Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidamada Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyey gobolka Sh/ Hoose

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaan Danab ee dowladda Soomaaliya ayaa war ka soo saaray hawlgal qorshaysan oo ay saaka ka fuliyeen deegaanka Jilib-marka  ee gobolka Shabeelaha hoose. Taliska Danab ayaa shaaciyay in hawlgalkaas lagu gubay gaari qaraxyo siday kaas oo Al-shabaab doonayeen in ay hawlgalo ku fuliyaan islamarkaana ku dhibaateeyaan...

Degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag oo xalay bar-baro galay

Waxaa xalay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ku loolamay degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ee gobolka Banaadir, kuwaas oo soo bandhigay tartan xiiso badan. Labada degmo oo ku wada jiray group-ka A ee wareega labaad ee tartanka ayaa soo bandhigay tartan qurux badan, waxaana ay galeen bar-baro.

Sawirro: Golaha deegaanka degmada Waajid oo guddoomiye doortay

Gollaha Deegaanka Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa Guddoomiye u doortay Mudane Maxamed Macalin Yuusuf, halka Guddoomiye Ku-xigeena ay u doorteen Mudane Mukhtaar Maxamed Aw-dheere, kadib doorasho maanta ka dhacday degmadaas. Doorashada Guddoonka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa qaar kamid ah wasiirada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, sida wasiirrada Arrimaha Gudaha, Maaliyada, Amniga iyo Wasiiru...

Kenya tells U.N. it will shut two camps with 410,000 refugees by June 2022

Kenya said on Thursday it had told the United Nations it will shut by June 2022 two camps holding over 430,000 refugees who fled from wars in the east and Horn of Africa, adding it planned to repatriate some and give others residency. The interior ministry made the announcement on Twitter about five weeks...

Sawirro: Rooble oo kulan la yeeshay ganacsatada Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehliyaan Madaxweyneyaasha Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa la kulmay qaar ka mid ah ganacsatada gobolka Banaadir. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa kala hadlay ganacsatada in ay kaalintooda ka qaataan xoojinta xasiloonida caasimadda iyo caawinta dadkii ku barakacay rabshadihii dhacay.

Wadamada ay ciidamada ka jooga Soomaaliya oo shir yeeshay

Shir ay isugu yimaadeen Guddiga isku duwidda Wadamada Ciidamada ka jooga Soomaaliya ee howlgalka AMISOM oo isugu jiray labo heer sida Heer Taliyeyaasha Ciidamada iyo heer Danjirayaal ayaa looga hadlay xaaladda siyaasadeed iyo midda amni ee ka jirta Soomaaliya, gaar ahaan Muqdisho iyo sida AMISOM ka yeeleyso. War Murtiyeed ka soo baxay kulankan ayaa...

Shir looga hadlayey amniga guud oo lagu qabtay magaalada Boosaaso

Taliyaha qaybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Maanta shir guddoomiyay shirka Ciidanka Amniga Gobolka oo lagu qabtay magaalada Boosaaso. Shirka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Taliyaasha Saldhigyada Kala duwan iyo Khuburada Dhinaca Amniga ah Waxaana Diirada Lagu saaray Xoojinta Amniga Gobalka. kulankaan ayaa la iska wareystay Xaaladda Amniga...

Maxaa ka soo baxay kulankii RW Rooble iyo musharraxiinta mucaaradka?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay kulan la yeeshay Madaxweyneyaasha  Dowlad-goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle iyo Midowga Murashaxiinta. Kulanka waxaa looga hadlay in laga wada shaqeeyo amniga iyo xasilloonida caasimadda iyo in laga shaqeeyo sidii ay dalka uga dhici lahayd doorasho si waafaqsan heshiiskii 17-kii September. Wasiir...

Dayniile oo guul weyn ka gaartay dhiggeeda degmada Kaaraan

Waxaa xalay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ku loolamay degmooyinka Dayniile iyo Kaaraan ee gobolka Banaadir, kuwaas oo soo bandhigay tartan xiiso badan. Labada degmo oo ku wada jiray group-ka A ee wareega labaad ee tartanka ayaa soo bandhigay tartan qurux badan, waxaana ay guushu raacday tartamayaasha degmada Dayniile ee gobolka...

Axmed Madoobe oo war kasoo saaray geerida hanti dhowrihii Jubbaland

Madaxweynaha a Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa isagoo ku hadlaya Magaciisa, iyo kan Goleyaasha kala duwan ee maamulkaasi waxaa uu Shacabka Soomaaliyeed, Bulshada Jubaland, qaraabadii, qoyskii iyo Saxiibadii uu ka baxay uga Tacsiyeeyay Alle ha u Naxariistee Hanti dhowrahii guud ee Jubaland Marxuum Cabdicasiis sheekh Xuseen Dayib oo ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya oo...

WARAR KALE

Talks to Free Egyptian Sailors Held by Somali Pirates Collapse Over Ransom Dispute

MOGADISHU — Negotiations aimed at securing the release of eight Egyptian sailors held hostage by Somali pirates have collapsed after the kidnappers withdrew from...

Aadan Madoobe oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxtinimada Koonfur Galbeed

BAYDHABO – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib codbixin ay sameeyeen...

Somalia’s Parliament Speaker Wins South West State Presidential Election

BAIDOA, Somalia — Somalia's House of the People Speaker, Aden Mohamed Nur Madobe, was elected president of South West State on Wednesday in a...