Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Rooble oo war kasoo saaray dhacdadii garoonka Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in aan marnaba la aqbali karin dhacdadii foosha xumeyd ee ka dhacday garoonka diyaaradaha  Aadan Cadde. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa faray Wasaaradda Amniga iyo Hay’adaha kale ee ay khuseyso in ay baaritaan deg deg ah ku sameeyaan falkaas si dhaqso ahna sharciga loo...

Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Wararka laga helayo wadanka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay muwaadin Soomaali ah oo sidoo kale ka mid ah ganacsatada ku dhaqan gudaha dalkaasi lagu dilay duleedka magaalada Cape Town. Marxuumka oo lagu magacaabi jiray, Maxamed Cabdullahi Gacaney ayaa dilkiisu waxa uu ka dhacay tuulada Khayelitsha oo ka tirsan magaalada Cape...

Aqriso: Madaxweynaha Puntland oo magacaabis sameeyey

Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.16 oo uu ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Sool. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad. Markuu arkay: Aqoontiisa iyo waayo-aragnimdiisa shaqo. Markuu Tixgeliyey: Talo soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka...

Degmada Xamar Jajab oo loo magacaabay guddoomiye cusub

Wareegto ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha gobolka Banaadir mudane Cumar Maxamed Maxamuud ayaa Mucaawiye Axmed Muudey, loogu magacaabay guddoomiyaha cusub ee degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir. Mucaawiye ayaa bedelay guddoomiyihii degmadaas, Allah u naxariistee, Maxamed Cabdi Axmed oo la dilay 17 bishan Abril ee sanadkan 2021-ka. Guddoomiyaha cusub ayaa ah...

Deeq la gaarsiiyay haween danyar ah oo isugu jira naafo iyo dad da’ ah

Hay’ada Hormuud Salaam Foundation ayaa deeq lacageed waxa ay gaarsiisay Haween dan yar ah iyo kuwa baahiyaha gaarka qaba oo ay ku jiraan rag waayeela ah iyadoo lacagahaasi Hay’adu ugu talagashay in ay ukaashadaan afurka maadaama lagu jiro bisha barakeysan ee ramadaan. Dadka danta yar ayaa lagasoo kala aruuriyay 17-ka degmo ee gobolka banaadir...

Shangaani oo xalay guul ka gaartay dhiggeeda Marko

Degmooyinka Shangaani iyo Marko oo ka kala tirsan gobollada Banaadir iyo Sh/Hoose ayaa xalay ku loolamay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle, iyaga oo soo bandhigay tartan aad u xiiso badan. Labada degmo oo ku wada jiray group-ka E ayaa waxa ay guushu raacday tartamayaasha degmada Shangaani ee gobolka Banaadir.

Koox hubeysan oo dhaqtar caan ahaa ku dishay Muqdisho

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa toogasho goordhow degmada Hodan loogu geystay Allaha u naxariistee Dr Xasan Cismaan Ciise (Buurane) oo ka mid ahaa dhaqaatiirta caanka ah ee Soomaaliyeed. Ilo deegaanka ah ayaa Shabelle u sheegay in dhaqtarka oo hor-fadhiyey guri uu leeyahay oo uu dhisme ka socday ay ku dileen rag...

Midowga Afrika oo maanta ka shiraya arrimaha Soomaaliya

Golaha Amniga iyo Nabadda ee Midowga Afrika ayaa maanta shir ka yeelanaya xaaladda siyaasadeed ee dalka ka dib codsigii madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ee ahaa in ay fududeeyaan hanaanka doorashada si muwaadiniinta u doortaan wakiiladooda siyaasadeed. Madaxweyne Farmaajo, ayaa dhowaan tagay dalka Kongo halkaas oo uu kula kulmay dhigiisa dalkaas Felix...

Madaxweynaha DF oo tacsi u diray shacabka iyo dawladda Chad

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaliya, Mudane Maxamed Cabdallaahi Farmaajo, ayaa kaga tacsiyeeyay shacabka iyo dawladda dalka Chad, geeridii Madaxweyne  Idriss Deby, oo u dhintay Talaadadii shalay dhaawac kasoo gaaray iska hor imaad hubeysan oo dhex maray Ciidanka dalkaas iyo kooxa hubaysan oo ka soo horjeeda. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa yiri: “Aniga oo ku hadlaya magacayga iyo...

Al-Shabaab militants sentenced to death

The military court in Somalia's Puntland has sentenced eight Al-Shabaab members to death. The Court Martial and Serious Crimes in Mudug and Cayn regions, based in Galkayo, sentenced the members to life in prison and some to death for plotting to assassinate al-Shabaab members and confessing to their crimes. The names...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...