Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Xiriirka Ururada Shaqaalaha oo fariin u diray shaqaala-weynaha Soomaaliyeed

Maanta oo ay taariiqdu ku beegantahay 1-May ,waxaa caalamka iyo Soomaaliyaba laga xusaa maalinta shaqaalaha aduunka, madaxda Xiriirka Ururada Shaqaalaha Soomaliyeed (FESTU) ayaa dhamaan shaqaalaha Soomaliyeed u diray hambalyada ku aadan maalinta shaqaalaha aduunka. Xoghayaha guud ee Xiriirka Ururada Shaqaalaha Soomaliyeed (Festu) Cumar Faruq Cisman oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in sanadkaan aysan jirin...

Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Muwaadin Soomaali ah ayaa habeenkii xalay ahaa lagu dilay Xaafad Ka Tirsan Magaalada Cape Town ee South Africa, sida ay xaqiijiyeen qaar kamid ahaa Dhallinyarada Soomaalida eetagay goobtii uu falka ka dhacay. Marxuumka ayaa waxaa magaciisa lagu soo koobay Xuseen, waxaana sida la sheegay toogtay koox burcad South Africa ah xilli uu watay Gaarigiisa.

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Feer feer

Wafdi wasiiro ka tirsan Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa gaaray deegaanka feer feer ee dhaca xadka Soomaaliya iyo itoobiya. Wafdiga waxaa qeyb-ka ah Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyle Cismaan Wasiirka dekedaha iyo Gadiidka Hirshabeelle, wasiir ku xigeenka wasaraada warbarashada, taliyaha ciidanka booliska Gobolka Hiiraan iyo xubno kale. Qeybaha kala duwan...

Warsheekh iyo Waaberi oo ku baratamay tartan aqooneedka Shabelle

Waxaa xalay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ku loolamay degmooyinka Warsheekh iyo Waaberi oo ka kala tirsan gobollada Shabeelaha Dhexe iyo Banaadir, kuwaas oo soo bandhigay tartan xiiso badan. Labada degmo oo ku wada jiray group-ka B ee wareega labaad ee tartanka ayaa soo bandhigay tartan qurux badan, waxaana ay guushu...

Madaxweyne Farmaajo oo farriin u diray shaqaalaha Soomaaliyeed

Maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed waxaan hambalyo qiimo badan u dirayaa dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed iyo qoysaskooda meel kasta oo ay joogaan. Shaqaalaha Soomaaliyeed waxaan uga mahad-celinaynaa sida maskax iyo muruqba ay u geliyeen dib u dhiska iyo horumarinta dalkeenna, laga soo bilaabo dadaalladii wax ku oolka ahaa iyo doorkii taariikhiga ahaa ee ay ku leeyihiin...

Ra’iisul wasaare Rooble oo Hambalyo u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa Hambalyo udiray Shaqaalaha Soomaaliyeed, maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed. Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed ayaa waxaa hambalyo u diray shaqaale weynaha Soomaaliyeed Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble isagoo uga mahadcelinayay howsha adag ee qiimaha badan ee ay qaranka ay u hayaan, Iyaga iyo qoysaskooda waxaa...

Wararkii ugu dambeeyey ee kulanka Golaha Shacabka Soomaaliya

Xildhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah kuna beegan 1-da bisha May yeelanaya kullan gaar ah oo uu Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo hortegayo Golaha. Ujeedka kullanka ayaa daaran Khudbad uu Madaxweynaha Dalka u jeedin doono golaha shacabka Baarlamaanka, taas oo uu kaga warbixin doono Xaaladda dalka iyo Arrimaha...

Somali forces launch an offensive against Al-Shabaab

The Special Forces of the Somali National Army (SNA), known as Danab, have conducted n a planned operation in Jilib-Marka, Lower Shabelle region this morning. The Danab command said the operation was set Al-Shabaab bases on fire and dislodged militants who were planning to carry out a car bomb explosion to harass civilians, according...

A security meeting held in Bosaso, Puntland

Bari Regional Police Commander Hussein Ali Mohamud said he has today chaired a security meeting in Bossaso. The conference which was attended by various police station commanders and security experts focused on ways to to strengthen Bari regional security. The police chiefs presented plans for security and how to accelerate ongoing...

Dowladda Kenya oo dib u dhigtay go’aanka ay ku xireyso xeryaha qaxootiga

Dowladda Kenya ayaa shaacisay inay dib u dhigtay xiritaankii xeryaha qaxootiga ee Dadaab iyo Kakuma ee ay ku jiraan qaxooti ka yimid Soomaaliya, Koonfurta Suudaan iyo waddamo kale. Go’aankan ayay ku dhowaaqday Kenya maanta kadib markii ay kulan yeesheen Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo Madaxa Hay’adda Qaxootiga Dunida UNHCR Filippo Grandi.

WARAR KALE

Talks to Free Egyptian Sailors Held by Somali Pirates Collapse Over Ransom Dispute

MOGADISHU — Negotiations aimed at securing the release of eight Egyptian sailors held hostage by Somali pirates have collapsed after the kidnappers withdrew from...

Aadan Madoobe oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxtinimada Koonfur Galbeed

BAYDHABO – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib codbixin ay sameeyeen...

Somalia’s Parliament Speaker Wins South West State Presidential Election

BAIDOA, Somalia — Somalia's House of the People Speaker, Aden Mohamed Nur Madobe, was elected president of South West State on Wednesday in a...