Midowga Afrika oo cambaareeyey rabshadaha Koonfur Afrika
Ururka Midowga Afrika ayaa cambaareeyay rabshadaha ka socda Koonfur Afrika oo ay ku dhinteen 72 qof.
Dibadbaxyada looga soo horjeedo xariga madaxweynihii hore Jacob Zuma ayaa isu badalay bililiqo iyo burbur hantiyeed gobolada qaar.
"Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat, wuxuu si adag u cambaareynayaa rabshadaha sababay dhimashada dadka rayidka ah iyo muuqaalada naxdinta leh ee dhaca hantida shacabka iyo...
Ciidamada ammaanka oo xalay howl-gal ka sameeyey Muqdisho
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gal qorsheysan oo xalay ciidamada ammaanka Soomaaliya ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Boondheere ee gobolka Banaadir.
Howl-galka oo ahaa mid lagu xaqiijinayey amniga ayaa waxaa si gaar ah looga fuliyey xaafado ku dhow xarunta madaxtooyada, gaar ahaan inta u dhaxeysa isgoyska Maana-Booliyo, illaa Taalada Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho.
Wararka ayaa...
DF oo ka hadashay dhibaatooyinka Soomaalida ku heysto K/ Afrika
Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa war kasoo saartay dhibaatooyinka saacadahii lasoo dhaafay ay la kulmayeen muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koofur Afrika.
War qoraal ah oo caawa kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay aad uga waalacsantahay rabshadaha iyo boobka ka dhacay dalka Koofur Afrika 72 saac ee lasoo dhaafay, kuwaasi oo lagu dilay ilaa...
DP World says wins ruling against Djibouti’s port company
Dubai's DP World said on Monday an arbitration tribunal in London ruled that Djibouti's port company, Port de Djibouti S.A. (PDSA) breached a joint venture agreement over a container terminal with DP World by wrongfully attempting to end it.
The government of Djibouti, which is responsible for the port, could not immediately be reached for comment.
DP World, one of the...
10 Somali refugees fall prey to starvation, COVID-19 in 2 weeks
At least 10 Somali refugees have died from starvation and COVID-19 in the last two weeks because they could not get help from Uganda's government or their fellow nationals due to a lockdown, a community group said Monday.
Speaking to Anadolu Agency, Khalis Muhammad, vice chairman of the Somali Community Association in Uganda, said some of the refugees died from...
AU, UN seek to boost peace support operation in Somalia
A senior UN official has held talks with the African Union Mission in Somalia (AMISOM) leadership to discuss various issues to boost the peace support operation in the country, the AU mission said on Monday.
Francisco Madeira, head of AMISOM said Atul Khare, UN Under-Secretary-General for Operational Support met with the AU mission’s leadership to discuss logistical and financial support...
Lafta Gareen oo qaabilay wafdi ka socdo Qaramadda Midoobay
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada kumeel gaarka u ah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi uu hogaaminayey Agaasimaha Taakulaynta Xafiiska Xoghayaha guud Qaramada Midoobey Atul khare.
Kulanka ayaa sidoo kale waxaa qeyb ka ahaa Wasiiro xildhibaano iyo masuuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed.
Madaxweyne Laftagareen ayaa warxbixin guud...
Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM oo qarax lagula eegtay Sh/Hoose
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM, gaar ahaan kuwa Uganda qarax miino lagula beegsaday qeybo ka mid ah gobolkaasi oo dhaca koonfurta dalka Soomaaliya.
Qaraxa oo ka dhacay inta u dhexeysa deegaanada Buulo-Mareer iyo Golweyn ayaa waxaa ugu dhintay hal askari, iyada oo uu ku dhaawacmay, sida ay...
Axmed Madoobe oo la shiray guddiga doorashooyinka Jubbaland
Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay xubnaha guddiga doorashooyinka maamulkaasi, iyaga oo ka wada-hadlay arrimo xasaasi ah.
Axmed Madoobe iyo guddiisa doorashada ayaa si gaar ah diirada u saaray qabsoomida arrimaha doorashooyinka dalka, gaar ahaan soo xulista xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya.
Sidoo kale labada guddiga doorashooyinka Jubbaland ayaa madaxweyne Axmed...












