayeen qaar kamid ah dhaqanka deegaanka oo ku adkeestay in kuraas ka dhexeysa Beesha...
Puntland oo xukun ku ridday shabakad ka kooban sagaal nin
Maxkamadda darejada kowaad ee magaalada Garoowe, ayaa xukuntay shabakad ka kooban 9 nin oo lagu helay in ay khamriga soo gelin jireen gudaha Puntland.
Raggan ayaa Booliiska Gobolka Nugaal ku soo qabtay hawlgal ay ka sameeyeen tuulada Magacley, oo ka tirsan degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal.
Sagaalkaas nin ayaa lagu xukumay min lix sano oo xabsi ah iyo ganaax lacageed oo...
Aqriso: Habraaca xallinta khilaafaadka doorashada Aqalka Sare
Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada Dadban (GXKHDD) ee 2020/2021, asagoo fulinaya Habraaca Hirgelinta Heshiiska Siyaasadeed ee Hagaya Doorashada dadban 2020/2021 ee heer Federal, gaar ahaan Habraaca lagu dhisay Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ee soo baxey 1-da Oktoobar 2020, kaasoo awood sharci ah u siinaya Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada Dadban eegista iyo go’aaminta muranada lagu diido go’aanada ay gaareen Guddiyada...
US Lends More Airpower to Somalia’s Fight vs. al-Shabab
The United States is again targeting fighters with the al-Qaida-affiliated al-Shabab terror group in Somalia, launching its second airstrike in the past four days following a nearly six-month hiatus that began when President Joe Biden took office.
The strike, by U.S. Africa Command (AFRICOM), appears to be part of an effort to lend U.S. airpower to what has been described as...
Somali Regional President, UN Humanitarian Coordinator discuss issues of drought preparedness
Deputy Chairman of the Somali Democratic Party, and Somali Regional State President, Mustafa Omer and the UN Resident Coordinator and UN Humanitarian Coordinator to Ethiopia Dr. Catherine Sozi discuss issues related to drought preparedness and related activities in the region.
The two also explored durable solutions to internally displaced people in Somali Region.
The regional president and the UN Humanitarian Coordinator...













