Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay dhaqaatiirta la tacaalaya Covid-19
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan dhiirrigelin ah la qaatay qaar ka mid ah dhakhaatiirta iyo adeegayaasha caafimaad ee la tacaalaya xakamaynta cudurka COVID-19 ayaa ku bogaadiyey dadaalladooda naf hurka ah ee ay ku bixinayaan ilaalinta badqabka caafimaad ee shacabka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa soo bandhigay dadaallada ay Dowladdu gelisay...
Qatar oo war ka soo saartay dib u soo noqoshada xiriirka Soomaaliya iyo Kenya
Amiirka dowladda Qatar Sheekh Tamim bin Hamad Al-Thani ayaa soo saaray qoraal uu ku soo dhaweynayo dib u soo celinta xiriirkii diblomaasiyadeed ee dowladaha Soomaaliya iyo Kenya.
Amiirka ayaa sheegay in go’aankii lagu soo celiyey xiriirka Soomaaliya iyo Kenya uu ahaa mid geesinimo leh, isagoo labada dal u rajeeyey inay hadda kadib ka wadashaqeeyaan...
Heavy rains kill nin children in Mogadishu
At least nine children were killed Friday when a house collapsed after heavy rains here in the capital, according to an aid organization.
The children were rushed to hospitals but died from their injuries, said the Somali Red Crescent society.
"Sadly 9 children rushed to hospital following the collapse of a...
AU appoints envoy to mediate Somalia crisis
The Chairperson of the Commission, H.E. Moussa Faki Mahamat, is pleased to announce the appointment of H.E John Dramani Mahama, former President of the Republic of Ghana, as his High Representative to Somalia.
As the High Representative for Somalia’s political track. President Mahama will work with the Somali stakeholders, to reach a mutually...
Sawirro: Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo kormeer sameeyey
Ra’iisiul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray howsha lagu furayo, islamarkaana ciidammada looga qaadayo qaar ka mid ah jiddkii ku xirmay qalalaasihii dhawaan ka dhacay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, tallaabadan oo qeyb ka ah dhaqangelinta heshiiskii nabadeynta caasimadda ee shalay lagu gaaray Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaarha ayaa tagay meel aan sidaa...
DF Soomaaliya oo ku dhawaaqday in ay dib u soo celisay xiriirkii Kenya
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in dib u celisay xiriirkii diblomaasiyadeed ee dowladda Kenya.
Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala oo goordhaw la hadlay Warbaahinta ayaa u akhriyay war-murtiyeedka ka soo baxay dowladda Soomaaliya.
Hadaba halkan ka akhriso War-murtiyeedka
War-murtiyeedka wadajirka ah ee dib-u-soo-celinta xiriirka...
Somalia restoring diplomatic ties with Kenya after nearly six months
Somalia said on Thursday it was restoring diplomatic ties with neighbouring Kenya after it cut relations in December accusing Nairobi of meddling in politics. read more
"Now diplomatic relations are restored," Abdirahman Yusuf, deputy information minister, told a news conference in Mogadishu, saying Qatar had helped in the process.
There was...
Marxalado noocee ah ayey soo martay Shabelle oo 19 jirsatay ?
MOGADISHU - Shabakadda Waraahinta Shabeelle ayaa maanta u dabaaldageysa 19-sano guuradii ka soo wareegatay markii la aas aasay Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho.
2002 ayaa dhidibada loo taagay Shabelle oo ay soo wajaheen tan iyo xiligaas wixii ka dambeeyay marxalado murugo iyo faraxad xamabaarsanaa oo muddadii ay jirtay la...
Sawirro: Saraakiil ciidan oo tababar loogu soo xiray magaalada Gaalkacyo
Tababarkaan oo soconayay muddo 12 maalmood ah isla markaana ahaa mid lagu baranayay habraaca ka hortagga danbiyada iyo baaristooda ayaa magaalada Gaalkacayo loogu soo gaba gabeeyay saraakiil ka tirsan ciidanka booliska degmada Gaalkacayo.
Xiritaanka tababarka ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiir ku xigeenka wasaaradda Caddaalada Galmudug Maxamuud Guure Guuleed taliyaha saldhiga booliiska degmada...
Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya oo soo dhaweeyey heshiiskii xalay la gaaray
Madaxweynihii Hore ee Somalia Shariif Sh. Axmed “Waxaan soo dhaweynayaa heshiiska laga gaaray rabshadihii ka dhashay muddo kordhinta, anigoo codkayga ku biirinaya in ciidamada qalabka sida ee geesiyayaasha aan marna la siyaasadeyn oo ay ku laabtaan xarumahoodii”.
Waxaan kaloo bogaadinayaa dadaalada Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda, iyadoo aan ka rajeyneyno in heshiis laga gaaro doorashooyinka iyadoo...













