Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Kulan la Qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Danjire Francesca Di Mauro.   Intii uu kulanku socday, Wasiirka Gaashaandhigga ayaa la wadaagay warbixin faahfaahsan oo ku saabsan adeegyada caafimaadka, taageerada farsamo iyo tan...

Ciidamada Mareykanka oo Agab Ciidan ku Wareejiyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Shabeellaha Dhexe – Ciidamada Mareykanka ayaa maanta agab ciidan iyo hub kala duwan ku wareejiyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan gobolka Shabeellaha Dhexe, taas oo qeyb ka ah taageerada joogtada ah ee ay Mareykanku la garab taagan yihiin Soomaaliya.   War kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa lagu sheegay inTaageeradan muujinaysa iskaashiga amni ee u dhexeeya labada dal, kaasi oo...

Somalia, UN envoys discuss Horn of Africa stability

MOGADISHU — Somalia’s deputy foreign minister on Monday met senior United Nations envoys to discuss evolving security and political developments in the Horn of Africa, officials said.   Deputy Minister for Foreign Affairs and International Cooperation Issa Mahmoud Mursal received the UN Secretary-General’s Special Envoy for the Horn of Africa, Huang Cong, alongside the UN Secretary-General’s Special Representative for Somalia, James...

Somali elders denounce ‘land grabbing’ and illegal development in coastal areas

JAZEERA, Somalia— Traditional elders from Somalia’s Shiikhaal Jazeera and Shiikhaal Gandarshe clans on Tuesday warned against what they described as systematic land grabbing and illegal development projects in their coastal territories near the capital, Mogadishu.   Speaking after a consultative meeting held in Jazeera, within the South West State administration, the elders raised alarm over the future of the neighbouring Jazeera...

Odayaasha Shiikhaal Jazeera iyo Shiikhaal Gandarshe oo ka digay boob lagu hayo Dhulkooda

JAZEERA – Odayaasha dhaqanka ee beelaha Shiikhaal Jazeera iyo Shiikhaal Gandarshe ayaa kulan ballaaran oo ay ku yeesheen deegaanka Jazeera, oo ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed, kaga hadlay xaaladda dhulkooda iyo mustaqbalka deegaanada Jazeera iyo Gandarshe, kuwaas oo ah deegaano xuduud wadaag ah, kana tirsan Koonfur Galbeed.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray walaaca sii kordhaya ee ku aaddan waxa odayaashu...

Somalia & Russia oo Saxiixday Heshiis Is-afgarad oo Dhinaca Caafimaadka ah

Geneva -Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, H.E Dr. Ali Haji Adam, iyo Wasiir-ku-xigeenka Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Russia H.E Oleg Salagay, ayaa magaalada Geneva ku kala saxiixday Heshiis Is-afgarad (MoU) lagu xoojinayo iskaashiga caafimaad ee labada dowladood.   Heshiiskan ayaa ka turjumaya xiriirka qotada dheer ee dhinaca caafimaadka labada dowladood, isaga oo diiradda saaraya horumarinta nidaamka daryeelka caafimaadka, tayaynta...

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Kormeer Shaqo ku tagay Baydhabo

Baydhabo — Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo, xarunta Gobolka Baay, halkaas oo ay ka billaabeen kormeer shaqo oo la xiriira dardargelinta iyo qiimeynta howlaha doorashooyinka dalka.   Socdaalkan ayaa qayb ka ah dadaallada guddigu ku doonayo in lagu hubiyo heerka diyaar garowga maamul goboleedyada, gaar...

Ra’iisul Wasaaraha Xamze oo Xidigga ka Jaray Waddo laga Dhisay Degmada Wadajir

Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka jaray waddo casri ah oo dhererkeedu yahay ku dhowaad 2km, taas oo laga hirgeliyey degmada Wadajir, gaar ahaan Buulo-Xuubey. Dhismaha waddadan ayaa qeyb ka ah dadaallada Xukuumadda DanQaran ee lagu horumarinayo kaabayaasha muhiimka ah ee Caasimadda Muqdisho.   Waddadan ayaa Ra’iisul Wasaaruhu horey u dhagax-dhigay...

Jubaland security forces deliver water to drought-hit families near Kismayo

Kismayo, Somalia – Security forces from Somalia’s Jubaland state delivered emergency water supplies to dozens of impoverished families in western districts of the port city of Kismayo, as prolonged drought continues to worsen living conditions in the region.   The operation was carried out by officers from the Jubaland Intelligence and Security Agency stationed at the Via-Afmadow checkpoint, a key control...

Somalia attends key WHO executive board meeting in Geneva

Geneva – Somalia’s Minister of Health and Social Care, Dr Ali Haji Adam Abubakar, on Monday attended the opening of the 158th session of the World Health Organization’s (WHO) Executive Board, which convened in Geneva, Switzerland, officials said.   The annual meeting brings together senior health officials from around the world to set strategic directions, adopt policies and take decisions shaping...

WARAR KALE

Dowladda Soomaaliya oo Garab Istaag u Muujisay Dowladda Qatar Kadib Dhacdadii Ka Dhacday Ras...

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muujisay garab istaag iyo taageero buuxda oo ay u fidinayso Dowladda Qatar, kaddib dhacdadii ka dhacday xarun gaas oo...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo kula kulmay masuuliyiin sare oo ka socday Qaramada Midoobay

BAYDHABO, Juun 23 – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Talaadadii magaalada Baydhabo kula kulmay wafdi sare oo ka socday Qaramada...

South West State Leader Meets UN Officials to Discuss Governance and Stability

BAIDOA, Somalia, June 23 - South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Adan Madobe, held talks with senior United Nations officials in...