Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Faah faahino ka soo baxaya dilka guddoomiyihii Xamarjajab

Guddoomiyihii Degmadda Xamarjajab, Maxamed Cabdi Xayle ayaa lagu dilay Weerar gaadmo ah, xilli uu sii galayay Gurigiisa oo ku yaalay Deegaanka Sarkuusta. Afhayeenka ciidanka Booliska, Sadiiq Doodishe ayaa u xaqiijiyay Warbaahinta dilka Gudoomiyaha, waxaana dilay Koox Bastoolado ku hubaysan oo watay Mooto Bajaaj. Wararka ayaa sheegaya in raggii ka dambeeyey falkaasi...

Daawo: Wareysiga madaxweynaha JF Soomaaliya uu siiyey Shabelle

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa wareysi gaar ah oo soconayey saacad ka badan siiyey telefishinka caalamiga ah ee Shabelle, isaga oo uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka. Wareysigan oo dhinacyo badan taabanayey ayaa madaxweynaha waxa uu kaga hadlay xaaladda cakiran ee dalka, arrimaha doorashooyinka iyo sidoo kale fashilka ku yimid wada-hadalladii...

Maamulka Gaalkacyo oo raashin u qeybiyay qoysas qaba baahiyo gaar ah

Deeqdaan oo loogu tala galay in ay afur ka dhigtaan ayaa waxaa maamulka Degmada Gaalkacyo ee Galmudug uu maanta gaarsiiyay ilaa 70 qoys oo ka mida dadka qaba baahiyaha gaarka ah  kuwooda ugu liita ee ku nool magaalada gaalkacyo. Deeqdaan oo lagu qeybiyay xarunta Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo ayaa intii ay socatay...

Puntland oo baaq nabadeed kasoo saartay colaadka ka taagan gobolka Sool

Maamulka Puntland ayaa baaq nabadeed ka soo saaray, colaad beeleed ka taagan degaanka Dhabar-dalool oo ka tirsan Gobolka Sool ee waqooyiga Soomaaliya. Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan, ayaa qoraal uu soo saaray ku baaqay in shuruud la’aan lagu joojiyo colaadda ka aloosan Dhabar-dalool, islamarkaana labada dhinac ay nabadda ka shaqeeyaan.

Waa kuma Safiirka cusub ee Mareykanka u soo magacaabay Soomaaliya?

Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden, ayaa safiir cusub u soo magacaabay Soomaaliya, waxaana la badalay Donald Yamamoto oo Soomaaliya ka howlgalayay tan iyo bishii July, 2018 oo madaxweynihii hore, Donald Trump u soo magacaabay. Safiirka cusub, wuxuu Mareykanka u qaabilsanaa dalka Jabuuti. Larry Edward André, Jr ayaa Jabuuti loo diray horraantii sannadkii 2017-kii.

Sawirro: Ciidamada Xoogga iyo AMISOM oo kawada hadlay xoojinta ammaanka

Shir labo maalmood uga socdey Taliska Ciidanka AMISOM iyo Taliska Ciidanka Xooga Dalka ayaa la isku afgartey oo ku soo gabagaboobey in taliska Ciidamada xoogga dalka  ayaa looga hadlay sidii loo xoojin lahaa wadashaqeynta ka dhaxeysa ciidanka xoogga dalka iyo Amisom . Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Odowaa Yuusuf Raage ayaa ku booriyay waxyaabaha kasoo...

AU, Somalia agree on security strategies

Senior leaders of the African Union Mission in Somalia (AMISOM) and the Somali National Army (SNA) have agreed on strategies for Somali security forces to take a lead role in future security operations, the AMISOM said Friday. The months ahead will be crucial in the implementation of the decisions reached at a two-day meeting...

Somalia condemns ‘threats’ from foreign allies

Somalia is accusing some of its foreign backers of undermining its sovereignty after the embattled government was threatened with sanctions over a decision to extend the president’s mandate by two years. Key foreign allies and financial supporters have rebuked the decision in strong terms, saying the mandate extension threatens peace and stability in Somalia...

Soomaaliya & Turkiga oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah + Sawirro

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Mehmet Yilmaz ayaa ka wada hadlay arrimo ay kamid yihiin dib u habeynta hanaanka maamul maaliyadeed ee dalka iyo sidii Turkiga u taageeri lahaa qorshahaas. Wasiirka ayaa maanta danjiraha ku soo dhaweeyay xarunta wasaaradda maaliyadda dalka, Turkiga waxaa uu yahay dal si...

Somalia rolls out Sinopharm vaccines to boost fight against COVID-19

Somalia's health ministry on Wednesday rolled out doses of Sinopharm vaccine donated by China to boost the war against COVID-19 pandemic in the Horn of African nation. The country's deputy minister of health Ahmed Hussein received his first dose of the Sinopharm vaccine during the launch of the exercise in Mogadishu.

WARAR KALE

Somali PM Hails Referee Omar Artan as Symbol of Hope After World Cup Setback

MOGADISHU, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Wednesday paid tribute to internationally recognized referee Omar Artan, saying the official's dream of...

Garsoore Cumar Cartan oo Muqdisho Dib ugu Soo Laabtay, Looguna Sameeyay Soo Dhaweyn Heer...

Muqdisho – Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii loo diiday inuu galo dalka...

Safaaradda Soomaaliya ee Qatar oo Ka Qayb Gashay Xuska Maalinta Afrika ee Dooxa

DOOXA – Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Dooxa ayaa ka qayb gashay munaasabadda xuska Maalinta Afrika, taas oo ay soo qabanqaabiyeen Kooxda Safiirrada...