Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia, Eswatini Pledge Stronger Ties at Korea-Africa Ministerial Meeting

SEOUL — Somalia's Foreign Minister Ahmed Moallim Fiqi met with Eswatini's Minister of Economic Planning and Development, Thambo Gina, on the sidelines of the Korea-Africa Foreign Ministers' Meeting in Seoul, where the two officials discussed strengthening bilateral relations and expanding cooperation between their countries.   According to Somalia's Foreign Ministry, the talks focused on enhancing diplomatic ties and exploring areas of...

Swedish Delegation Visits Somalia Disaster Agency to Discuss Risk Management Cooperation

MOGADISHU — Somalia's National Disaster Management Agency (SoDMA) hosted a delegation from Sweden and the Swedish International Development Cooperation Agency (Sida) on Monday for talks aimed at strengthening cooperation on disaster preparedness and risk reduction, officials said.   The delegation was led by Annika Jayawardena, Deputy Head of Sida's Eastern and Horn of Africa Department, and included the Head of Cooperation...

Somali Special Forces Conduct Security Operations in Middle Shabelle

MOGADISHU — Somalia's elite Danab Special Forces carried out planned security operations in several areas of the Middle Shabelle region, targeting suspected hideouts and positions used by remnants of the Islamist militant group Al-Shabaab, military officials said on Tuesday.   The operations were conducted by units of the 164th Battalion of the 16th Danab Brigade as part of ongoing efforts to...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgallo amni ka fuliyey deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe

Shabeellaha Dhexe - Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu xaqiijinayo amniga iyo xasilloonida ka fuliyey deegaanno dhowr ah oo hoostaga Gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay ku baarayeen fariisimaha iyo goobaha ay ku dhuumaaleystaan haraadiga kooxda Al-Shabaab.   Howlgalkan oo ay iska kaashadeen guutooyinka kala duwan ee ciidanka, ayaa waxaa si gaar ah u fuliyey...

US Reaffirms Recognition of Somalia’s Territorial Integrity, Including Somaliland

WASHINGTON — The administration of U.S. President Donald Trump has informed Congress that the United States continues to recognize the sovereignty, unity and territorial integrity of the Federal Republic of Somalia, explicitly affirming that Somaliland remains part of Somalia's internationally recognized borders.   In a report submitted to Congress, the U.S. State Department said Washington would maintain its longstanding support for...

Maamulka Trump: Iskaashiga Somaliland ma dhaawacayo Midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

WASHINGTON — Maamulka Madaxweyne Trump ayaa u sheegay Kongareeska in dowladda Mareykanka ay si buuxda u aqoonsan tahay madax-bannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxuuna si cad u qeexay in Somaliland ay tahay gobol ka tirsan xuduudaha caalamku u aqoonsan yahay dalka Soomaaliya.   Warbixin ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka u gudbisay Kongareeska ayaa lagu sheegay in Washington...

Wafdi Ka Socday Dowladda Sweden iyo Hay’addo oo soo garaay magaalada Muqdisho

Muqdisho - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda ku qaabilay wafdi ka socday Dowladda Sweden iyo Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Sweden (Sida), kuwaas oo ay hoggaaminaysay Annika Jayawardena, Ku-xigeenka Madaxa Qeybta Bariga iyo Geeska Afrika ee Xarunta Hay’adda Sida. Waxaa sidoo kale wafdiga ka mid ahaa Madaxa Iskaashiga Soomaaliya...

Soomaaliya iyo Eswatini oo Ka Wadahadlay Xoojinta Xiriirka iyo Iskaashiga Labada Dal

Seoul – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Qorsheynta Dhaqaalaha iyo Horumarinta ee Boqortooyada Eswatini Mudane Dr.Thambo Gina, intii uu socday Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Kuuriya iyo Afrika ee ka dhacaya magaalada Seoul.   Wadahadallada labada masuul ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka...

Shariif Sheekh Axmed oo sheegay Banaanbaxu inuu yahay Xaq Dastuuri ah

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa sheegay in banaanbaxa ay mucaaradku ku baaqeen inuu yahay xuquuq uu dammaanad qaaday dastuurka dalka.   Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlay madal ay isugu yimaadeen siyaasiyiinta mucaaradka ah, laguna adkeynayay qabsoomidda banaanbaxa la qorsheeyay 4-ta Juun, ayaa shacabka ugu baaqay inay ka qeyb qaataan isu soo baxa lagu wado inuu...

Kheyre oo Shacabka Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka Qaybgalka Banaanbaxa 4-ta Juun

Muqdisho – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Ali Khayre, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay ka qayb qaataan banaanbaxa la qorsheeyay inuu dhaco 4-ta Juun.   Kheyre oo ka hadlay kulan ay yeesheen siyaasiyiinta mucaaradka ah ayaa sheegay in shacabka aysan ka niyad jabin ama ka baqan tallaabooyinka ay dowladda qaadayso, sida uu hadalka u dhigay, gaar ahaan kuwa la...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...