Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Soomaaliya iyo Ireland oo ka wada hadlay taageerada amniga iyo wax wadaagga

Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiirka Gaashaandhigga Ireland Mudane Simon Coveney. Kulanka labada mas’uul ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka dhaqaale iyo iskaashi ee u dhexeeya labada dal ee saaxiibada ah, sida lagu sheegay war ka soo baxay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Sidoo kale, Kulanka waxa looga hadlay doorashooyinka baarlamaaniga iyo midka madaxtinimo...

Madaxweyne Axmed Madoobe oo loo diray codsi la xiriira doorashooyinka dalka

Qoraal maanta ay soo saareen Guddiga maamulka dooraashada Jubbaland ee SEIT ayaa madaxweynaha maamulkaasi Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) uga codsaday inuu soo gudbiyo liiska magacyada xubnaha Gtartarmayo Golaha aqalka saree e barlamaanka soo socdo kuwaasi oo deegaan doorashoodu tahay deegaanada dowlad goboleedka Jubbaland. Guddiga oo ilaalinayo jadwalka doorashada labada aqal ee barlamaanka ayaa ku howlan sidii loo ilaalin...

RW Rooble oo xilka qaadis ku sameeyey saraakiil ka tirsan hay’adda NISA

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka jawaabaya tallaabadii muwaadiniin Soomaaliyeed looga horjoogsaday in ay ka dhoofaan garoonka Aadan Cadde, ayaa xilka ka qaaday Agaasimihii Shaqaalaha hay’adda NISA Cabdullaahi Kullane iyo Taliyihii Nabad Sugidda ee garoonka Aadan Cadde Cabdiwahaab Sheekh Cali. “Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble markuu arkay qodobka 21aad ee dastuurka KMG ah ee Jamhuuriyadda Federaalka...

Galmudug oo war kasoo saartay duqeyn ka dhacday gobolka Mudug

Wasaaradda Amniga dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegtay in duqayn cusub oo ka dhacday koonfurta gobolka Mudug lala beegsaday saldhig ay leeyihiin dagaalyahanada Al-shabaab. War ka soo baxay wasaaradda Amniga Galmudug ayaa lagu sheegay in laba gantaal oo kuwa diyaaradaha laga soo rido ah ayaa lagu duqeeyey saldhig kale oo Al-Shabaab ay ku leeyihiin degaan u dhexeeya Qaycad iyo Hareeri-dheere. Qoraalkan ayaa...

Soomaaliya iyo Ireland oo ka wada hadlay taageerada amniga iyo wax wadaagga

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa ku qaabilay maanta oo Khamiis ah Gegidda diyaaradaha caalamiga ee Aadan Cabdulle ee Caasimadda Muqdisho, wafdi Ireland oo booqasho ku yimid dalka oo uu hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Simon Coveney. Booqashada Wafdiga Ireland ku yimid dalka ayaa ka tarjumaysa xoojinta xiriirka dhaqaale iyo iskaashi ee...

Rep. Ilhan Omar questions Biden’s first airstrike on Somalia

REP. ILHAN OMAR is challenging the Biden administration’s justification for its Tuesday airstrike in Somalia, which the Pentagon claimed was targeted against suspected members of al-Shabab. The Minnesota Democrat is also hitting the White House for a failure to make promised and appropriated reparation payments to families of civilians killed in American airstrikes, according to a letter to President...

US airstrike in Somalia is 2nd this week against al-Shabab

For the second time this week, U.S. forces on Friday conducted an airstrike against the al-Shabab extremist group in Somalia. The earlier strike, on Tuesday, was the first in Somalia since President Joe Biden took office in January. In a brief statement, the Pentagon said the attack was conducted in support of Somali partner forces, and thus was allowed under...

Kenya launches probe after plane crash-lands in Somalia with 45 passengers onboard

Kenyan civil aviation authority said Wednesday it has launched investigations into a plane that crash-landed in a military base in southern Somalia with 45 passengers onboard. "It was near the Kenya-Somalia border at Elwak airstrip and we are investigating it. No injuries reported so far," the Kenya Civil Aviation Authority (KCAA) Director General Gilbert Kibe said on the phone. Kibe confirmed...

Al-Shabab threatens to disrupt upcoming Somali elections

Somali terrorist group al-Shabab has threatened to attack electoral delegates who will be choosing lawmakers in parliamentary elections beginning next week. The Islamist militant group has threatened to disrupt the upcoming presidential and parliamentary elections in the Horn of Africa country. The leader of the group, Ahmed Abu Ubaidah, said Tuesday they are opposed to the poll process and threatened the...

Uhuru Delivers Warning to Somalia in Border Visit

President Uhuru Kenyatta has told Somalia that Kenya has no plans to back down in its quest to secure its maritime border. Speaking in Boni forest on Wednesday, July 21, President Kenyatta stated that his government will not cede even an inch of its soil to anyone or any state. Uhuru visited the Multi-Agency Security teams that have been undertaking...

WARAR KALE

Farmaajo oo Hambalyo u Diray Jamhuuriyadda Jabuuti

MUQDISHO - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa hambalyo u diray shacabka, Dowladda iyo hoggaanka Jamhuuriyadda Jabuuti munaasabadda 27-ka Juun oo ah...

SoDMA oo sagootisay 25 sarkaal oo tababar uga ambabaxaya Shiinaha

Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaan qaar ka mid ah Wasiirrada Gargaarka ee Dowlad-goboleedyada,...

Somalia, WHO Discuss Stronger Health Cooperation at Dubrovnik Forum

DUBROVNIK, Croatia — Somalia's Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalam Ali (Dhaay), held bilateral talks with the World Health Organization's Regional Director for...