Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Puntland oo xukuno adag ku ridday xubno ka tirsan Al-Shabaab

Maxkamadda Ciidamada Puntland ee magaalada Galkacyo, ayaa xukun dil ah ku ridday  shan xubnood oo lagu helay in ay ka tirsan yihiin dhaq-dhaqaaqa Al-Shabaab. Maxkamadda ayaa sheegtay in shantan xubnood ay ku caddaatay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab, isla-markaana dilal kala duwan ka fuliyeen gudaha magaalada Gaalkacyo sannadihii u dambeeyay.

Maxaa ka jira in Kenya Airways ay billaabeyso duulimaadyo Hargeysa ah?

Shirkadda diyaaradaha Kenya Airways ayaa sheegtay in weli uu hakad ku jiro qorshe ay ku billaabeyso duulimaadyo isaga kala goosha magaalooyinka Nairobi iyo Hargeysa, ayada oo beenisay warar shalay soo baxay. Qaar ka mid ah baraha bulshada ayaa waxaa shalay ku baahiyey qoraal loo tiriyey shirkadda oo lagu sheegay inay duulimaadyada Hargeysa billaabeyso daba-yaaqada...

Ururka Xamaas oo sharuudo ku xiray Israa’iil

Ururka Xamaas ayaa sheegay in loo baahan yahay in ay joojiso Yuhuudda gardarrada ay ku hayaan dadka reer Falastiin cidii doonaysa in ay dhexdhexadiso Falastiin iyo Isra’iil. Casat Al-Rishqi, oo ah xubin katirsan xafiiska siyaasadeed ee dhaqdhaqaaqa Xamaas, ayaa shaaca ka qaaday, in ay jiraan dhinacyo waddo dadaalo ay ku doonayaan sidii loo heli...

DF Soomaaliya oo war kasoo saartay weerarkii Israa’iil ee Masjidka Al-Aqsa

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balaal Maxamed Cusman, ayaa ka qeyb galay shirkii Golaha Jaamacadda Carabta ee heer Wasiir ee aan caadiga ahayn, kaasi oo ku qabsoomay Aaladda fogaan arragga. Fadhigan oo looga hadlayay gardarada Isra’iil ee ku wajahan magaalada Qudus oo ay ku jiro Masjidka barakeysan ee Al-Aqsa iyo xaafadda...

Sawirro: Madaxweynaha JF Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa wadanka Uganda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan la qaatay Dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Museveni. Labada Madaxweyne ayaa ka wadahadlay xiriirka laba geesoodka ah ee dhinacyada amniga, dhaqaalaha iyo siyaasadda, iyada oo ay madaxdu isku raaceen adkeynta xiriirka qotada dheer ee ku dhisan iskaashi iyo wax wadaqabsi. Madaxweyne...

Sawirro: Ra’iisul wasaaraha XF Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay dalka

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminaayo ayaa goor dhow dalka dib ugu soo laabtay, waxaana garoonka Aadan cadde ku soo dhaweeyey wasiirka Cadaaladda ee XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo xog-hayaha joogtada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo masuuliyiin kale. Ra’iisul Wasaaraha iyo madaxda la socotay ayaa...

Lafta Gareen oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay + Sawirro

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta Aqalka Madaxtooyadda ku qaabilay Wafdi ay hogaaminaysay Ku-xigeenka Koowaad wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey U qaabilsan Arimaha Soomaaliya. Waxaana qayb ka ahaa Wakiiladda midowga yurub, midowga Afrika iyo Diblumaasiyiin kale. kulankan ayaa waxa lagaga hadlay Xoojinta,joogteynta xiriirka Wadashaqayneed ee koonfur Galbeed iyo Xafiisyadda...

Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo si weyn loogu soo dhoweeyey dalka Uganda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray magaalada Kambala ee caasimadda dalka Uganda. Madaxweynaha ayaa ka mid ah Madaxda lagu marti qaaday Munaasabadda Caleema-saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee dalka Uganda Mudane Yoweri Museveni. Wafdiga Madaxweynaha saakay ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa waxaa qeyb ah...

Dalalka ku bahoobay EAC oo ka hadlay codsiga Soomaaliya ee ku biiridda ururka

Xoghayaha cusub ee Waddamada ku bahoobay Bariga Afrika Dr Peter Mathuki ayaa ka hadlay goorta ay suurta gal tahay in Soomaaliya ay ku biirto ururka. Wuxuu sheegay in ay bilaabeen howlihii hordhaca ahaa ee diyaarinta dalka ee ku biirida ururka ay ku midoobeen dalalka Bariga Afrika. "Arrintaas waxay aheyd codsi, waxay...

Puntland oo mamnuucday dadka ka imaanaya wadanka Hindiya

Puntland ayaa deegaanadeeda ka mamnuucday dadka ka imaanaya dalka Hindiya kadib saameynta cudurka Covid-19 ku hayo halkaas. Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa sheegtay in "la joojiyay dadka ka imaanaya wadankaas waxaana ka codsanaynaa inay sii joogaan inta xaaladu is badalayso" "Hadii ay dhacdo in qof uu yimaadaana waxaan diyaarinay inaan galino labo...

WARAR KALE

Shariif Sheekh Axmed oo Ka Hadlay Weerarkii Lagu Qaaday Hoygiisa

MUQDISHO - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka hadlay weerar uu sheegay in lagu qaaday hoygiisa magaalada Muqdisho, isagoo ka digay...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ka digay xiisado siyaasadeed iyo mid amni oo sii...

MUQDISHU, Somalia- Madaxweynihii hore ee Somalia, Maxamed Cabdullaahi Maxamed, ayaa ka digay in Somalia ay gasho marxalad khatar ah oo ah xasilooni-darro siyaasadeed iyo...

Somalia Issues Official Casualty Figures After Mogadishu Clashes

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Ministry of Health and Human Services said Sunday that one person was killed and 55 others wounded during security-related incidents...