Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Taliye Odowaa oo hambalyo udiray ciidanka xoogga dalka

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeyo guuto Odawaa Yuusuf Raage ayaa Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeyay Sanadguurooda 61-aad oo ku beegan Maalinta Beri ah 12 April 1960-kii Taliyaha Ciidanka Xooga dalka ayaa guud ahaan Ciidanka Xoogga dalka ugu hambalyeey munaasabada qiimaha badan ee aas aaska oo sanada jirsaday 61-sano . General Odowaa...

Sawirro: Isku aadka tartan aqooneedka Shabelle oo la sameeyey

Shabakadda warbaahinta Shabelle ayaa qabaneysa barnaamijka sanadlaha ah ee tartan aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadaan, kaas oo ay ka qeyb-galayaan illaa 20 degmo oo ka kala tirsan gobolka Banaadir iyo qaar ka mid ah gobollada dalka. Munaasabad loogu qori tuurayey degmooyinka sanadkan ka qeyb-galaya tartanka ayaa lagu qabtay xarunta dhexe ee Shabelle, iyadoo ay...

Ra’iisul wasaare Rooble oo isku bedelay qaar ka mid ah Golihiisa Wasiiradda

Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane Maxamed Xuseen Rooble  ayaa isku shaandheyn kooban ku sameeyey qaar kamid ah golaha wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya. Wasiiradda la isku bedelay ayaa kala ah Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Duraan Axmed Faarax oo loo magacaabay  Wasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada iyo Maxamed C/llahi Salaad Oomaar oo loo...

Dowladda Shiinaha oo Soomaaliya soo gaarsiisay talaalka Covid-19

Wasiirka Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dr. Fawziya Abiikar Nur ayaa Maanta Tallaalka SINOVAC oo ka mid ah Talaalada ka hortaga Caabuqa Covid-19 ka guddoontay Safiirka Dowladda Shiina u fadhiya Soomaaliya Qin Jian. Tallaalka ayaa laga soo dejiyay Garoonka Diyaaradaha ee Aden Cabdulle Cismaan waxaaana Munaasabdda lawareegidda Talaalka goob Joog ka ahaa Wasiiradda Caafimaadka...

UN Migration Agency and NUSOJ launch COVID-19 reporting handbook for Somali journalists

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) and the International Organisation of Migration (IOM) have today launched a COVID-19 Reporting Handbook, a quick reference guide designed to help journalists to strike a balance between staying safe and maintaining professionalism, while covering the COVID-19 pandemic. Developed by NUSOJ with the support of the IOM and...

XFS oo sheegay in maxaabiis loo haysto burcad badeednimo lagu soo wareejiyey

Maxaabiis ku xirnaa magaalada Garoowe una xirnaa arrimo la xiriiro burcad badeednimo ayaa maanta lagu soo wareejiyey Wasaaradda Cadaaladda ee XFS. Wasiirka Cadaaladda ayaa sheegay in Maxaabiistaan loo soo wareejinayo si loogu soo dhaweeyo deegaanada ay eheladooda ku nool yihiin ayadoo ujeedku yahay in ehelada u fududaato booqashada Maxaabiista. Wasiirka ayaa...

Hoggaamiyeyaasha Soomaalida iyo Canfarta oo heshiis gaaray

Waxaa magaalada Adis-ababa ee caasimadda dalka Itoobiya lagu soo gabagabeyay wadahadal u dhaxeeyay madaxweynayaasha dowlad deegaannada Soomaalida iyo Canfarta kaasi oo xal loogu raadinayo dagaallo maalmihii la soo dhaafay labada qoomiyadood ku dhaxmaray qaybo ka mid ah gobalka Siti. Heshiiska waxaa qalinka ku duugay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar iyo Madaxweynaha Dowlad...

Wiil Soomaali ah oo xalay lagu dilay wadanka Koonfur Afrilka

 Wararka laga helayo dalka Koonfur Afrika gaar ahaan magaalada Cape Town ayaa sheegaya in rag hubeysan toogasho ku dileen muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa ganacsatada ku dhaqan magaaladaasi. Toogashadan ayaa ka dhacday xaafadda lagu magacaabo  Elsies River iyadoo muwaadinka la toogtayna magaciisa lagu soo kooban Ilyaas. Gaari uu watay oo...

Shiinaha oo Soomaaliya ugu deeqay Tallaal labaad ee cudurka Covid-19

Dowladda aan walaalaha nahay ee China ayaa maanta oo axad ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ku wareejin doonta 200.000 oo talaalka COVID19 ee loo yaqaano Sinopharm Vaccine, oo ay dowladda China soo saartay. Bishan aynu ku jirno 7-dii ayay ahayd markii Danjiraha Soomaaliya ee dalka Shiinahu uu saxiixay heshiis Talaal covid-19 lagu gaynayo Dalka Soomaaliya.

Shir dib u heshiisiin ah oo ka furmay magaalada Dhuusamareeb

Maasuuliyiin  ka tirsan Galmudug ayaa ka qayb galey daah-furka Mashruuca Daryeel, qaybtiisa dib u heshiisiinta Deegaanada Galmudug,Mashruucan ayaa  noqonaya mid fududeynaya isku keenida bulshada Galmudug. Wasaaradda Arimaha Guddaha Galmudug ayaa  si rasmi ah uga daah furtay  magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Maamulka,asiir dowladaha. Wasiirka wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac (Waayeel)...

WARAR KALE

Booliiska Banaadir oo Shaaciyay Qorshe Hub-Ururin ah oo laga Fuliyo Xaafadihii Lagu Dagaallamay

Muqdisho – Taliska Qeybta Guud ee Booliiska Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in ciidamada ammaanka ay wadaan howlgal lagu ururinayo hub sharci-darro ah oo lagu...

Qaramada Midoobay oo sheegtay inay 13 qof ay ku dhinteen dagaaladii ka dhacay Muqdisho

Muqdisho – Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ayaa sheegtay in iska horimaadyo hubaysan oo xooggan oo fiidnimadii 3-da Juun 2026 ka qarxay...

Former Somali President Meets Turkish Intelligence Official Amid Election Dispute

MOGADISHU, Somalia — Former Somali president Sharif Sheikh Ahmed held talks at his residence with Turkish deputy intelligence chief Ahmet Cemalettin Çelik, amid efforts...