Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

EU urges dialogue after flights carrying regional leaders’ security teams turned back from Mogadishu

Mogadishu – The European Union on Sunday called for calm and dialogue after two aircraft carrying security personnel for the leaders of Somalia’s Jubaland and Puntland regional states were forced to turn back while en route to Mogadishu.   In a statement posted on X, EU Ambassador to Somalia Francesca Di Mauro said the bloc hoped all parties would work together...

Somalia intelligence agency says 13 Al-Shabaab members killed in central region raid

Mogadishu – Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA) said it carried out a planned operation in the Maxaa Saciid area of the Middle Shabelle region, killing 13 members of the Islamist group Al-Shabaab, including five senior leaders.   In a statement, NISA said the raid targeted a house where Al-Shabaab commanders were meeting to plan attacks and to coerce local...

UN voices concern as Puntland, Jubaland delegations miss Somalia national talks

Mogadishu – The United Nations Assistance Mission in Somalia (UNTMIS) on Sunday expressed concern and disappointment after advance delegations from the Puntland and Jubaland regional states failed to arrive in Mogadishu for a long-planned national consultative forum.   UNTMIS said the delegations were unable to travel after required technical clearances were not issued, preventing their participation in the talks, which were...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaali oo ka qeybgalay Shirweynaha 1aad ee Guddiga Sare ee Difaaca

Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hon. Ali Yusuf Ali - Xoosh, ayaa ka qeybgalay Shirweynaha 1aad ee Guddiga Sare ee Difaaca, oo looga hadlayay horumarinta amniga iyo difaaca qaranka.   Shirka ayaa waxaa ka soo qeybgalay wasiirro ka socda dowladda federaalka ah, hoggaanka sare ee hay’adaha amniga, iyo sidoo kale wakiillada safaaradaha iyo saaxiibada...

Wasiirka Tamarta Soomaaliya oo kormeeray xarumo Caafimaad iyo Waxbarasho oo laga hirgeliyey koronto bilaash

Dhuusamareeb – Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, oo ay wehliyaan Wasiiru-Dowlaha iyo Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda, ayaa kormeer shaqo ku tagay xarumo kala duwan oo laga hirgeliyey koronto bilaash ah, kuwaas oo ku yaalla magaalada Dhuusamareeb.   Kormeerkan ayaa qeyb ka ah dadaallada Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee lagu xoojinayo helitaanka adeeg koronto...

Midowga Yurub oo ka hadlay diyaarado hawada laga celiyay oo ay saarnaayeen ilaalada Jubaland iyo Puntland

Muqdisho – Midowga Yurub ayaa war ka soo saaray dhacdo la xiriirta laba diyaarad oo ay saarnaayeen ilaalada madaxda maamul-goboleedyada Jubaland iyo Puntland, kuwaas oo lagu soo celiyay hawada, xilli ay ku sii jeedeen magaalada Muqdisho.   War-saxaafadeed ay ku daabacday barta X (Twitter) Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Francesca Di Mauro, ayaa lagu sheegay in Midowga Yurub uu rajeynayo in...

Madaxweyne Deni oo Qardho kaga qeybgalay kulan lagu bogaadinayo doorka bulshada ee Hawlgalka Calmiskaad

Qardho – Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiillada Puntland, Mudane Maxamed Baari Shire, ayaa caawa magaalada Qardho kaga qeybgalay kulan lagu bogaadinayay doorkii ay bulshada ka qaadatay Hawlgalka Calmiskaad, kaas oo maraya marxalad gebogebo ah.   Kulankan ayaa waxaa ka soo qeybgalay saraakiisha Hawlgalka Calmiskaad, xubno ka tirsan goleyaasha dowladda,...

Qaramada Midoobay oo ka xumaatay baaqashada ka qaybgalka Puntland iyo Jubaland ee madasha wadatashiga qaranka

Muqdisho – Xafiiska Qaramada Midoobay ee Taageerada Soomaaliya (UNTMIS) ayaa muujiyay walaac iyo ka xumaansho ku aaddan in kooxaha hordhaca ah ee ka socday maamulada Puntland iyo Jubaland ay ku guul-darreysteen inay soo gaaraan madasha wada-tashiga qaranka ee la qorsheeyay in ay ka furanto magaalada Muqdisho.   UNTMIS ayaa sheegtay in sababta arrintan ay tahay in aan la bixin oggolaanshiyaha farsamo...

NISA oo 13 Al-Shabaab ah ku dishay howlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Shabeellaha Dhexe – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa shalay fuliyay howlgal qorshaysan oo ka dhacay deegaanka Maxaa Saciid ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo lagu beegsaday guri ay shir ku lahaayeen horjoogeyaal ka tirsan kooxda Al-Shabaab.   Howlgalkaas ayaa lagu dilay 13 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab, kuwaas oo shan ka mid ah ay ahaayeen horjoogeyaal, sida lagu...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Ka Hadashay Amniga Garoonka Aadan Cadde iyo Gogosha Wadahadallada

MUQDISHO - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay mas’uuliyad buuxda ka saaran tahay amniga iyo badqabka muwaadiniinta, si loo xaqiijiyo arrintaasna ay hore u meel marisay qaraarro caddeynaya baratakoollada iyo habraacyada lagu sugayo amniga Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde iyo guud ahaan caasimadda Muqdisho, taas oo horseedday xasilloonida iyo nabadda lagu naaloonayo.   War-saxaafadeed kasoo baxay Dowladda Federaalka ayaa...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...