Puntland elects its all 11 senators in one-day election
Puntland parliament Wednesday elected all the 11 senators, becoming the first state to conclude the election of senators as other regional states such as HirShabelle and the Somaliland caucus are yet to announce the candidates.
However, virtually all the new senators went through without competition after their opponents pulled out of the race.
Only two candidates-Senator Abdirahman Faroole and Abdiqani Guelleh...
Somalia sets up national payments system as it rebuilds country
Somalia has set up a national payments system as part of plans to develop the financial industry in one of the world’s most fragile states, following decades of political and economic instability.
The 13 lenders in the Horn of Africa nation can now “become inter-operable, connected to the clearing and settlement system of the central bank and able to transact...
At least 8 killed in roadside blast in central Somalia
Eight civilians including two children were killed in a roadside blast near Baladweyne town in Mudug region, central Somalia on Tuesday.
Abdirahman Ali Diriye, Governor of Mudug region said the eight were killed when a vehicle in which they were traveling ran over an improvised explosive device that had been planted by suspected al-Shabab militants.
Diriye told Radio Mogadishu that three...
Rooble oo wada-hadallo la yeeshay madaxweynaha dalka Kenya
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta ku kulmay magaalada Mombasa, kadib booqashadii maanta uu dalkaasi ku tagay Ra’iisul Wasaare Rooble.
Madaxtooyada Kenya ayaa sheegtay in labada hoggaamiye ay ka wada hadleen dhowr arrimoood oo istiraatiiji u ah danaha ay wadaagaan labada waddan. Waxay sheegeen in qodobada laga wada hadlay ay ugu waaweyn yihiin...
Somali PM Roble arrives in Kenya for official visit
Somalia Prime Minister Mohammed Hussein Roble has arrived in Kenya for an official visit.
The Ministry of Foreign Affairs on Tuesday announced that the Prime Minister's visit was to further strengthen bilateral relations between Kenya and Somalia.
Hussein Roble was received on arrival at Jomo Kenyatta International Airport by Foreign Affairs CS Ambassador Raychelle Omamo.
Somalia recently affirmed its commitment to restore...
Sidee R/W Rooble loogu soo dhoweeyey dalka Kenya?
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaareen magaalada Mombasa ee dalka Kenya, halkaas oo si diirran loogu soo dhaweeyay.
Wafdiga Ra’iisul wasaaraha waxaa garoonka Magaalada Mombasa ku soo dhaweeyay Wasiirka Arimaha Dibadda Kenya, waxaana ujeedka safarkiisa uu yahay casuumaad uu ka helay Madaxweynaha dalkaas Uhuru Kenyatta.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa la filayaa in uu galabta...
Maxay ka wada-hadleen Duqa Muqdisho iyo Safiirka Qatar?
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowlada Qatar u fadhiya Soomaaliya MR. Xasan Xamza Assad.
Ujeedka kulankan ayaa ahaa sidii loo xoojin lahaa iskaashiga la xariira mashaariicda lagu horumarinaayo dhismaha Caasimadda iyo sidii safaarada Qatar u heli laheyd dhul ay ka hirgaliso dhismaha cusub ee Safaarada Dowlada...
Ciidamada AMISOM oo dad shacab ah ku dilay gobolka Shabeelaha Hoose
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa qarax ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM maanta lagula beegsaday qeybo ka mid ah gobolka Shabeelaha Hoose.
Qaraxa oo ahaa miino ayaa waxaa ciidamadaasi lagula eegtay inta u dhexeysa Golweyn iyo Danow oo hoos yimaada deegaanka Shalanbood ee gobolkaasi.
Guddoomiyaha maamulka Shalanbood Nuur Cismaan Raage oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in ciidanka...
Ra’iisul wasaare Rooble oo maanta u ambabaxay dalka Kenya
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar ugu baxay Dalka Kenya, kadib markii uu Casuumaad Rasmi ah ka helay Madaxwaynaha Kenya.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa safarkisa waxaa ku wehliya xubna katirsan Golihiisa Wasiirada iyo Masuuliyiin kale oo katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulamo kala duwan la qaadan doona Madaxda Dalka Kenya inta uu joogo Nairobi.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const...
Ra’iisul wasaaraha XF oo la kulmay saraakiisha laamaha ammaanka
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan looga hadalay amniga dalka la qaatay saraakiisha amniga si loo xoojiyo amniga guud wadanka ,gaar ahaan caasimada Muqdisho
Rooble ayaa lamaha amniga faray in ay sii dar-dargaliyaan amniga, isaga oo sidoo kale kula dardaarmay saraakiisha in xil gaar ah ay iska saran amniga doorashooyinka dalka.
Soomaaliya ayaa haatan isku diyaarineyso doorashooyin...












