Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxa AUSSOM Oo la Kulmay Safiirka Qatar Ee Soomaaliya

Muqdisho – Maanta magaalada Muqdisho, Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika iyo Madaxa AUSSOM, Amb. El Hadji Ibrahima Diene, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Qatar ee Soomaaliya, Mudane Dr. Abdullah bin Salem Al-Nuaimi.   Kulankan ayaa ujeeddadiisu ahayd xoojinta iskaashiga Midowga Afrika iyo Qatar ee ku aaddan hannaanka nabad iyo amni ee uu hoggaamiyo shacabka Soomaaliyeed. Amb. Diene ayaa bogaadiyay...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS Oo La Kulmay Madaxa Guddiga Ciidamada Midowga Yurub

Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Gaas Odowa Yusuf Raage, ayaa maanta kulan rasmi ah la yeeshay Madaxa Guddiga Ciidamada Midowga Yurub, Jeneraal Seán Clancy, oo booqasho shaqo ku jooga Soomaaliya.   Kulankan ayaa diiradda lagu saaray bogaadinta iyo xoojinta iskaashiga milateri ee u dhexeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Ciidamada Xoogga Dalka Oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Deegaanka Jabad-Godane Ee Gobolka Shabeellaha Dhexe

Shabeellaha Dhexe – Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku haynta deegaanka Jabad-Godane ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaddib howlgallo milatari oo culus oo halkaasi ka socday saacadihii lasoo dhaafay.   Howlgalkan, oo ahaa mid si qorsheysan loo fuliyay, ayaa lagu bartilmaameedsaday maleeshiyaad ka tirsan kooxda Khawaarijta oo muddo ku dhuumaaleysanayay dhulka howdka ah ee ku xeeran deegaanka...

Hantidhowrayaal Soomaaliyeed Oo Ankara Kaga Qaybgalaya Barnaamij Horumarineed Oo Ku Saabsan Hantidhowrka

Ankara – Hantidhowrayaal ka tirsan Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) ayaa magaalada Ankara, caasimadda dalka Turkiga, uga qaybgalaya barnaamij daraasad iyo horumarinta xirfadaha hantidhowrka, kaas oo ah iskaashi u dhexeeya Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS iyo Maxkamadda Hantidhowrka Turkiga. Barnaamijkan, oo socon doona muddo toddobaad ah, ayaa ujeeddadiisu tahay kor u qaadista aqoonta, xirfadaha iyo tayada howlaha...

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Dowladda Soomaaliya Oo Dekedda Muqdisho Ku Soo Dhaweeyay Wafdi Sare Oo Ka Socda Turkiga

Muqdisho – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdulqaadir, iyo Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameeriko), ayaa maanta Dekedda Weyn ee Muqdisho ku soo dhaweeyay wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka Gaadiidka iyo Kaabayaasha Jamhuuriyadda Turkiga, Mudane Durmuş Ünüvar, oo booqasho rasmi ah ku yimid caasimadda Muqdisho.   Wafdigan, oo ay...

Dowladda Federaalka Soomaaliya Oo Wada Wadatashiyo Ku Aaddan Kulan Ay Ku Dhawaaqday

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wada wadatashiyo ballaaran oo ku aaddan kulan qaran oo ay dhawaan ku dhawaaqday in uu ka dhici doono magaalada Muqdisho 1-da Febraayo 2026.   Wadatashiyadan ayaa qeyb ka ah diyaar-garowga gogol wada-hadal qaran oo u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, kaas oo looga golleeyahay in lagu lafa-guro arrimaha masiiriga ah ee dalka. Sida...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Madaxa FAO ee Soomaaliya

Baydhabo - Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Cunnada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay (FAO) ee Soomaaliya, Itan, iyo wafdi uu hoggaaminayay.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Dowladda Koonfur Galbeed iyo FAO, gaar ahaan horumarinta beeraha, sugnaanta cunnada, la-tacaalidda saameynta isbeddelka cimilada, iyo taageerada beeraleyda iyo dadka abaaruhu...

Somalia Returns Looted Aid Supplies to WFP, Pledges Stronger Oversight

MOGADISHU, Somalia — The Federal Government of Somalia has confirmed that all goods taken from a warehouse affecting port expansion activities have been returned to the World Food Programme (WFP), the agency said.   In a statement from the Ministry of Foreign Affairs, the government took responsibility for the incident and expressed regret over the disruption. Authorities also provided WFP with a larger,...

Midowga Yurub oo soo dhaweeyay go’aanka Mucaaradka ee Shirka Muqdisho

MUQDISHO — Isbahaysiga mucaaradka ee Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa oggolaaday in uu ka qeyb galo shir wadatashi qaran oo ay ku baaqday Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaddib martiqaad rasmi ah oo uga yimid xukuumadda, taas oo la filayo in ay furto waddo cusub oo wada-hadal siyaasadeed ah.   Shirka, oo lagu wado in 1-da Febraayo 2026 lagu qabto magaalada Muqdisho, ayaa ujeedkiisu...

Uganda to Pull Troops from Somalia After Nearly 20 Years, Raising Concerns Over Al-Shabaab Fight

KAMPALA, Uganda — Uganda has announced plans to withdraw its troops from Somalia after almost 20 years of participation in peacekeeping operations, a move expected to significantly impact the fight against the Islamist militant group Al-Shabaab.   In a brief statement posted on social media platform X, Uganda’s military chief, Gen. Wilson Mbasu Muhoozi, said the country’s military mission in Somalia “has...

WARAR KALE

Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka Oo Soo Gabagabeeyey Barnaamij Is-weydaarsi Aqooneed

NAIROBI – Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa soo gabagabeeyey barnaamij is-weydaarsi aqooneed oo socday muddo toddobaad ah, kaas oo ay...

Taliyaha NISA Oo Gaaray Dhuusamareeb Xilli La Filayo Doorashooyinka Qof iyo Codka Ah

DHUUSAMAREEB – Taliyaha Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Mahad Maxamed Salaad iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa hada gaaray Degmadda Dhuusamareeb ee Caasimadda...

Soomaaliya iyo Bangiga Horumarinta Islaamka Oo Saxiixay Qaab-dhismeedka Iskaashiga

BAKU, AZERBAIJAN – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, iyo Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islaamka (IsDB), Dr. Muhammad Al Jasser, ayaa maanta...