Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Maxkamadda ciidamada Puntland oo xukuntay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Maxkamadda Ciidamada Qalabka ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku ridday 8 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab. Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo Danbiyada culus ee Gobollada Mudug iyo Cayn oo xarunteeda Gaalkacyo, waxay xukuntay xubnahan oo la sheegay in ay Al-shabaab u qaabilsanaayeen dilalka qorshaysan islamarkaana qiraal ku ahaayeen...

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray Baydhabo + Sawirro

Magaalada Baydhabo ee  Xarunta ku meel gaar ka ah ee Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed, ayaa waxaa gaaray wafdi ay hoggamineyso Wasiirka Wasaaradda Gargarka iyo Maareynta musiibooyinka ee Xukuumadda fedaraalka Soomaaliya, Khadiijo Maxamed Diiriye. Wafdiga ayaa waxaa Garoonka Shaati Gaduud ee magalada Baydhabo kuso dhoweeyay  Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada, Agaasimaha Guud Madaxtooyada Dowlad Goboleedka...

Lafta Gareen oo guddoomiyey shirka golaha amniga K/Galbeed

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir gudoomiyey shirka golaha amniga dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo todobaadkan ay ka qeybgaleen taliyaha qeybta sedaxaad ciidanka Amisom sarakiil ka socday dowlada Ingiriiska iyo qeybaha kala duwan sarakiisha laamaha amniga Koonfur Galbeed. Shirka oo ahaa mid saacado qaatay ayaa inta uu socday waxaa...

DF oo kala dirtay guddiyadii doorashada ee heer federaal + Sawirro

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa xalay kulan la yeeshay madaxdii guddiyada Doorashooyinka heer federaal iyo heer dawlad goboleed iyo Guddiga Khilaafaadka. Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka ayaa uga mahadceliyay dedaalkii dheeraa ee ay muujiyeen muddadii 6-da bilood ahayd ee ay shaqaynayeen, taas oo ka dhigan in la kala diray xubnaha...

Golaha ammaanka ee QM oo ka shiray xaaladda Soomaaliya

Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku baaqay in dib loo soo nooleeyo wadahadalladii Afisyooni ee u dhexeeyay Dowladda Federalka Soomaaliya iyo maamul goboleeyada, kaddib shir ay warbixin uga dhageysteen wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan. Ma jirin bayaan guud oo ka soo baxay qolaha Ammaanka, maadaama shirkan ahaa...

Maxay ka wada-hadleen wasiir dibadeedyada Somalia & Tuniisiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa shalay gelinkii dambe oo Isniin ahayd, teleefoon kula xiriiray dhiggiisa Tuniisiya, Mudane Othman Jerandi, isagoo kala hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka iyo sare u qaadidda heerka iskaashiga labada dal ee walaalaha ah oo la gaarsiiyo dhinacyo kala duwan. Labada wasiir ayaa intii...

Tirada kiisaska Coronavirus ee Soomaaliya oo kordhay

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay dad hor leh oo laga Cudurka Covid-19, kuwaasi oo baaritaano Caafimaad lagu sameeyay, kadibna laga helay xanuunka. Warbixinta maalinlaha ah oo ay soo saartay Wasaaradda Caafimaadka ayey ku sheegtay in saacadihii lasoo dhaafay Cudurka laga baaray 1,671 qof, isla markaana laga helay 245 ruux oo kamid ah dadkaas.

Sawirro: Deeq raashin ah oo la gaarsiiyay qoysas ku nool Gaalkacyo

Maamulka dagmada Galkacyo ee dowlad gobaleedka Galmudug ayaa maanta deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah oo ku nool magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug. Deeqdaan oo ka timid hay’adda Boqar Salmaan ee boqartooyada Sucuudi Carabiya  isla markaana magaalada Gaalkacyo ay soo gaarsiiyeen masuuliyiin ka socatay ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC ayaa waxaa ka...

Somalia sees an upsurge in Covid-19 cases

The Somali Ministry of Health has announced new cases of Covid-19, which have been tested and diagnosed. A daily report from the Ministry of Health said that in the past few hours, 1,671 people have been diagnosed with the disease and 245 of them have tested positive. The Ministry of Health...

Somalia welcomes African Union’s help in solving crisis

Somalia said Monday that it would welcome the African Union taking a principal role in facilitating a process that would lead to dialogue between the government and other stakeholders in the country. "I welcome @_AfricanUnion to take a leading role in facilitating an election process in which every citizen elects their representatives through free...

WARAR KALE

Talks to Free Egyptian Sailors Held by Somali Pirates Collapse Over Ransom Dispute

MOGADISHU — Negotiations aimed at securing the release of eight Egyptian sailors held hostage by Somali pirates have collapsed after the kidnappers withdrew from...

Aadan Madoobe oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxtinimada Koonfur Galbeed

BAYDHABO – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib codbixin ay sameeyeen...

Somalia’s Parliament Speaker Wins South West State Presidential Election

BAIDOA, Somalia — Somalia's House of the People Speaker, Aden Mohamed Nur Madobe, was elected president of South West State on Wednesday in a...