Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Warsheekh iyo Kaaraan oo u gudbay sama finalka tartan aqooneedka Shabelle

Waxaa xalay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ku loolamay degmooyinka Kaaraan iyo Warsheekh oo ka kala tirsan gobollada Banaadir iyo Sh/Dhexe, kuwaas oo soo bandhigay tartan xiiso badan. Labada degmo ayaa aad ugu hardamay tartanka, hayeeshee waxa ay guushu raacday tartamayaasha degmada Dayniile ee gobolka Banaadir. Kaaraan oo...

Sawirro: Duqa magaalada Muqdisho oo booqday qoysas uu saameeyay roobka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa caawa booqday qoysaskii uu saameeyay Roobkii saacadihii lasoo dhaafay ka da’ay magaalada Muqdisho, waxa uuna uga tacsiyadeeyay musiibadii uu geestay roobkii xooganaa ee ka day’ay Caasimadda. Duqa magaalada Muqdisho ayaa sidoo kale sheegay in maamulka gobolka Banaadir uu garab taagan...

Sawirro: R/wasaare Rooble oo si weyn loogu soo dhaweeyey dalka Sacuudiga

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta gaaray magaalada Jeddah, isagoo ku sii jeeda magaalada barakeysan ee Makka, si uu u soo Cumreysto. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa waxaa magaalada Jeddah ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Safaaraddda Soomaaliya ee Dalka Sacuudiga iyo qaar ka mid ah Madaxda boqortooyada Sacuudiga.

Midowga Afrika oo Ergay gaar ah usoo magacaabay arrimaha Soomaaliya

Midowga Afrika ayaa Madaxwaynihii hore Jamhuuriyadda Ghana H.E John Dramani Mahama u soo magacaabay inuu noqday Ergayga Gaarka ah ee Soomaaliya. H.E John Dramani Mahama ayaa Soomaaliya kala shaqeyn doona arrimaha siyaasadda iyo Doorashooyinka la filayo in dalka ay ka dhacaan. Sidoo kale wuxuu dhex-dhexaadin doonaa dowladda iyo mucaaradka, si ay...

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida xildhibaan C/laahi Sheekh

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo ahaa mudane ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa xusay in Marxuum Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil uu muddo dheer u soo adeegayey...

Ra’iisul wasaare Rooble oo gaaray dalka Sacuudiga

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumaddda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta ka  ambabaxay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho,iygoo gaaray Dalka Sacuudi Carabiya. Wafdigaasi oo ay Garoonka ku sii sagootiyeen xubno ka tirsan labada Gole,.waxaa la filayaa in ay ka qeybgalaan gudashada acmaasha Cumrada. Safarka wafdiga...

Ciidamada milatariga oo laga saarayo magaalada Muqdisho

Maanta ayaa la filayaa in ciidamada isku horfadhiyey magaalada Muqdisho ay dib ugu noqdaan xeryahoodii, kaddib markii shaley Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu booqday goobaha fariisinka u ahaa ciidamadan. Waddooyinkii magaalada ayaa laga qaaday dhifeysyadii carada ahaa, waxaana saaka la dhameystirayaa howshaas sida u sheegey Gaashaanle Diini Rooble Ahmed  oo ah afhayeenka ciidamada dowladda ee la...

Maxay ka wada-hadleen R/W Rooble iyo safiirka Turkiga ee Soomaaliya?

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Turkiga ee dalka Soomaaliya Mahmet Yilmez. War ka soo baxay xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa lagu sheegay Kulanka labada mas’uul looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin xoojinta iskaashiga iyo xiriirka labada dal iyo Arrimaha doorashooyinka Soomaaliya. Ra’iisul...

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay dhaqaatiirta la tacaalaya Covid-19

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan dhiirrigelin ah la qaatay qaar ka mid ah dhakhaatiirta iyo adeegayaasha caafimaad ee la tacaalaya xakamaynta cudurka COVID-19 ayaa ku bogaadiyey dadaalladooda naf hurka ah ee ay ku bixinayaan ilaalinta badqabka caafimaad ee shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa soo bandhigay dadaallada ay Dowladdu gelisay...

Qatar oo war ka soo saartay dib u soo noqoshada xiriirka Soomaaliya iyo Kenya

Amiirka dowladda Qatar Sheekh Tamim bin Hamad Al-Thani ayaa soo saaray qoraal uu ku soo dhaweynayo dib u soo celinta xiriirkii diblomaasiyadeed ee dowladaha Soomaaliya iyo Kenya. Amiirka ayaa sheegay in go’aankii lagu soo celiyey xiriirka Soomaaliya iyo Kenya uu ahaa mid geesinimo leh, isagoo labada dal u rajeeyey inay hadda kadib ka wadashaqeeyaan...

WARAR KALE

SouthWest State Leader Sheikh Aden Madobe Formally Assumes Office in Baidoa

BAIDOA, Somalia – The newly elected leader of Somalia's South West State, Sheikh Aden Mohamed Nur, widely known as Aden Madobe, formally assumed office...

Madaxweyne Sheekh Aadan Madoobe oo xilka si rasmi ah Maanta ula wareegay

Baydhabo, 11,Juun 2026: Waxaa maanta si rasmi ah xilka Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed ula wareegay Hoggaamiyaha la doortay ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Shekh...

U.S., Nigeria Say Joint Operations Killed More Than 200 Boko Haram, ISWAP Fighters

ABUJA – The United States Africa Command (AFRICOM) and the Nigerian military said they had carried out joint operations against Boko Haram and Islamic...