Booliska HirShabelle oo gacanta ku dhigay nin bam ku tuuray fariisin ciidan
Ciidamada Booliska dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa gacanta ku dhigay nin xalay bam gacmeed ku tuuray fariisin ciidamada ammaanka ay ku leeyihiin Warshaddii hore Isnaay ee Sonkarta ee magaalada Jowhar.
Laamaha amniga ayaa sheegay in ay haataan wadaan baaritaano ku aadan shaqsigaasi oo lagu xiray saldhigga Booliska ee maagaaladaasi.
Qabashada ninkan ayaa...
Bargaan oo xalay guul ka gaartay degmada Boondheere ee gobolka Banaadir
Tartan aqooneedka faca weyn ee Shabelle waxaa xalay ku loolamay deegaanka Bargaan oo ka tirsan gobolka Galgaduud iyo degmada Boondheere ee gobolkan Banaadir.
Bargaan iyo Boondheere oo ku wada jiray group-ka C ee tartanka bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa waxa ay guushu raacday tartamayaasha deegaanka Bargaan.
Cali Cumar Cabdalle oo ka...
Sawirro: Howl-gallo ballaaran oo laga sameeyey magaalada Gaalkacyo
Howlgalkaan oo ay wadajir u fulinayaan Booliiska Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug iyo Puntland ayaa ujeedkiisu ahaa xaqiijinta amniga waxaa ay ciidamadu ka sameeyeen waqooyiga iyo Koonfurta Magaalada Gaalkacyo.
Howlgalkaan amniga lagu xaqiijiyay ee ciidanka ka sameeyeen xaafadaya waqooyiga iyo koonfurta Gaalkacyo ayaa waxaa hogaaminayay Taliye xigeenada Qeybta Booliiska Gobolka mudug ee Galmudug iyo Puntland...
Laamaha ammaanka Galmudug oo la faray xoojinta amniga + Sawirro
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa shir Guddomiyay shirkii Amniga Galmudug
Kulanka oo ay ka so qayb galeen Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga, Nabadsugidda, Booliska iyo AMISOM ayaa diiradda lagu saaray adkeynta Amniga guud ee deegaannada Galmudug
Inta u shirkaan socday Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug waxaa uu...
The Somali government says no plans underway against Sadak John
Somalia's security minister Hassan Hundubey Jimale says the government has no intentions of taking action against former Banadir regional police commander Sadaq John.
There were reports from anxious residents that tensions were heightened after Sadak John returned to the Shirkole neighbourhood in the Hodan district on Friday evening. There were also reports of troop...
UK woman says UAE denied her work visa due to Somali heritage
The United Arab Emirates (UAE) has reportedly refused to issue a work visa for a British woman allegedly due to her Somali heritage.
The woman, named Samia, took to Twitter yesterday to announce that a school in the UAE had initially offered her a position which she called her "dream come true." The human...
DF Soomaaliya oo shaacisay in dad loo soo qabtay dilka guddoomiyihii Xamarjajab
Taliska ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey dilkii xalay duleedka Muqdisho loogu geystay guddoomiyihii degmada Xamarjajab Marxuum Maxamed Cabdi Xayle.
Qoraal ka soo baxay taliska Booliska ayaa waxaa lagu sheegay in gacanta lagu soo dhigay dad lagu tuhmayo inay ka dambeeyeen dilka guddoomiyaha.
Sidoo kale warkana ayaa...
Madaxweybe Farmaajo oo la kulmay wakiilada beesha caalamka
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay wakiilada beesha caalamka ee fadhigooda yahay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Kulankan oo ahaa mid aan horey loo sii shaacin ayaa waxaa looga hadlay xaaladda cakiran ee dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka dalka.
"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
Duqa Muqdisho oo la kulmay Midowga Dugsiyada Waxbarashada G/Banaadir
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), ayaa Maanta Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay Xubno ka socday Midowga Dugsiyada Waxbarashada Gobolka Banaadir.
Kulankan dhex maray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Midowga Dugsiyada Waxbarashada Gobolka Banaadir, ayaa loga hadalay sara u qaadida tayada Waxbarasho ee dalka...
Wasiir Xundubey oo si adag uga hadlay xaaladda ammaan ee Muqdisho
Wasiirka Amniga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Xasan Xundubeey Jimcaale oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in xilligaan aan loo baahneyn dagaal sokeeye oo ka dhaca dalka, kaasi oo shacabka u horseeda burbur iyo barakac hor leh.
Wasiirka ayaa xusay In aysan jirin qorshe dagaal oo dowladda ay dooneyso in ay ku qaado cid...











