Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wafdi Ka Socday FAO Somalia oo Boqday Tuulada Sabuun ee Magaalada Jowhar

Jowhar — magaalada Jowhar, ciidamada AUSSOM ayaa sugay amniga wafdi ka socday FAO Somalia, kaas oo kormeer shaqo ku tagay tuulada Sabuun si uu qiimeyn farsamo ugu sameeyo xarun-biyoood oo muhiim ah.   Booqashada tuulada Sabuun waxaa ujeedadeedu ahayd in la ogaado baahiyaha kaabayaasha hortabinta leh, lagu taageero horumar waara oo bulshooyinka deegaanka ah, isla markaana la la xaajoodo mas’uuliyiinta Dowlad...

Ciidanka AUSSOM ee Qaybta 1-aad oo Qaatay Tababar ku Saabsan Diyaaradaha Yaryar ee Aan Duuliyaha Lahayn

Jowhar — Ciidanka AUSSOM ee ku sugan Qaybta 1-aad ayaa maanta qaatay tababar takhasusi ah oo ku saabsan sida loo isticmaalo diyaaradaha yaryar ee aan duuliyaha lahayn, kaas oo ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Jowhar. Tababarka waxaa fududeeyey Qaybta Adeegga Teknolojiyada ee UNSOS.   Tababarka ayaa looga gol leeyahay in sare loo qaado sirdoonka iyo xuuraanka, lagu horumariyo qorshaynta xeeladaysan iyo wax-ku-oolnimada...

Ciidanka Nabadsugidda Jubaland oo Biyo-dhaamin u Sameeyay Qoysas Danyar ah oo ku Nool Galbeedka Kismaayo

Kismaayo — Ciidanka Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Jubaland, gaar ahaan taliska gacanta ku haya Koontaroolka Via-Afmadow, oo ah goob muhiim ah oo laga hubiyo dadka isaga kala goosha magaalada Kismaayo iyo gobollada kale, ayaa maanta biyo-dhaamin u sameeyay qoysas badan oo danyar ah oo ku nool deegaanno ka tirsan galbeedka magaalada Kismaayo. Deegaannada ay ciidanku gaarsiyeen biyaha ayaa waxaa ka...

Wasiir Ku-Xigeenka Arrimaha Dibadda oo Qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Geeska Afrika

Muqdisho — Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ciise Maxamuud Mursal, ayaa maanta xarunta wasaaradda ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Geeska Afrika (OSESG), Mudane Huang Cong, oo ay weheliyeen Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud, Mudane James Swan. Kulanka waxaa sidoo kale ka qeybgalay...

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo Ka Qayb Galay Shirka Guddiga Fulinta Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)

Geneva, Switzerland — Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cali Xaaji Aadam Abubakar, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb galay furitaanka Shirka 158aad ee Guddiga Fulinta Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO), kaas oo si rasmi ah uga furmay magaalada Geneva ee dalka Switzerland.   Shirkan, oo la qabto sanadkiiba mar, ayaa ah madal muhiim ah...

Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaranka oo Guddoomiyay Kulan Degdeg ah oo Looga Hadlay Abaarta Dalka

Muqdisho — Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaranka, ahna Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa maanta guddoomiyay kulan degdeg ah oo Guddiga Gurmadka Qaranka ah, kaas oo diiradda lagu saaray xaaladda abaarta daran ee ka jirta qeybo badan oo dalka ah.   Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiir Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi...

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta Soomaaliya oo si weyn loogu soo dhaweeyay Birmingham

Birmingham - Magaalada Birmingham, oo ah caasimadda labaad ee Boqortooyada Midowday (UK), ayaa maanta lagu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, oo safar rasmi ah ku jooga dalka.   Munaasabadan soo dhaweynta ah oo ay ka qaybgaleen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham ayaa ahayd mid weyn oo si...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo daahfuray Kulanka Furitaanka Golaha Difaaca Qaranka

Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Kulanka Furitaanka Golaha Difaaca Qaranka, kaas oo ah madal istaraatiiji ah oo muhiim u ah xoojinta maamulka difaaca, kor u qaadista isku-duwidda hay’adaha amniga, mideynta hawlgallada, iyo dib-u-habaynta Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed.   Kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa masuuliyiin sare oo ka...

Madaxweynaha Jubaland oo la kulmay Wakiilka IOM ee Soomaaliya, kana wada hadlay arrimaha abaaraha

Kismaayo – Madaxweynaha Dowladda goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Hay’adda Qaramada Midoobay ee IOM u qaabilsan Soomaaliya, Mr. Manuel Marques Pereira, iyo wafdi uu hoggaaminayay.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda abaaraha ee ka jira deegaanada Jubaland iyo taageerada caalamiga ah ee loo baahan yahay si loo yareeyo saameynta ka dhalatay abaarahaasi,...

Somalia launches Defence Board to steer security transition

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s defence minister inaugurated a new Defence Board, a high-level platform aimed at strengthening defence governance, improving coordination among security institutions and unifying military operations and force reform, officials said.   Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi said the board would play a central role in shaping Somalia’s strategic defence direction at a time when the federal government is...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...