Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidamada Xoogga dalka oo fashiliyey gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa

Ciidamada dowladda ee ku sugan afaafka hore ee deegaanka Bacaadweyne ee Koofurta Gobolka Mudug ayaa saaka fashiliyay weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsanayay gaari land cruiser ah oo laga soo baxay walxaha qaraxa, sida ay shaaciyeen saraakiisha ammaanka. Ciidamada Xoogga dalka ayaa lagu soo warramayaa inay toogteen wadihii gaari, waxaana halkaasi ku qarxay gaarigii, sida ay xaqiijiyeen saraakiishu. Wararka ayaa sheegaya...

Puntland oo guullo ka sheegatay dagaallo ka dhacay gobolka Bari

Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamed Gallan shir jaraa’id ku qabtay guriga madaxtooyada Boosooso ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaalo Puntland la gashay Al-shabaab iyo Daacisho oo ka dhacay buuraleyda gobolka Bari. Gallan ayaa sheegay in ciidamada Puntland ay guulo waaweyn ka gaareen dagaaladaas, ayna kula wareegeen deegaano badan iyo talisyo ay lahaayeen Daacish iyo Al-shaaab. Dagaalka kowaad oo socday 7 bishii Jun ilaa...

Ra’iisul wasaare Rooble oo wada-hadal la yeeshay dhiggiisa dalka Qatar

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo dhiggiisa Dalka Qatar Sheekh Khaalid Bin Khalifa Bin Cabdilcaziz Aala Taani, oo khadka telefoonka ku wada xiriiray ayaa ka wada hadlay xoojinta iyo horumarinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal ee walaalaha ah. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa dhigiisa dalka Qatar uga warbixiyay horumarka ay dowladda ku talaabsatay ee dhinacyada Amniga iyo...

Ethiopia leaders threaten new offensive against Tigray rebels

Ethiopian leaders warned Wednesday they were ready to launch a new offensive against their "enemies" after rebels pushed deeper into Tigray, effectively tearing up a government-declared ceasefire in the war-torn region. Tigrayan forces this week claimed a series of fresh battlefield gains, two weeks after sweeping through much of the northern region and recapturing Tigray's capital Mekele in a stunning...

UN says 2021 humanitarian funding in Somalia worst in 6 years

The United Nations relief agency said Wednesday the current funding to respond to humanitarian needs in Somalia is the worst in six years. The UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said at mid-year, humanitarian agencies can barely meet the basic needs of nearly half of Somalia's total population. It said the funding shortfall is of urgent concern, as...

KDF kill 11 Al Shabaab militia in Somalia

The Kenya Defence Forces (KDF) under the African Union Mission in Somalia (AMISOM)  on Wednesday, July 14, 2021, announced it had killed 11 Al Shabaab militia in Kuday, Kismayo. Confirming the mid-morning incident, David Goldman, the Director of Counter-Terrorism, National Security, and Intelligence Analysis at Strategic Intelligence, said two-vehicles belonging to the al-Qaeda branch in Somalia Harakat Shabaab al-Mujahideen was...

HirShabelle oo guddoomiye cusub u magacowday Buulo-Burte

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha HirShabelle, Maxamed Cali Caadle ayaa wareegto uu soo saaray guddoomiyaha cusub ee Buulo-Burte ugu magacaabay, Axmed Mahad Nuur, kaas oo bedalaya guddoomiyihii hore ee degmadaasi, Mudane Feysal Haajir Aadan. Wasaaradda arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka HirShabelle ayaa sidoo kale fartay hay'adaha amniga inay la shaqeeyaan guddoomiyaha cusub ee loo magacaabay degmada Buulo-Burte, si loo dardar-geliyo howlaha...

MW Farmaajo oo war kasoo saray geerida Ugaas Axmed Barre

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan Bulshada iyo Dowlad Goboleedka Galmudug geerida ku timid Alle ha u naxariistee Ugaas Axmed Barre Cali oo ku geeriyoodey magaalada Caabudwaaq. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Ugaas Axmed Barre Cali uu ahaa hormuud dhaqan oo lafdhabar u ahaa...

AU condemns ongoing violence and looting in South Africa

Chairperson of the African Union Commission, Mousa Faki Mahamat, has condemned the ongoing violence and looting in South Africa and called for immediate restoration of order in the country. He warned that the ongoing violence risked destabilizing the whole region. Mahamat urged for calm and quick restoration of order, saying the African Union Commission is in solidarity with the government and...

UN says 2021 humanitarian funding in Somalia worst in 6 years

The United Nations relief agency said Wednesday the current funding to respond to humanitarian needs in Somalia is the worst in six years. The UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said at mid-year, humanitarian agencies can barely meet the basic needs of nearly half of Somalia's total population. It said the funding shortfall is of urgent concern, as...

WARAR KALE

Kenya oo masaafurisay ra’iisul wasaare ku xigeenka labaad ee Soomaaliya

MUQDISHO - Kenya ayaa toddobaadkan dalkeeda ka musaafurisay ra'iisul wasaare ku xigeenka labaad ee Soomaaliya, kaddib markii lagu eedeeyay inuu si musuqmaasuq ah ku...

Kenya deports Somalia’s second deputy prime minister over alleged passport fraud

NAIROBI, June 26 - Kenya this week deported Somalia's second deputy prime minister back to his ​country for suspected fraudulent acquisition of ‌a Kenyan...

FBI-da Mareykanka iyo hay’adaha Soomaaliya oo Muqdisho ku qabtay eedeysane musuqmaasuq lagu raadinayay

Muqdisho, Soomaaliya – Hogaamiye lagu sheegay inuu hormuud ka ahaa mid ka mid ah qorshayaashii ugu weynaa ee musuqmaasuqa xilligii faafaha ayaa lagu xiray...